Kuul Midgaan iyo Muuse Caro maaha walaalo

Bariisle: Saturday 09 January 2010 (Norway)

Aniga oo ah cali Yabarak Warsame isla markaana ah afhayeenka beesha Siciidkuul ee qurbajoogta.

 

Waxaan baaq codsi ah gaadhsiinayaa Umada Isaaqwayne dhamaantood. Baaqaas oo ujeedadiisu tahay Gaf ay naga galeen beesha Muuso caro oo kamida beesha Habaryoonis. Been Abuur sheegadka ah in aan nahay Babaryoonis. Kana siinahay Kuulcaro gaar ahaana ladhashay Kuulcaro. Arintaas oo sal iyo jibtoona lahayn se ahna qaf meel kadhac ah oo lanoola kasay waaana ayaandaro nahaleeshay se aanan filayn.

 

Hadaba maxaa ka dhaxeeya midgomaal iyo habaryoonis?

Waxaa ka dhaxeeya Dal iyo degaan, dhaqan hide dowlad talis iyo Soomaalinimo se waxan kukala duwanahay isir dhalad iyo abtirsiimo. Waxaanan kala nahay Kuul Midgaan iyo Muusa Caro. Isku dha’dhajisna dhalasho ma, noqoto.

Hadaba Isaaqwayne waxaan ka’codsanaynaa gefkaa tacadiga ah ee ay noola badheedhay beesha Muuso caro.  Inay habaryoonista kale naga qabato nagaba xaal marito. (Nin qaldamay walaalkiibaa qabtee).

Ishaaqa kalana waxaan ka codsanaynaa inay nooga garaabaan gaf sheegashadaas badhhedhka ah ee lanoo gaystay hadaan si kale iniigu tilmaamana.

 

Maah maah carbeed ayaa tidhaadhda (in kaana muqani magnuun Almustamac yakuun caaqil). Oo ah ninka heesaya haduu waalanyahay ninka dhagaysanaya ha mirqabo. Si u ula saaro saxa iyo khaladka.

Waxaan idinka rajaynayaa tageero taabagal  ah oo deg deg ah ad nataarataan.

Qore Cali yaabarag warsame

Oslo, Norway

Related posts:

  1. Hadii aanay ka muuqan beesha Muuse Dheriyo dowlada Somaliland waa dowlad qabyo ah oon ka wada turjumayn danaha reer Somaliland{Dr Mustafa Ismael Dhinbiil Gaboye rights activist}
  2. Muuse Dhariyo, Cidina Uma Maqna Ceelna Uma Qodna!{Aqoonyahan: Khadar Xussein Gabiley}
  3. MAR I DAGE ALLA HA DAGO LABAGOOR I DAGENA ANIGA ISU{Suldan Mohamed Suldan Abdi Ismail Suldanka Beesha Muuse dheriyo ee gabooye}
  4. Abaabulaka Daryeelka Maxaad (Bare) Maxamed
  5. Gabdho Suxufiyiin Soomaali ah oo Asay u qaaday Soomaaliya ay ka mid yihiin Aamin Muuse Weheliye

Short URL: http://www.bariisle.com/?p=349

Posted by on Jan 9 2010 Filed under MAQAALO. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Photo Gallery

Log in | Copyright© 2010 All Rights Reserved Bariisle.com