Archive for: January, 2010

Israsaaseyn qasaare geysatay oo Maanta garoonka diyaaradaha ku dhexmartay ciidamo ka tirsan dowladda KMG ee Soomaaliya iyo kuwa AMISOM.

Israsaaseyn qasaare geysatay oo Maanta garoonka diyaaradaha ku dhexmartay ciidamo ka tirsan dowladda KMG ee Soomaaliya iyo kuwa AMISOM.

Tweet Bariisle: Sunday 17 january 2010(Muqdisho) Israsaaseyn qasaare geysatay ayaa Maanta garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ku dhexmartay ciidamo ka tirsan dowladda KMG ee Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee ilaaliya garoonkaasi.  Iska horimaadkani ayaa yimid kadib markii askari ka tirsan ciidamada AMISOM oo ilaalo ka hayay afaafka hore ee garoonka diyaaradaha uu ka shakiyay baabuur [...]

Dowladda Talyaaniga oo sheegtay in ay marti galinayso shir caalami ah oo looga hadlayo arimaha Soomaaliya.

Dowladda Talyaaniga oo sheegtay in ay marti galinayso shir caalami ah oo looga hadlayo arimaha Soomaaliya.

TweetBariisle:Sunday 17 January 2010(Nirobi) Dowladda Talyaaniga ayaa Muujisay diyaar Garoow ku aadan marti galinta shir caalami ah oo looga hadlayo arimaha Soomaaliya si wax looga qabto Xaaladda Soomaaliya.   Wasiirka arimaha dibadda ee Talyaaniga Faranco Farantiini oo safaro dhawaan ku maray Wadamo African ay ayaa sheegay in dowladda Talyaanigu ay haatan diyaar u tahay marti [...]

Ciidamada amaanka ee Magaalada Gaalkacyo oo gacanta ku soo dhigay dad lagu eedeeyay in ay ka dambeeyeen qaraxyo xalay loo geystay Idaacadaha Gaalkacyo.

Ciidamada amaanka ee Magaalada Gaalkacyo oo gacanta ku soo dhigay dad lagu eedeeyay in ay ka dambeeyeen qaraxyo xalay loo geystay Idaacadaha Gaalkacyo.

Tweet Galkacayo:Saturday 16 January 2010(Bariisle) Ciidamada amaanka ee Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa gacanta ku soo dhigay dad lagu eedeeyay in ay ka mid ahaayeen dadkii ka dambeeyay Bambaanooyin xalay lagu weeraray Idaacado kuyaala Magaalada Gaalkacyo.  Kadib howlgalo xoogan oo ay samaayeen ciidamada nabad sugida iyo kywa boliiska ee Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo [...]

Banaanbaxyo rabshado wata oo maanta ka dhacay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.

Banaanbaxyo rabshado wata oo maanta ka dhacay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.

Tweet Bariisle: Friday 15 January 2010(Niarobi) Banaanbaxyo rabshado wata ayaa maanta waxa ay ka ka dhaceen magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya kuwaasi oo ay sameenayaan dad Muslimiin Soomaali ah oo ka careysan Wadaad Muslim ah oo ay dhawaan xirtay dowladda Kenya.  Wararka ka imaanaya Magaalada Nairobi ee xarunta Dalka Kenya ayaa waxa ay sheegayaan in [...]

Qaramada Midoobay oo sheegtay in dowladda KMG Soomaaliya ay qarka u saarantahay in ay burburto.

Qaramada Midoobay oo sheegtay in dowladda KMG Soomaaliya ay qarka u saarantahay in ay burburto.

Tweet Bariisle:Friday 15 January 2010 (London) Qaramada Midoobay ayaa waxa ay sheegtay in dowladda KMG Soomaaliya ay qarka u saarantahay in ay burburto hadii aan laga taageerin dhinaca Dhaqaalaha.  Ergeyga gaar ah ee xoghaya guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaliya Axmed Old Cabdalla ayaa sheegay in dowladda KMG Soomaaliya ay qarka u saarantahay [...]

Tirada Dhimashada Ayaa 100-kun Qof Kor u dhaaftey Dhurl Gariir ka dhacay wadanka Haiti!!

Tirada Dhimashada Ayaa 100-kun Qof Kor u dhaaftey Dhurl Gariir ka dhacay wadanka Haiti!!

Tweet Bariisle:Thursday 14 January 2010(LONDON) Dowladda Haiti ayaa shaaca ka qaaday in dadka ku dhintay dhul-gariirkii ku dhuftay dalkaasi habeen hore ay haatan kor u dhaafeen ilaa 100-kun oo qof . Waxa adag in si rasmi ah loo xaqiijiyo dadka dhintay, maadama bur-burka hoostiisa ay weli mayayd badan ku hoos jiraan . Kumanaan kun oo [...]

Baaq ka soo baxay Beesha Muse Dhariye ee Togdheer(Burco){Abtiyow karaarka iska daa kaagii baadtahayee}

Tweet Bariisle: Wednesday 13  January 2010(Burco)  Anagoo ah saladiinta cuqaasha guurtida  culima awdiinka iyo wax garad ka beesha muuse-dheeriyo  waxaanu si buuxda u tageersanahay bayankii aay soo sareen salaadinta beesha habar yoonis ee ay ku diideen kuna xakameeyeen waxa aay ugu yeedhen dadka qarkii { mashruuca kuul-caraaynta}barnamujkaasoo aanu horeba uu cadaynay in uu yahay bambo [...]

Ganacsato Soomaaliyeed oo dhac iyo boob loogu geystay tuulo 150-km u jirta Magaalada Cape Town ee Dalka K.Afrika.

Ganacsato Soomaaliyeed oo dhac iyo boob loogu geystay tuulo 150-km u jirta Magaalada Cape Town ee Dalka K.Afrika.

Tweet Bariisle: Wednesday 13 January 2010 (Copet Town) Ganacsato Soomaaliyeed oo ganacsi kulahaa Tuulada Rivier sonderenend 150 u jirta Magaalada Cape Town ee Dalka K/Afrika ayaa dhac iyo boob waxa u geystey dad S/Afrikan ah oo careysan kadib markii lagu eedeeyey in ay kadambeyeen dilka nin S/Afrikan ah oo dhowr cisho ka hor ku geeriyoodey [...]

R.wasaaraha Turkiga Ayaa Sheegey Israa`iil halis Iney ku tahay Bariga Dhexe

R.wasaaraha Turkiga Ayaa Sheegey Israa`iil halis Iney ku tahay Bariga Dhexe

Tweet Bariisle: Tuesday 12 January 2010 (London)Ra`isul wasaaraha dalka Turkiga Rajab Dayib Ordagaan ayaa ku eedeyay dowlada Israa`iil in halis ay ku tahay deganaashaha iyo xasiloonida gobalka Bariga Dhexe, iyadoona uu ku eedeyay in awood dheeraad ah adeegsaneyso. Ra`isul wasaaraha ayaa xusay in dalkiisa uusan usii dul qaadan doonin xad gadubyada israa`iil ay ku sameyneyso [...]

Sh. Cutmaan Macalin oo ka jawaabo su,aalo Diiniya oo ah “Maxay diinta islaamku ka qabtaa xoriyadda diimaha kale?”

Tweet Bariisle: Monday 11 January 2010 Sh. Cutmaan Macalin oo ka jawaabo su,aalo Diini ah Su,aal “Maxay diinta islaamku ka qabtaa xoriyadda diimaha kale?” Jawaab: Alxamdulillaahi Rabbilcaalamiin. Arrintaa laba dhinac baa laga fiirinayaa: -Dhinaca hore ma bannaana in diin laga dhigto waxaan ahayn diintii islaamka ee Nabi Muxammad lugu soo dejiyay, aakhirana qofka wax kaloo [...]

Photo Gallery

Log in | Copyright© 2010 All Rights Reserved Bariisle.com Designed by Bariisle Media

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress