Bayaan Ay soo saareen Beesha Maxaad barre Mohamed
BARIISLE : 04 January 2010 (Burco)
Anagoo ah salaadiinta cuqaasha culumada waxgaradka aqoonyahanada dhalinyarada haweenka ee beesha maxaad barre waxay soo saareen bayaan kan sidan u dhigan :
inay joojiyaan afraada ka mid ah beesha maxaad barre eek u sugan dalka gudihiisaq iyo dibeddaba arimaha ay ku hawlan yihiin ama ay wadaan oo ah inay sheeganayaan qabaail ayna isir ahaan kazoo jeedin iyagoo ah reer maxaad barre oo ma dhibaan ah ayaad waxaad sheeganaysaan kuul carre habaryoonis .
sidaa daraadeed waxaan ugu baaqaynaa inay faraha kala baxaan oo ay joojiyaan mashruuca kuul carre oo ay iimaan sadaan halkay kazoo jeedaan .
2. arintan waxay nagu keentay beel ahaan burbur iyo muran iyo khilaaf khaasatan qurba joogta waxaana lumay yoolkii umadeed ama horumarkii beesha maxaad barre.
Sidaa daraadeed waxaan usoo jeedinaynaa mar labaad inay usoo jeestaan beelahooda daayacan ee ay aafaysay waxbarasho la’aan barakaca, dhaqaalo xumada caafimaad darada, markay abaaruhu ku dhacaan gurmad la’aanta inta aad ku hawlantihiin wax mustaqbalkiina iyo fiyuujarkiina u daran diin ahaan xaaraan ah in umadu sheegato cid ayna hayb kasoo jeedin.
in talada iyo go.aanka umadeed uu yaalo dalka gudihiisa oon laga talinin dalka dibadiisa waxaanu nahay soomaali, soomaalida dhaqankeeduna waa in looga taliyo dalka gudihiisa dadku waxay doorteen umad maamusha arimahooda iyo danahooda.waa in lasameeyaa ixtiraam oo looga danbeeyaa talada umadda oon qof kastaa intuu meel istaago aanuu sheegan wixii la haboon si umada magaceeda iyo maamuuskeeda u taagnaado shaqsigii kalimadiisa u sheegta ciduu doono ha ku koobnaato isaga. Oo qudha yaanuu odhan magaca reerka oo dhan .
waa in la abaabulaa shir balaadhan oo ay yeeshaan beesha maxaad barre oo ka kooban magaalooyinka miyiga iyo dalka dibadiisaba oo lagu qabto meesha ugu haboon ee somaliland ama somaliya ah si loo hagaajiyo hananka umadeed loona mideeyo taladooda
habaryoonis way ku mahadsanyihiin bayaankay soo saareen ee ugu danbeeyay ee ahaa beesha maxaad barre waa beel kamid ah beelaha soomaaliya degga,
mana jiro wax layidhaahdo mashruuc kuul carro habaryoonisna kama raali ah mashruucaas ,
inta ku hawlan ee kamud ah habyoonis waxan leenahay ilaahay ka cabsadoo faraha nagala baxa oo ixtiraama ummada oo ka daaya faragelinta khaasatan kuwa jooga dalka dibadiisa iyo gudahiisaba oo yaan la dhagaysanin afraada kamidka ah beesha maxaad barre ee doonaysa in ay ka xuubsiibto isirkoodii . wax kastaba ha uga jeedaana waxa laga yaaba in ay yimaadaan labo ama sadax qof oo sheeganaaya kuul care hana maxaad bare madhibaan waxaanu ku boorinaynaa habaryoonis dadkaas inaanay dhagaysan waxana dabada ka wada amah or kacaaya rag ka tirsan beesha habaryoonis si aynaan u iman isku dhac ama wax aan lagu farxin waa in la iska fogeeyaa wa bilaahi tawfiif
saxeexa suldaanka beesha madhibaan
suldaan daakir xasan. khaliif
Bayaankan waxaa soo saaray odayaasha hoos ku saxeexan
Saxeexa sildaan daakir xasan suldaanka beesha ma dhibaan.
1) Jeef caaqil maxamed xasan caraale
2) Jeef caaqil ismaaciil c/ aamusane
3) Jeef caaqil haybe cali jabane
4) Caaqil maxamed faarax hawaysane
5) Samadoon c/laahi mataan kooshin
6) Samadoon maxamuud fayax
7) Samadoon cabdi jaamac jaamac qambi
8) Samadoon maxamed warsame xagaa
9) Oday c/casiis salad ciise
10) Oday ismaaciil maxamuud xasan
11) Oday cawil axmed cabdi
12) Oday camar taraar
13) Oday maxamed cabdi dhikil
14) Sheikh kayse axmed cabdi warsame
15) Sheikh cabdi khaddar axmed
16) Aqoonyahan c/qani ismaaciil mire
17) Sheikh c/laahu saalax ducaale
18) Oday cabdi bayliye
19) Oday cali cabdi aamusane
20) Yuusud qaaciye
21) Oday cabdirashiid cilmi qambi
22) Oday c/laahi cali xiiray
23) Oday xirsi mataan
24) Oday khaddar ismaaciil
25) Cabdi madoobe maxamuud xasan
26) Maxamed caraabo dheer
27) c/qani salad ciise
28) maxamed haybe cali
29) afhayeenka beesha. Maxamed cali kolan
30) oday cabdi indho yare
31) oday xasan dadaal
32) oday jaamac axmed
33) oday cali yuusuf cali
34) mursal xasan dadaal
35) jaamac maxamed warsame
36) cabdi barre maxamed
37) Mahad axmed
38) Saleebaan xuseen aadan
39) Jaamac cali warsame
40) Mursal sahal faarax
41) Jaamac cali diiriye
42) Sheikh maxamed dhogar xaax
43) Maxamed xasan (caydaf)
44) c/kariin jaamac faarax
45) cawil jaamac qanbi
46) khaddar c/laahi saalax
47) oday cabdi fayax mataan
48) cali maxamed
49) jaamac cali yuusuf
50) mahdi maxamed xuseen
51) burci tanmiraad
52) mustafe xasan khaliif
53) naasir xasan khaliif
54) xuseen cali cawil
55) mataan xuseen cige
56) saleebaan iid cali
57) c/laahi muuse cali
58) oday caydiid faarax badeexe
59) maxamed caydiid faarax
60) maxamed jaamac qanbi
61) khaddar salad ciise
62) oday cismaan warsame
Mursal qoofal
Sh maxamed mursal
Saleebaan faarax galaydh
Cabdi cali diiriye
Guray ducaale turtur
Xaliye faarax
Maxamed faarax
Xeef maxamed shagaxle
Faarax geedi
Jafal maxamed
Cabdi jeedi
Mataan galaydh
Related posts:
- Dhmmaaan xubnahaas akadamiga oo dhami waxay tacsi tiiraan yaleh u dirayaan dhmmaan eheladii iyo qaraabadii ay ka baxday marxuumad BASRA BARRE CALI
- Abaabulaka Daryeelka Maxaad (Bare) Maxamed
- GUDOOMIYIHII QURBA JOOGTA BEESHA REER SHEEKH MUSE DHARIYE (MARXUUN-AXMED MAXAMED DHINBIIL))oo ku geeriyoodey magaalada Doha,qadar
- Qurba Joogta Shacabka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya Ee Ku Nool Waqooyiga America,Canada iyo Australia Oo Hanbalyo U dira Maayirka Magalada Jig-jiga Eng.Guuleed Dheeg Mohamed
- Jaaliyadda Beesha Reer Aw Xasan Ee Dalka Jarmalka Oo Doortay Gudoomiye Iyo Gudoomiye Ku Xigeen
Short URL: http://www.bariisle.com/?p=269













