GUDOOMIYIHII QURBA JOOGTA BEESHA REER SHEEKH MUSE DHARIYE (MARXUUN-AXMED MAXAMED DHINBIIL))oo ku geeriyoodey magaalada Doha,qadar
INAALILAAH WAA INAA ILEEHIIN RAAJACUUN .
Holland-28-Aprill-2010- bahda shabakada gabooyenews iyo jaaliyada gabooyaha iyo ehelada kala jooga dalka Holland,Somaliya gaar ahaan Burco, Hargaysa, Berbea Iyo UAE, DOHA,ku nooli waxaanu tacsi tiiraanyo leh u dirayaan GUDOOMIYIHII QURBA JOOGTA BEESHA REER SHEEKH MUSE DHARIYE (MARXUUN-AXMED MAXAMED DHINBIIL))oo ku geeriyoodey magaalada Doha,qadar .
waxaana tacsida diraaya anagoo kala ah ,,
AXMED ISMAIL DINBIL IYO HAASASKIISA
XUSEEN ISMAIL DINBIL IYO XAASKIISA
MUSTAFE ISMAIL DINBIL
MAXAMED ISMAIL DINBIL IYO XAASKIISA
HOOYO CASHA QOWDHAN DUGAAL
HOOYO MARYAN DIIRIYE AXMED
ARDO XASAN JAMAC
XAAWA SALAAN QUULE
CABDI JIBRIIL JAAMAC
MAXAMUD JIBRIIL JAAMAC
CABDI CAATEEYE QOOLAAB
SICIID CAATEEYE QOOLAAB
IFRAAX YAASIN DHINBIL
CEEBLA DIIRIYE CUMAR
MOHAMED CUMAR CADIB
MAXAMED YAASIN DHINBIL
C/MOWLIID AXMED DHINBIL
HAWEEYA AXMED DHINBIL
MUBAARIK AXMED DHINBIL
C/RAXMAAN AXMED DHINBIL
KHADRA AXMED ISMAIL
MAXAMED XASAN FAARAX\
IYO DHAMAAN REER JIBRIIL JAAMAC,REER SICIID JAAMAC,REER DHINBIL JAAMAC,REER CAATEEYE QOOLAAB IYO DHAMAANBA BEESHA GABOOYE EE KU NOOL DALKA DIBADIISA IYO GUDAHIISUBA WAX AY TACSI TIIRAANYO LEH U DIRAYAA
XAASKII MARXUUMKA Qaali Ismail Dinbil iyo Caruurtiisa oo kala ah
Saacid Axmed Mohamed
Samsam Axmed Mohamed
Mowliid Axmed Mohamed
sahra Axmed Mohamed
c/naasir Axmed Mohamed
sowsan Axmed Mohamed
iyo dhamaan ehelada kale ee Marxuumka, waxaanan ilaahay uga baryaynaa inuu ilaahay janadii farwosa ka waraaabiyo Iilka Naacow qabow iyo ha ku siiyo Naruuro, AAMIN AAMIN AAMIN.
WABILAAHI TOWFIIQ
Mohamed Ismail Dinbil
wararka Holland…………
Related posts:
- Inaaliaahi Wa Inaa Ileyhi Raajucuun (MARXUUN-AXMED MAXAMED DHINBIIL))oo ku geeriyoodey Magaalada Doha(Qadar)
- Jaaliyada Qurba Joogta Gobooyaha Sweden TACSI U Diraya Qoyskii-Gudoomiyihii Qurba Joogta Muse Dhariye(MARXUUN-AXMEDNUR MAXAMED-DHINBIIL).
- JAALIYADA GABOOYAHA CANADA OO TACSI U DIRAYA QOYSKI-GUDOOMIYIHI QURBA JOOGTA MUSE DHARIYE(MARXUUN-AXMEDNUR MAXAMED-DHINBIIL).
- Gudomiyaha Qurba Joogta Beesha Muse Dhariye{Mudane:Rashid Abdillahi Gaas}
- Maamulka(gabooyenews.com)Iyo Qurba Joogta BEESHA -Gabooye Ee Yurub Iyo W/America Oo Hambalyeynaya Madaxweyna Cusub Muddane-, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Madaxweyne Ku Xigeenkiisa Mudane. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici)JSomaliland
Short URL: http://www.bariisle.com/?p=1865













C/RAHMAN AXMAD SHUBE IYO JAALIYADA KUWAIY TACSI U DIRAYA QOYSK-G-QURBA JOOGTA MUSEDHARIYE(MARXUUN-AXMEDNUR M-DHINBIL
KUWAIT-29-Aprill-2010-(Gabooyenews.com)- Inalilahi wa ina ilayhi rajucun.anigo ah C/RAXMAN AXMAD SHUBE kuna hadlaya magacayga iyo kan beesha GABOOYE EE KUWAIT waxan anigoo ka tiranyaysan gerida naxdinta leh ee ku timid gudomiyihi qurbajooga beesha muuse dheriyo(MARXUUN-AXMEDNUR M-DHINBIIL). ilahay naxaristijano haka warabiye axmed nuur dhinbiil oo ku geriyoday magalada doha ee dalka qadar waxanan marxumka ilahay uga baryayna inu janadi fardawsa ka warabiyo ehelki qarabadi iyo dhaman beesha muuse dheriyo IYO BEESHA GABOOYE ee uu odayasheeda masuliyinta ah kamid ahana ilahay samir iyo iimaaan haka siiyo.
marxumku ilahay ha u naxariste wuxu aha halgama jecel horumarka iyo jiritanka umadisa wuxuna dadalbadan ugu jiray sidi loo takulaynlaha shacbiga beesha gabooye ee dalka gudihisa kunool hadii aay noqon lahayd dhinaca waxbarashad iyo xaga diinta looguna dhisilaha goobo waxbarasho oo aay dadka danyarta ahi ay wax ku bartan.ilahay ha u naxaristo
waxa tacsida diraya dhaman qurbajooga beesha gabooye ee kuwait
axmad c/laahe cabde shube
adan c/laahe shube
c/raxman axmad shube
axmad salad cige
rashiid axmad shube
maxamad axmad shube
maxamad aabe shube
basra bare cali
khadra cige esmacil
xayad c/laahe shube
amun adan shube
c/risaq ciid csman dhabar
cali csman dhabar
yaxya cali csman
axmad adan shube
Qoska c/laahi cabde shube Iyo Jaaliyada gabooye ee kuwait Oo Tacsi U Dirayan Qoyski(MARXUUN-XASAN MUXUMED SHIDE”
kuwait-29-Aprill-2010-(Gabooyenews.com)- anigoo ah”c/rahman axmad shube”kuna hadlaya magaca qoska reer c/laahe cbde shube iyo ka dhamaan jaaliyada gabooye ee ku sugan dalka kuwait waxaan dhambaal tacsi ah u diraynaa eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey.
(MARXUUN-XASAN MUXUMED SHIDE”XIID”)
oo shalay oo taariikdu ahayd 27.4.2010 ku geeriyooday magaysa hargaysa. inaalilaaha wa inaa ilayhu raajucuun. waxaan marxuunka uga baryaynaa ilaahay inuu siiyo naxariistii jano ,ehladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan ka siiyo aamiin aamiin aamiin..
axmad c/laahe cabde shube
adan c/laahe shube
c/raxman axmad shube
axmad salad cige
rashiid axmad shube
maxamad axmad shube
maxamad aabe shube
basra bare cali
khadra cige esmacil
xayad c/laahe shube
amun adan shube
c/risaq ciid csman dhabar
cali csman dhabar
yaxya cali csman
axmad adan shube
c/rahman axmad shube
shube@ymail.com
kuwait