Xalfad si heerasara ah loo soo agaasimay isla markaana lagu soo bandhigayay barnaamijka siyaasadeedka xisbiga kulmiye

Bariisle:28 Wednesday 28 April 2010(HARGEISA)Xalfad si heerasara ah loo soo agaasimay isla markaana lagu soo bandhigayay barnaamijka siyaasadeedka xisbiga kulmiye ee doorashada madaxto lagauna qabtay hotel maansoor ee magaalada hargaysa yada  ayaa waxaa ka soo qaybgalay qaybaha kala duwan ee bulshada cadaka ka soo qaygalayaashuna  ahaayeen 700 oo qof xafladan ayaa ugu horayntiiba waxaa lka hadlay Gudoomiyaha xisbiga kulmiye mudane axmed maxamed maxamuud siilaanyo waxaanu ka soo sheekeeyay sooyaalkii taariikheed ee xisbiga waxaanu sida kale soo bandhigay shaxdiisa siyaasdeed ee xisbiga

Dhinaca kale waxaa xalfadan wehelinaayay shahaado aaiyo aad u heersaraysay oo ka hadlaysay dabada ayaa waxaa gudoonsiinayay suldaan daakir xasan khaliif

Shahaadadan ayaa waxay aheyd mid aad u soo jidatay dhamaan ka soo qeybgalayaashaa xalfadan yimid iyadoo suldaanku ku sababeeyay gudoonsiintan shahaadadan balanqaaadka uu usameeyay beelaha lahaybsooco

Suldaan daakir saxaafadu wax ka waydiisay sababta uu shahadadan u bixiyay waxaa uu ku gaabsaday  oo kaliya anigu cidwalba oo umadayda wax u ogalba shahaadooyin iyo wax kastaba waa u huraynaa

Dhinacakale suldaanka iyo xisbigana waxaa ka dhaxeeya xidhiidh aad u qoto dheer

Related posts:

  1. Garabkii isbedel-doonka Udub oo shalay si rasmiya ugu biiray xisbiga mucaaridka ah ee Kulmiye
  2. Kulankan oo uu soo qaban qaabiyey Ururka Codka haweenka laga tirade badan yahay ee VOSOMWO isla markaana Maalgalisay hayada Caalamiga ah ee NED .
  3. Balanqaadyadii kulmiye galay oo dhicisoobay!!{Kamaal khadar KHaliif (CaliGeedi)
  4. Suldaan Daakir oo Dhambaal Hambalyo ah u diraaya Umada Islaamka!
  5. Gudoomiye ku xigeenka Kulmiye “Abdirahman Abdulqadir “Oo ka hadlay Aargoosiga Siilaanyo Uu Beeshiisa kula Dhaqmay ( Daawo Video)

Short URL: http://www.bariisle.com/?p=1848

Posted by on Apr 28 2010 Filed under WARAR. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Photo Gallery

Log in | Copyright© 2010 All Rights Reserved Bariisle.com