Archive for: April, 2010

Madaxda ugu saraysa dowladda KMG oo uga mahadceliyay dowladda Jabuuti gacantii ay ka geysatay isku daygii lagu dhaxdhaxaadinayay Baarlamaanka Soomaaliya.

Bariisle:Friday 30 April 2010(Muqdisho)Madaxda ugu saraysa dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa waxa ay uga mahadceliyeen dowladda Jabuuti gacantii ay ka geysatay isku daygii lagu dhaxdhaxaadinayay Baarlamaanka Soomaaliya. Kadib kulan albaabada u xirnaa oo maanta xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ay ku yeesheen 3-da Mas’uul ee ugu saraysa dowladda KMG Soomaaliya loogana hadlayay Qilaafaadka mudooyinkii ugu [...]

WFP oo sheegtay in aanay dib u bilaabi Karin gargaarkeedii Koofurta Soomaaliya inta ay wax iska badalayso xaalada Soomaaliya.

Bariisle:Firday 30 April 2010(NAIROBI)Hay’ada Barnaamijka Cunada Aduunka ee WFP aya waxa ay sheegtay in aanay dib u bilaabi Karin gargaarkeedii Koofurta Soomaaliya inta ay wax iska badalayso xaalada wadanka Soomaaliya. Afhayeenka Hay’da Barnaamijka cuntada Aduunka Peter smardan ayaa mar uu xalay waraysi siinayay Idaacada Shabeelle isagoo ku sugan magaalada Nairobi ee xaruunta wadanka Kenya ka [...]

Jaaliyada Qurba Joogta Gobooyaha Sweden TACSI U Diraya Qoyskii-Gudoomiyihii Qurba Joogta Muse Dhariye(MARXUUN-AXMEDNUR MAXAMED-DHINBIIL).

Bariisle:Friday 30 April2010(Sweden)WAXAAN ANAGOO KALA AH DADKA XOOS KU QORAN AANU TACSI  TIIRAANYO LEH U DIRAYNAA ALLE HA U NAXARIISTEE MARXUUN AXMED MAXAMED DHIBIIL OO AHAA  GUDOOMIYAHA QURBE JOOGTA BEESHA MUUSE WAXAAN MARXUUNAKA ILLHAY UUGA BARYANAA INUU NAXARIISTT JANO KA WARAABIYO   XAASKII IYO CARUURTII IYO EHALIYADII UU KA BAXAYNA SAMIR IYO IMAAN SAADIQA ILLHAY KA SIIYO AMIIIIIN [...]

Dagaal u dhaxeeyay ciidamada Xarakada AL Shabaab iyo Culumaa’udiinka Ahlu Sunna oo maanta ka dhacay deegaan hoostaga degmada Guruceel.

Bariisle:Thursday 29 April 2010(GURICEEL )Dagaal u dhaxeeyay ciidamada Xarakada AL Shabaab iyo Culumaa’udiinka Ahlu Sunna ayaa maanta ka dhacay deegaanka Ceelbaxay oo hoostaga degmada Guruceel ee gobolka Galgaduud. Dagaalkani oo subaxnimadii hore ee saakay ka dhacay deegaanka Ceelbaxay oo ku dhow deegaanka Goonlagoonle ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa uu ahaa mid  dhexmaray Ciidamada  Xarakada Mujaahidiinta [...]

Dagaal dhaxmaray ciidamo ka wada tirsan dowladda KMG geystayna dhimasho iyo dhaawac oo maanta mar kale ka dhacay Degmada Dharkeenley.

Bariisle:Thursday 29 April 2010(Muqdisho)Dagaalo u dhaxeeyay ciidamo ka wada tirsan dowladda KMG geystayna dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta mar kale ka dhacay Degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir. Dagaalkani oo bilowday barqanimadii maanta islamarkaana u dhaxeeyay Ciidamo kawada tirsan dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa waxa uu xoogiisa ka dhacay xaafado badan oo kamid ah degmada Dharkeenlay [...]

JAALIYADA GABOOYAHA CANADA OO TACSI U DIRAYA QOYSKI-GUDOOMIYIHI QURBA JOOGTA MUSE DHARIYE(MARXUUN-AXMEDNUR MAXAMED-DHINBIIL).

Bariisle:Thursday 29 April 2010(Kitchener)bahda shabakada gabooyenews iyo jaaliyada gabooyaha dalka canada ku nooli waxaanu tacsi tiiraanyo leeh , GUDOOMIYIHII QURBA JOOGTA BEESHA REER SHEEKH MUSE DHARIYE (MARXUUN-AXMED MAXAMED DHINBIIL))oo ku geeriyoodey magaalada Doha,qadar . waxaana tacsida diraaya anagoo kala ah ,, 1:caaqil xasan heybe caateeye iyo xaaskiisa , 2:jaamac diiriye cawaale iyo xaaskiisa,, 3:maxamed cisman [...]

GUDOOMIYIHII QURBA JOOGTA BEESHA REER SHEEKH MUSE DHARIYE (MARXUUN-AXMED MAXAMED DHINBIIL))oo ku geeriyoodey magaalada Doha,qadar

INAALILAAH WAA INAA ILEEHIIN RAAJACUUN . Holland-28-Aprill-2010- bahda shabakada gabooyenews iyo jaaliyada gabooyaha iyo ehelada kala jooga dalka Holland,Somaliya gaar ahaan Burco, Hargaysa, Berbea Iyo UAE, DOHA,ku nooli waxaanu tacsi tiiraanyo leh u dirayaan GUDOOMIYIHII QURBA JOOGTA BEESHA REER SHEEKH MUSE DHARIYE (MARXUUN-AXMED MAXAMED DHINBIIL))oo ku geeriyoodey magaalada Doha,qadar . waxaana tacsida diraaya anagoo kala [...]

Inaaliaahi Wa Inaa Ileyhi Raajucuun (MARXUUN-AXMED MAXAMED DHINBIIL))oo ku geeriyoodey Magaalada Doha(Qadar)

 Bariisle:Wednesday 28 April 2010(Doha)Inaaliaahi Wa Inaa Ileyhi Raajucuun Maamulka Shabakada Madax banaan ee www.bariisle.com waxay Tacsi u diraysaa Ehelkii iyo qaraabadii u ka baxay  GUDOOMIYIHII QURBA JOOGTA BEESHA REER SHEEKH MUSE DHARIYE(MARXUUN-AXMED MAXAMED DHINBIIL))oo ku Geeriyoodey Magaalada Doha(Qadar) 28/04/2010 Alle waxaanu uga baryeynaa Inuu U Naxariisto Ehelkii iyo Qaraabadii uu kabaxayna Samir iyo Iiman Alle [...]

Xalfad si heerasara ah loo soo agaasimay isla markaana lagu soo bandhigayay barnaamijka siyaasadeedka xisbiga kulmiye

Bariisle:28 Wednesday 28 April 2010(HARGEISA)Xalfad si heerasara ah loo soo agaasimay isla markaana lagu soo bandhigayay barnaamijka siyaasadeedka xisbiga kulmiye ee doorashada madaxto lagauna qabtay hotel maansoor ee magaalada hargaysa yada  ayaa waxaa ka soo qaybgalay qaybaha kala duwan ee bulshada cadaka ka soo qaygalayaashuna  ahaayeen 700 oo qof xafladan ayaa ugu horayntiiba waxaa lka [...]

Madaafiic ay ku nafwaateen kuna dhaawacmeen dad rayid ah oo Maanta la isku weydaarsaday Xaafado badan oo ka mid ah Magaalada muqdisho.

Bariisle:Tuesday 27 April2010(Muqdisho)Madaafiic ay ku nafwaateen kuna dhaawacmeen dad rayid ah ayaa galabta la isku weydaarsaday Xaafado badan oo ka mid ah Magaalada Muqdisho. Madaafiicdaani oo si goos goos ah ugu dhaxeysay Xaafadaha dadka rayid ah ee Magaalada Muqdisho ayaa bilowday Maanta duhurkii waxaana tiro Madaafiic ah ay ku soo dhaceen hareeraha Suuqa Bakaaraha ee [...]

Photo Gallery

Log in | Copyright© 2010 All Rights Reserved Bariisle.com