Archive for: February, 2010

Qarax sababay Dhimasho iyo dhaawac oo galabta lala beegsaday gaari ay wateen Ciidamo katirsan dowladda KMG Soomaaliya.

Qarax sababay Dhimasho iyo dhaawac oo galabta lala beegsaday gaari ay wateen Ciidamo katirsan dowladda KMG Soomaaliya.

Bariisle:Friday 26 February 2010(Muqdisho)Qarax sababay Dhimasho iyo dhaawac ayaa galabta waxaa lala eegtay gaari ay wateen Ciidamo katirsan dowladda KMG Soomaaliya kaasi oo marayay nawaaxiga Isgoyska Maanaboolyo ee magaalada Muqdisho. Qaraxani oo ahaa Miinada dhulka lagu aaso lagana hago Rumaad Kontaroolka ayaa waxaa lala eegtay gaari ay wateen Ciidamo katirsan dowladda KMG Soomaaliya sida ay [...]

Badmaaxiyaal ku dhintay weerar Burcad badeeda ay ku qabsadeen Markab Taiwan laga leeyahay iyo burcad badeed maxkamadeyntoodu ay ka bilaabatay Yemen.

Badmaaxiyaal ku dhintay weerar Burcad badeeda ay ku qabsadeen Markab Taiwan laga leeyahay iyo burcad badeed maxkamadeyntoodu ay ka bilaabatay Yemen.

Bariisle:Thursday 25 February 2010(Cadan)Labo badmaaxi ayaa ku geeriyooday weerar Burcad badeeda Soomaalida ay ku qabsadeen Markab laga leeyahay wadanka Taiwan iyadoo burcad badeed Soomaali ah maxkamadeyntoodu ay ka bilaabatay dalka Yemen Wasaaradda arimaha Dibadda ee wadan Taiwan ayaa sheegtay in  2 kamid ah badmaaxayaasheeda ay ku geeriyoodeen xeebaha wadanka Soomaaliya xilli kooxaha burcad badeeda Soomaaliada [...]

Dowladda wadanka Jarmalka oo lacago ugu deeqday qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Jabuuti kadib wadahadal dhexmaray Jabuuti iyo Jarmalka.

Dowladda wadanka Jarmalka oo lacago ugu deeqday qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Jabuuti kadib wadahadal dhexmaray Jabuuti iyo Jarmalka.

Bariisle:Wednesday 24 February 2010(Muqisho)Dowladda wadanka Jarmalka ayaa lacago ugu deeqday qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Jabuuti kadib markii wadahadal dhexmaray wasiirada arimaha dibada ee Jabuuti iyo Jarmalka. Wasiirka arimaha dibada wadanka Jarmalka ninka lagu magacaabo Westerwelle oo magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti kula kulamay wasiirka arimaha dibada reer Jabuuti Max’uud Cali Yuusuf ayaa waxaa [...]

Wasaarada gaashaandhiga ee dowladda Wadanka Kenya oo beenisay in Ciidamo Soomaaliyeed lagu tababarayo gudaha wadanka Kenya.

Wasaarada gaashaandhiga ee dowladda Wadanka Kenya oo beenisay in Ciidamo Soomaaliyeed lagu tababarayo gudaha wadanka Kenya.

Bariisle:Wednesday 24 February 2010(Niarobi)Wasaarada gaadhaandhiga ee dalka Kenya ayaa maanta waxaa ay beenisay warar sheegaya in ay jiraan ciidamo Soomaaliyeed oo lagu tababaro qeybo ka mid ah dalka Kenya. Orwa Ojedeh oo ah masuul ka tirsan wasaarada Gaashaandhiga ee dowladda Kenya ayaa gaashaanka u daruuray islamarkaana iska fogeeyay warar sheegaya in ilaa 2500 oo askar [...]

Hambalyo kacdoonkii dhagaxtuurka ee dhalinyarada Hargeysa iyo xaq darada weli ay Tabanayaan beelaha Gabooyaha

Bariisle:Tuesday 23 February 2010(Dooha)Waxaanu ugu hambalyeynaynaa dhalinyaradii wakhtigaa sameeyey kacdoonkii dhagaxtuurka magaalada Hargeysa sanadkii 1982kii munaasbada dabaaldega iyo xasuusta maalintaas oo ku beegnayd 20th Jenuary ee bishan waxaananu ugu hambalyeynaynaa dhamaan dhalinyarada somaliland oo u dabaaldegaysa xuska maalintaas   Waxa cid waliba dareemi kartaa sababaha keenay in maalintaas kacdoonka dhagaxtuurka ay ku talaabsadaan dhalinyaro reer [...]

Waaxda Canshuuraha ee dalka S/Afrika oo Alaabo farabadan ka qaatey Ganacsatada Soomaalida ee ku sugan Magaalada Cape Town ee wadankaasi?

Waaxda Canshuuraha ee dalka S/Afrika oo Alaabo farabadan ka qaatey Ganacsatada Soomaalida ee ku sugan Magaalada Cape Town ee wadankaasi?

Bariisle:Sunday 21 February 2010(Cape Town)Booliiska Magaalada Cape Town ee dalka S/Africa oo ay wehliyaan Ciidamo ka socda Waaxda Canshuuraha ee S/Afrika ayaa waxa ay alaabo farabadan ka qaateen Soomaali ganacsiyo ku lahaa Xaafada Belville oo ay Soomaalida u badanyihiin. Arintaani ayaa kadambeysey kadib markii ay Ciidamadu olole qaadeen oo ay ku ururiniyaan alaabo farabadan oo [...]

Qaar ka mid ah shacabka degmada Garacad ee gobolka Mudug oo ka cabanaya diyaarado shisheeya islamarkaana ugaarsanaya ugaarta deegaankaasi.

Qaar ka mid ah shacabka degmada Garacad ee gobolka Mudug oo ka cabanaya diyaarado shisheeya islamarkaana ugaarsanaya ugaarta deegaankaasi.

Bariisle:Saturday 20 February 2010(Garacad)Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan degmada Garacad ee gobolka Mudug ayaa ka cabanaya diyaarado shisheeya oo jawi hoose ku duulaya islamarkaana ugaarsanaya ugaarta deegaankaasi. Wararka naga soo gaaraya degmada Garacad ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi maalmihii ugu dambeeyay lagu arkay diyaarado Jawi hoose ku duulaya islamarkaana saameyn ku [...]

Qaramada Midoobay oo iska fogeysay eedeemo ay u soo jeedisay dowladda Mareykanka oo ku aadaneyd howlaha gar gaar ee ay ka wado gudaha Soomaaliya.

Qaramada Midoobay oo iska fogeysay eedeemo ay u soo jeedisay dowladda Mareykanka oo ku aadaneyd howlaha gar gaar ee ay ka wado gudaha Soomaaliya.

Bariisle: Friday 19 February 2010(Nirobi)Barnaamijka Cunada Aduunka WFP ee Qaramada Midoobay ayaa iska fogeeyay eedeemo ku aadanaa in kaalmada bani’aadanimo ee loogu talagalay Soomaaliya ay u weeciso dhinacyada ka soo horjeeda Dowladda KMG Soomaaliya. Better Somerton oo ah Afhayeenka hay’adda Cunadda Aduunka ee magaceeda loo soo gaabiyo WFP oo shalay shir jara’id ku qabtay magaalada [...]

Gudoonka barlamanka KMG oo sheegay in dhamaadka bishaan ay dib u bilaabmayaan fashiyadii Barlamanka KMG uu ku qaadanayay Muqdisho.

Gudoonka barlamanka KMG oo sheegay in dhamaadka bishaan ay dib u bilaabmayaan fashiyadii Barlamanka KMG uu ku qaadanayay Muqdisho.

Bariisle:Thursday 18 February(Muqdisho)Gudoomiyaha barlamanka KMG Sheekh Aadan Madoobe ayaa sheegay in dhamaadka bishaan ay dib u bilaabmayaan fashiyadii Barlamanka KMG uu ku qaadanayay Magaalada Muqdisho. Kulan ay maanta Magaalada Muqdisho isugu yimaadeen gudiyada Barlamanka KMG ee Soomaaliya oo uu shir gudoominayay Afhayeenka Barlamanka KMG ee Soomaaliya Sheekh Aadan Max’ed Nuur Madoobe ayaa waxaa isugu yimid [...]

Basaasku isaga oo Bawdeyn ku jira ayuu Ismoodayaa inuu Soo badbaaday uu bariga Soo gaadhay?G.Rashiid Abdullaahi Gaas

Bariisle:Tuesday 16 February 2010(Sweden )Haddii aan wax yar ka idhaahdo Dhagixii la soo tuuray Kamaal Lugey(Gaal is Mood)waxaan filayey inay cid kale soo jawaabto oo ah dhinaca aanu is heyno waxay se u soo jawaabi waayeen qolada kale waxa ay ogyihiin xaqdarada meesha ka jirta sidaa daraadeed way ka xishoodeen inay wax uun ka idhaahdaan [...]

Photo Gallery

Log in | Copyright© 2010 All Rights Reserved Bariisle.com