Archive for: February, 2010

Maamulka Shabakada(Gabooyenews.com)Oo Si Kulul Ugu Jawaabtey Una Cambaareysey”Kamaal Lugey”By-Mrgaboye.

Haddaan gabayga uurkoo buka iyo arami kaa keenin Asaan olol xanuun iyo jacayl kugu igbaaraynin Afkuun baad ka leedee tixuba Arar ma yeeshaane. Bariisle: Monday 15 February 2010(CANADA)Aduunyadda ninkii nooloow maxaa aragti kuu laaban ,,haddii aanu nahey maamulka shabakadda madaxa banaan ee gabooyenews.com..waxaanu maqaalkan si kulul ugu cambaareyneynaa ninka la yiraahdo “kamal aadan canshuur,kamaal lugey”oo [...]

Qarax sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo maanta Mas’uuliyiin katirsan Dowladda KMG lagula Eegtay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho.

Qarax sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo maanta Mas’uuliyiin katirsan Dowladda KMG lagula Eegtay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho.

Bariisle: Monday 15 February 2010(Muqdisho)Qarax sababay Dhimasho iyo Dhaawac ayaa maanta Mas’uuliyiin katirsan  Dowladda KMG Soomaaliya waxaa lagula eegtay qeybo kamid ah Wadada Makka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho. Qaraxyadan oo ahaa kuwa is xigxigay ayaa waxaa ay ka dhaceen qeybo kamid ah  Wadada Makka Al Mukarama ee magalada Mudisho, waxaan Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda [...]

Ha i Cabudhinin kaaga carari maayee Aan ciidayda ku Noolaadee!{Baaq Qeylo Dhaana

Bariisle:Sunday 14 February 2010(LONDON)Baaq Qeylo Dhaana: Marka ugu Horeysa waxaanu canbaareyneynaa xadhigii loo geystay           Nimcaan Aden Cismaan Dhabara ,xaskiisa iyo Aderkii Eid Cismaan Dhabar.Taasoon waafaqsaneyn Shareecada Islamka iyo xuquuqda Insaanka iyadoo laga tagey wixii la odhan jirey birma geydada waxaanu kaloo si buxda u taageereynaa codkii ka soo yeedhay Aqoonyahanada,Salaadiinta ,masuuliyiinta ,Odayaal Dhaqameedka , iyo Dhalinyarda [...]

Hay’ada UNHCR oo sheegtay in ku dhawaad 10-kun oo ruux oo rayid ah ay bishan gudaheeda ka barakaceen magaalada Muqdisho.

Hay’ada UNHCR oo sheegtay in ku dhawaad 10-kun oo ruux oo rayid ah ay bishan gudaheeda ka barakaceen magaalada Muqdisho.

Bariisle:Saturday 13 February 2010(Muqdisho)Hay’ada UNHCR ayaa waxa ay sheegtay in ku dhawaad 10-kun oo ruux oo rayid ah ay bishan gudaheeda ka barakaceen magaalada Muqdisho. Afhayeenad u hadashay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan  dhinaca qaxootiga ee UNHCR oo lagu magacaabo  Melissa Fleming ayaa sheegtay in in kabadan 8-kun oo qof ay ka baraceen magaalada Muqdisho [...]

In kabadan 60 ruux oo ku dhaawacmay Duqeymihii shalay ilaa xalay oo la geeyay isbitaalka Madiina iyo qaar ka mid ah dhaawacyadaasi oo geeriyooday.

In kabadan 60 ruux oo ku dhaawacmay Duqeymihii shalay ilaa xalay oo la geeyay isbitaalka Madiina iyo qaar ka mid ah dhaawacyadaasi oo geeriyooday.

Bariisle:Thursday 11 February 2010(Muqdisho)In kabadan 60 ruux oo ku dhaawacmay Duqeymihii shalay ilaa xalay ayaa la geeyay isbitaalka Madiin ee Magaalada Muqdisho iyadoo qaar ka mid ah dhaawacyadaasi ay geeriyoodeen. Isbitalka Madiina oo kamid ah Isbitaalada uga waaween Magaalada Muqdisho oo la gaarsiiyo inta badan dhaawacyacda dadka kusoo wax yeelooba Dagaalada iyo Duqeymaha inta badan [...]

Aan ku Dilo Hana Doodin!{Nasir Moxammed Ciise Caabi}Gudomiyaha Beesha Gabooye ee Qarada Europe W/America

Bariisle:Wednesday 10 February 2010(LONDON)Waxaanu aad uga xunahay dhibaatada sii kordhaysa ee ka haysata dadka laga tirada badanyahay Somaliland gaar ahaan magaaladda Hargeysa. Waxaa kale oon aad uga xumahay dadka u dhasho Somaliland ee Gabooyaha ah ee ka haajiray magaaladda Hargeysa, taasoo ay sababtay dil, dhac, boob, xidhig, cabudhin, cadaalad la’aan iyo xoog sheegasho lagu hayo [...]

Madaafiic sababtay dhimasho iyo dhaawac dad rayid ah oo galabta lagu garaacay Xaafado ka mid ah degmooyin badan oo ka tirsan Gobolka Banaadir.

Bariisle:Wednesday 10 February 2010(Muqdisho)Inkabadan 10 qof ayaa ku dhimatay ku dhawaad 15 kalana waa ay ku dhaawacmeen madaafiic galabta ku dhacday degmooyin ka mid ah gobolka Banaadir. Madaafiicda oo intooda badan ku dhacday wadada Wadnaha ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay saameysay inta badan ganacsigii ka jiray Suuqa Bakaaraha oo ay madaafiic qasaare geysatay ay ku [...]

Qarax Qasaare nafeed geystay oo maanta Ciidamo ka tirsan dowladda KMG lagula eegtay degmada X/jajab iyo Xarakada Al Shabaab oo sheegtay Qaraxaasi.

Qarax Qasaare nafeed geystay oo maanta Ciidamo ka tirsan dowladda KMG lagula eegtay degmada X/jajab iyo Xarakada Al Shabaab oo sheegtay Qaraxaasi.

Bariisle:Wednesday 10 February 2010(Muqdisho)Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta Ciidamo ka tirsan dowladda KMG ee Soomaaliya lagula eegtay degmada X/jajab ee gobolka BAnaadir iyadoo Xarakada Al Shabaabna ay sheegteen masuuliyida qaraxaasi. Qaraxaani oo ahaa miinada nuuca dhulka lagu aaso ayaa Barqanimadii maanta waxaa lala eegtay ciidamo ka tirsan dowladda KMG ee Soomaaliya oo lugeynayay inta [...]

Iska horimaad sababay dhimasho iyo dhaawac oo maanta ciidamo ka wada tirsan dowladda KMG ku dhexmaray degmada X/jajab ee gobolka Banaadir.

Bariisle:Tuesday 10 February 2010(Muqdisho)Iska horimaad sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta ciidamo ka wada tirsan dowladda KMG ee Soomaaliya waxaa uu ku dhexmaray qeybo ka mid ah degmada X/jajab ee gobolka Banaadir. Iska horimaadkani oo u dhaxeeyay Ciidamo ka wada tirsan dowladda KMG ee Soomaaliya gaar ahaan kuwa Booliska iyo Militariga ee ku kala sugnaa Xerada [...]

Dowladda Erirea oo sheegtay in dowladda KMG ee Soomaaliya aysan ka duwaneyn dowladihii aysan aqoonsan ee soo maray dalka Soomaaliya.

Dowladda Erirea oo sheegtay in dowladda KMG ee Soomaaliya aysan ka duwaneyn dowladihii aysan aqoonsan ee soo maray dalka Soomaaliya.

Bariisle:Tuesday 09 February 2010(Niarobi)Safaarada dowladda Erirea ee Nairobi ayaa sheegtay in dowladda KMG ee Soomaaliya aysan ka duwaneyn dowladihii ka horeeyay oo ay tilmaamtay in siyaad ahaan aysan aqoonsaneyn Eritrea. Safiirka dowladda Eritrea ee dalka Kenya oo shir jaraa’id ku qabtay Maanta Magaalada Nairobi ee xarunta wadanka Kenya ayaa sheegay in dowladda uu hogaamiyo Madaxweyne [...]

Photo Gallery

Log in | Copyright© 2010 All Rights Reserved Bariisle.com