TACSI Inaalilaahi wa inaa Ilaheyhi Raajucuun Marxuumad( Muxibo cabdulaahi Guuleed )oo ku geeriyootay Magaalada Burco 12/04/2010
Bariisle:Tuesday 13 April 2010(BURCO)Anagoo ah dhamaan dadka hoos ku qoran waxaanu tacsi halkan ugu gudbinaynaa eheladii iyo asxaabtii geeridii ku timid marxuumad Muxibo cabdulaahi Guuleed oo ku geeriyootay
magaalada Burco 12/04/2010
- Mahamoud Ali laangadge iyo xaaskiisa
- Cabdulaahi cali laangadhe iyo xaaskiisa
- Axmed cali laangadhe iyo xaaskiisa
- Dhamaan ilmo cali laangadhe
- xaamud cabdi maxam iyo
- mustafe cabdi maxamed
- cabdi maxamed jaamac
- cabdi gurey iyo
dhamaan Reer maxamed jaamac waxaanu ilaaahay uga baryaynaa inuu marxuumadaa janatal furduusa ka waraabiyo ehelkeedii iyo anagana samir iyo iimaan naga siiy
Related posts:
- TACSI:Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajucuun Marxuum{Dr.Rashiid Abdi Hussein}
- TACSI:Inaalilaahi Wa inaa Ileyhi Raajucuun DR:RASHIID CABDI XUSEEN (RASHIID SANCADE)
- TACSI:Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajucuun Marxuum{Rashiid Abdi Hussein}
- TACSI:Inaalilaahi Waa inaa Ileyhi Raajucuun{Ururuka VOSOMWO Minority Women}
- GUDOOMIYIHII QURBA JOOGTA BEESHA REER SHEEKH MUSE DHARIYE (MARXUUN-AXMED MAXAMED DHINBIIL))oo ku geeriyoodey magaalada Doha,qadar
Short URL: http://www.bariisle.com/?p=1595













