KU SOO DHAWOOW BARIISLE
Asalaamu calaykum wr wb
ku soo dhawoow bariisle ka dhiibo fikirkaaga adiga oo Adegsanaya Cilmi iyo maskax caafimaad qabta waxaad noogu soo diri kartaa ciwanka oo ah sidan E-mail: bariisle@gmail.com waad Mahadsantahay
Related posts:
- KU SOO DHAWOOW 2010 IYO BARIISLE
- WAA WALI
- Hanbalyo Bariisle Waxaa Timid Ayaantii Alle Aan ka sugayey!
- Mr.Idiris Rashiid (Talaabacade)Tafatiraha Guud Ee websitka Bariisle.com Oo Hanbaylo U diraya Duqa Cusub ee Magalada Jig-jiga Eng.Guuleed Dheeg
Short URL: http://www.bariisle.com/?p=56

















ASC, Dhamaan soo booqdayaasha webkan cosob ee lamagacbaxay Bariisle.com , waxaan idiinku hanbalyayanaynaa dhamaantiinba in aanu, idiin Diyaarin doono, maqaalo farabadan, ku waas oo aan aad ugu raja waynahay in ay noqondoonaan qaar aad ka heli doontaan , Tusaale ahaan , Maqaalo kusaabsan , Arimaha Bolshada, Islamka , iyo Qoyska, Waxaano insha alaah kadhigi doonaa webkan mid kaduwan Websiteyada Kale,
Hadii aad wax fikrad ah u haysatid webkan, Fadlan la xidhiidh, Maamulka Bariisle.com adiga oo istimaalaya emailkan hoosku qoran
Email basiisle@gmail.com
mahadsanid
Idris Talaabacade
Social Services At Conestoga University College Canada