Bariisle: Sunday 24 January 2010(Garoowe) Maxkamada Darajada Kowaad ee Magaalada Garoowe ayaa Maanta Xukun dil ah ku riday nin la sheegay in uu ka tirsanaa Xarakada Mujaahdiinta Al Shabaab. Gudoomiyaha Maxkamada darajada kowaad ee gobolka Nugaal oo ka tirsan Maamul goboleedka Puntland Sheekh C/nuur Jaamac Xuseen ayaa sheegay in kadib markii ay dhageysatay Maxkamada Gobolkaasi [...]
Jan 24 2010 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle: Saturday 23 January 2010(niarobi)Mudanayaasha Baarlamanka KMG Soomaaliya ee ku sugan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa waxa ay sheegeen in dhaqaalo la’aan awgeed ay ugu soo laaban la’yihiin dalka Soomaaliya. Mowliid Macaani Maxamuud oo kamid ah Mudanayaasha Baarlamaanka KMG Soomaaliya ee ku sugan magalada Nairobi ee wadanka kenya ayaa sheegay in dhaqaalo xumo [...]
Jan 23 2010 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle:Friday 22 January 2010(Muqdisho) Dowladda KMG Soomaaliya ayaa waxa ay waxbo kamijraan ku tilmaamtay hadalkii dhawan ka soo yeeray Hay’ada Amesty International kaasi oo ahaa in hubka dowladda KMG Soomaaliya soo gala uu yahay mid lagu tagri falo islamarkaana xadgudubyo loogu geysto dadka Shacabka ah. Kadib Warsaxaafadeed galabta ka soo baxay xafiiska Ra’isul Wasaaraha dowladda [...]
Jan 22 2010 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle:Thursday 21 January 2010(LONDON) Midowga Yurub ayaa sheegay inaysan jirin wax cunaqabateyn ah oo ay ku rogeen dekadaha ay gacanta ku hayaan dhinacyada ka soo horjeeda dowladda KMG ee Soomaaliya xili dhawaan midowga Africa qaraarkaasi uu u gudbiyay golaha amaanka ee Qaramada Midoobay. Kulan ay qaateen madaxda Ururka Midowga Yurub oo ka dhacay wadanka Spian [...]
Jan 21 2010 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle:Thursday 21 january 2010(Nirobi)Hay’adda u dooda Xaquuqda aadaanaha ee Amnesty International ayaa beesha Caalamka ugu baaqday in la joojiyo hubka la siiyo dowladda KMG ee Soomaaliya si looga hortag dambiyo dagaal iyo xad gudubyo ka dhan ah Xaquuqa Aadanaha oo ka dhaca Soomaaliya. Warbixin cusub oo ay soo saartay ayay Hay’adda Xaquuqda aadaanaha ee Amnesty [...]
Jan 21 2010 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle:Wednesdag 20 January 2010(Nirobi) Safaaradda dowladda KMG ee Soomaaliya ay ku leedahay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegtay in ay ku guuleysatay sii deynta inta badan dadkii maalmihii la soo dhaafay ay Magaaladaasi ku xireen ciidamada dalka Kenya. Safiirka dowladda KMG ee Soomaaliya u fadhiya Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya Max’ed Cali Ameeriko [...]
Jan 20 2010 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle: Tuesday 19 january 2010(Boosaaso) Mudane ka tirsan Barlamaanka Puntland ayaa caawa waxaa si xun loogu dhaawacay Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa ay sheegayaan in Caawa halkaasi lagu dhaawacay Maxamed Cali Jabriil Dhaqane oo kamid ah Xildhibaanda Barlamaanka Puntland . Xildhibaanka la dhaawacay [...]
Jan 19 2010 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle:Tuesday 19 January 2010( Nirobi) Soomaalida ku dhaqan Magaalada Nairobi ee Caasimadda Kenya ayaa waxa ay walaac ka muujiyeen qabqabshada ay ku hayaan ciidamada dalka Kenya. Dadka degen Xaafada Islii ee magaalada Nairobi ayaa walaac aad u balaaran ka muujinaya howlagalada ay habeenkii 2-aad ka wadaan Ciidamada dowladda Kenya xaafada Islii ee dalka Kenya. Waxay [...]
Jan 19 2010 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle: January 17, 2010 -(Boorama) Maayarka Boorama ayaa soo gabogabeeyey dood ku saabsan kor u qaadidda xuquuqda dadka la haybsooco, taas oo ay ka soo qayb galeen Masuuliyiinta Golaha deegaanka Boorama, Salaadiin, Wakiillo ka socday dadka la haybsooco iyo waliba qaar ka mid ah dadka la haybsooco aqoon yahankiisa iyo waxgaradkiisaba. Dooddan oo ay qabashadeeda [...]
Jan 18 2010 | Posted in Uncategorized |
Read More »
Bariisle:Monday 18 January 2010(Burco)Dhamaan waxaanu faraynaa galaha shuyuukhda in ay tixgaliyaan nabad galyada ay in badan ka soo shaqaynayeen iyo sumcaday ka haysaan dalka oo ah mid si wayn looga tixgaliyo waayo wax badan ayaad ka soo shaqayseen xaalada nabadeed iyo horemarba hadaba hanoqonina kuwii dalka dhisayay hadana duminayay waxayu ka soo baxnay khilaaf aad [...]
Jan 18 2010 | Posted in
WARAR |
Read More »