Abaabulaka Daryeelka Maxaad (Bare) Maxamed
WAXAAN KU BILAABAYAA MAGACA ALLAAH. ANIGOO KA TIXRAACAYAA KITAABKA QURAANKA AH KUNA DAYANAYA na Nabigeeni suu banaa scw.
Maanta oo ay Taariikhdu tahay 01/01/2010 sanadka cusub. wadan Norwey waxaa shir ku yeeshay Odeyaal dhaqameedyo, wax-garad iyo dhalinyaro ka soo jeeda Beesha Maxaad (bare) Mohamed.
Waxay ku falanqeeyeen arin mudo badan hadal heyteedu warbaahinta ku jirtey . shirkan oo ey ciwaan uga dhigeen {Abaabulaka Daryeelka Maxaad (Bare) Maxamed}
Arinkaan oo caawa gundhigiisu yahay inaan is tusno meeshu marin haboygu naga haysto. Magacaas kor ku xusan wuxuu tilmaamayaa abtirsinta runta ah ay beeshaasi leedahay. Waxanay daadufaynaysaa qaladka loogu tagri falay magaca naa-naaysta ah ee Maxaad (Bare). Waxaanay taabo galinaysaa abtirsiinta dhabta ah oo ah maxaad Maxamed. Hadaba dadka ku dhaata Maxaad (Bare) inay yihiin Madhibaan kana yihiin maxaad maxamed. Barre bartuna tahay naanays. Hadaba waxaan ka, codsanyanaa beesha maxaad maxamed inay ku kalsoonaadaan abtirsiintooda kuna dhaataan. Se kii diidow (hangaraarac lug uma dhutiyo). Maxaad maxamed qof qoys iyo qolo ka tagta uma dhutinaayo. Ninka wuxuu yahay diida naftiisu dulmay.
- Caaqil : Ali yaabarag warsame
- Mohamed Muse xayir
- Ahmed Mustafe Aw-calisiraad
- Yuusuf Muse xayir
- Mustafe Mohamed salaiben
- Mohamed saleiban Tubeec
- Hussein Mustafe
- Ayaanle mustafe
- Iskandar
E-mail: awcalisirad_04@hotmail.com
Related posts:
- Bayaan Ay soo saareen Beesha Maxaad barre Mohamed
- GUDOOMIYIHII QURBA JOOGTA BEESHA REER SHEEKH MUSE DHARIYE (MARXUUN-AXMED MAXAMED DHINBIIL))oo ku geeriyoodey magaalada Doha,qadar
- JAALIYADA GABOOYAHA CANADA OO TACSI U DIRAYA QOYSKI-GUDOOMIYIHI QURBA JOOGTA MUSE DHARIYE(MARXUUN-AXMEDNUR MAXAMED-DHINBIIL).
- Inankayga Maxamed Dhaxalkayga wax kumalaha iyo Boqorkii Aabahii waayey.
- Maxaad Ka Taqaanaa Bashiir Shiil?{Sheikh Hassan Kaafi}
Short URL: http://www.bariisle.com/?p=151













