Archive for: March, 2010

Iska hor imaad Khasaaro geystay una dhaxeeyay dhinacyada isaga soo horjeeda Muqdisho iyo Qarax xalay ka dhacay degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir.

TweetBariisle:Monday 29 March 2010(Muqdisho)Iska hor imaad Khasaaro geystay ayaa xalay saqdii dhaxe waxa uu ka dhacay qeybo kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir  iyadoo dhinaca kalana Qarax waxyeelo geystay xalay fiidkii ka dhacay degmada Xamar Jajab ee gobolka Banaadir. Abaara 1-dii Habeenimo ee xalay Saqdii dhexe ayaa waxa iskahorimaadyo u dhexeeya Ciidamada dowladda KMG oo gacan [...]

Arin Go’aan Doonaysa Dood Garangar ma,Bogsiiso?CAAQIL{Ali Yaabarak) Norway

Tweet Bariisle:Sunday 28 March 2010(Norway)Maah maahdan murtideedu waxay kutaaranaysaa xaajada laga dooda hadii aan go’aan laga gaadhin garangar ugarowshiimo xal uma noqdo uurxumo iyo murug un bay taarataa dadkay saamaynayso arintaasi waxaana layidhi (biiq caruuri qabatay isna waa ku quurgooyo iyana waa laciyaar.)    hadaba arintaa dooda aan go’aanka aan lahayni waxaa ay wer wer [...]

Tacadiyada dalka S/Afrika loogu gaysanayo dadka Soomaalida oo laba jibaarmay xiligan.

TweetBariisle:Saturday 27 March 2010(CAPE TOWN)Waxaa xiligan sii kordhaya tacadiyada dalka S/Afrika loogu gaysanayo dadka Soomaalida ee ku ganacsada dalkaasi.   Habeenkii  xalay ayaa kooxo hubaysan waxa ay weerar ku qaadeen Dukaamo ganacsato Soomaaliyeed ay ku lahaayeen Tuulada lagumagacaabo Mfuleni  oo 12-KM u jirta magaalada Cape Town, waxaana weerarkaasi uu dhaawac ka soo gaaray inkabadan 7-qofood oo [...]

Hey’adda Caafimaadka ee WHO oo sheegtay in qarash la’aan awgeed ay qarka u saarantahay in ay u hakiso adeega Cafimadka Somaliya.

TweetBariisle:Saturday 27 March 2010(Muqdisho)Hey’adda Caafimaadka Aduunka ee WHO ayaa sheegtay in qarash la’aan awgeed ay qarka u saarantahay in ay hakad u giliso adeegyada caafimaad ee ay siiyaan wadanka Soomaaliya. Afhayeen u hadlay hey’adda Caafimaadka Aduunka WHO ayaa sheegay in ay qatar ugu jiraan in ay hakad galaan gibi ahaanba howlaha caafimaad ee ay ka [...]

Ciidamada amaanka xeebaha Yemen oo maanta sheegay in dalkaasi ay gaareen Ku dhawaad boqol qof oo ka cararay dagaalada ka jira dalka Soomaaliya.

TweetBariisle:Saturday 27 March 2010(TICIS)Ciidamada amaanka ee wadanka Yemen ayaa sheegay in 72 ruux oo Soomaali ah islamarkaana isugu jira Caruur iyo haween in ay gaareen xeebaha dalka Yemen. Dadkaani ayaa la sheegay in ay yihiin dad muhaajiriin ah oo mar dhow ka anbabaxay Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya oo ay ka jiraan dagaalo iyo [...]

Madaafiic ay dadi ku dhinteen kuwa kalana ay ku dhaawacmeen oo gelinkii dambe ee maanta lagu gaaraacay xaafado ku yaala Waqooyiga Muqdisho.

TweetBariisle:Firday 26 March 2010(MUQDISHO)Duqeymo geystay qasaarooyin isugu jira Dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta gelinkii dambe waxa ay ka dhaceen degmooyin katirsan gobolka Banaadir. Madaafiicdani oo ahaa kuwa aad u xoogan ayaa meelaha ay ku dhaceen waxaa kamid ah Xaafado katirsan degmada Wardhiigleey ee gobolka Banaadir, degmada Yaaqshiid, Shibis, Kaaraan iyo C/casiis. Inta la ogyahay Madaafiicdaasi [...]

Dab Xoogan oo dhaliyay Khasaaro oo maanta qabsaday Xero Qaxooti oo ku taala Magaalada Bosaaso.

TweetBariisle:Firday 26 March 2010(BOOSAASO)Waxaa barqanimadi maanta dab xoogan qabsaday mid ka mid ah xeryaha Qaxootiga ee ku yaala magaalada Bosaaso ee xarunta gobolka Bari kaasi oo dhaliyay khasaaro aad u balaaran. Dabkaasi ayaa qabsaday Xerada Qaxootiga lagu magacaabo Boqolka Buush ee Galbeedka magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari gaar ahaan agagaarka garoonka diyaaradaha kaasi oo [...]

Madaafiic dhimsho iyo dhaawac ay ka soo gaartay dad rayid ah oo galabta ku dhacday Xaafado ka mid ah Magaalada Muqdisho.

TweetBariisle:Thursday 25 March 2010(Muqdisho)Madaafiicdaani oo qeyb ka ah madaafiic inta badan la isku weydaarsado Magaalada Muqdisho xiliga dagaal la’anta ayaa galabta waxaa qaarkood ay si xowli ah ugu dhaceen Xaafado ka mid ah Magaalada Muqdisho gaar ahaan degmooyinka  Kaaraan, Yaaqshiid ,C/Casiis, Hodon iyo howlwadaag waxaana qasaare culus uu ka soo gaaray dad rayid ah. Inta [...]

Yuusuf Shaacir Gabayadii {Cisman Ibrahin warsame (Hure )iyo Canbaro Nuux Mohamed}1964-1965

Tweet

Markab hub iyo gawaari gaashaaman u sida Dowladda KMG ah oo galabta ku soo xirtay Dekedda Muqdisho

Tweet Bariisle:Thursday 25 March 2010(Muqdisho)Gelinkii dambe ee maanta waxaa gebi ahaanba istaagay guud ahaan dhaqdhaqaaqa dekedda caalamiga ah ee magaalada Muqdisho, kaddib markii ciidamada Ammaanka Dowladda KMG ah ay soo saareen awaamiir ganacsatada, mshaqaalaha iyo dhammaanba dadka ku sugan gudaha dekedda loogu sheegayo inay ka baxaan gudaha dekedda.Markab lagu magacaabo BBC Africa oo ay galbinayaan [...]

Photo Gallery

Log in | Copyright© 2010 All Rights Reserved Bariisle.com Designed by Bariisle Media

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress