Bariisle:Sunday 31 January2010(Muqdisho) Duqeymo aad u culus ayaa Maqribnimadii Caawa waxaa loo geystay xaafado katirsan degmada Hiliwaa ee gobolka Banaadir iyadoona duqeyntaasi ay sababtay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad rayid ah. Madaafiicdan oo aad u xooganaa ayaa mar kaliya gabaldhicii maanta waxaa lagu garaacay xaafadaha Buulo bareey, Ceelturcaaye iyo xaafada Godey oo dhamaantood katirsan [...]
Jan 31 2010 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle: Sunday 31 January 2010(Addis ababa) Madaxweynaha wadanka Kenya ayaa sheegtay in rashadaha iyo dagaalada ka jira dalka Soomaaliya ay Qatar ku yihiin xaaladdaha amaank ee wadanka Kenya. Madaxweynha wadanka Kenya Mwai Kibaki oo haatan ku sugan Magaalada Addis Abba ee xarunta wadanka Ethiopia ayaa sheegay in dhibaatooyinka isugu jira dagaalada iyo abaaraha ka jira [...]
Jan 31 2010 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle:Saturday 30 January 2010(Muqdisho) Mudanayaal ka tirsan Barlamanka KMG ee Soomaaliya oo kulan Maanta ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa ku eedeeyay dowladda KMG in sanadkii tagay aysan Waxba ka qaban Xaaladda Soomaaliya. In ka badan 30 xildhibaan oo ka tirsan Mudanayaasha Barlamanka KMG ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay [...]
Jan 30 2010 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle:Firday 29 January 2010(Addis ababa) Ra’isul wasaaraha Ethiopia iyo xoghayaha arimaha dibadda ee wadanka Denmark oo booqasho rasmi ah ku tagay magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Ethiopia ayaa waxa ay ka wadahadleen xiriirka labada dal iyo xaaladaha wadanka Soomaaliya. Labada Mas’uul waa Ra’isul wasaaraha Ethiopia Melez Zenawi iyo xoghayaha arimaha dibadda wadanka Denmark oo [...]
Jan 29 2010 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle: Thusday 28 January 2010(Jibouti) Wasiirka arimaha dibadda ee Jamhuuriyadda Jabuuti Max’uud Cali Yuusuf ayaa wakaaladda wararka Reuters u sheegay in dalkiisa ay ka go’antahay in Soomaaliya ay u soo diraan 450 askari oo reer Jabuuti ah bisha soo socota si ay ay qeyb uga noqdaan ciidamada Midowga Africa ee AMISOM ee jooga gudaha wadanka [...]
Jan 28 2010 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle: Thusday 28 January2010(Hargeisa) marka hore waxaan salaamayaa dhamaan umada muslim ka ah meel kasta oo ay joogaaan intaa ka dib waxaa halkan hambalyo ka dirayaa qoyska ree ismail maxud mumin 1. aabo ismail maxud mumin 2.hooyo maryan guhaad ibraahin 3.fadumo cabdi xuseen 4.haybe ismail maxud 5.axmed ismail maxud 6.nuura ismail maxud 7.liibaan [...]
Jan 28 2010 | Posted in Uncategorized |
Read More »
Waa maqaal si xidhiidh ah ugu soo baxa wargayska Jamhuuriya oo ku saabsan xaquuqda ula sinaanta iyo ka qaybgalka horumarka iyo siyaasadda dalka ee beelaha la hayb sooco, waxaa soo diyaariyey Ururka Codka Haweenka beelaha la hayb sooco ee VOSOMWO waxaana maalgelinta ka taageeray NED. Bariisle:Thursday 28 January 2010(Hargeisa)Ururka Codka haweenka dadka Laga tirada [...]
Jan 28 2010 | Posted in
AR.BULSHADA |
Read More »
Bariisle:Monday 25 january 2010(Muqdisho) Qarax xoogan ayaa Caawa waxa uu ka dhacay xarunta ugu weyn ee Ciidmada AMISOM ay ka degenyihiin magaalada Muqdisho iyadoona qaraxaasi uu sababay qasaarooyin kala duwan. Qaraxani oo ahaa mid aad u xoogan ayaa waxaa uu ka dhacay Caawa xarunta Xalane oo ah Fariisinka ugu weyn Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM. [...]
Jan 25 2010 | Posted in
WARAR |
Read More »