Jaaliyada Qurba Joogta Gobooyaha Sweden TACSI U Diraya Qoyskii-Gudoomiyihii Qurba Joogta Muse Dhariye(MARXUUN-AXMEDNUR MAXAMED-DHINBIIL).

Bariisle:Friday 30 April2010(Sweden)WAXAAN ANAGOO KALA AH DADKA XOOS KU QORAN AANU TACSI  TIIRAANYO LEH U DIRAYNAA ALLE HA U NAXARIISTEE
MARXUUN AXMED MAXAMED DHIBIIL OO AHAA  GUDOOMIYAHA QURBE JOOGTA BEESHA MUUSE WAXAAN MARXUUNAKA
ILLHAY UUGA BARYANAA INUU NAXARIISTT JANO KA WARAABIYO   XAASKII IYO CARUURTII IYO EHALIYADII UU KA
BAXAYNA SAMIR IYO IMAAN SAADIQA ILLHAY KA SIIYO AMIIIIIN WAXAAN KALOON TACISI U DIRAYAA DHAMAAN BEESHA REER SHEEKH MUUSE DHARIYO OO AAN HUBU INUU AHAA MARXUUNKU HALYEEY KA BAXAY BEESHA INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN HADABA WAXAA TACSIDAAS DIRAYA DADKAA HOOS KU QORAON OO KALA JOOGA SWEDAN .SOMALILANAD.UAE. DALAKA KUWEET. UK
1. AABO CABDILAAHI GAAS AADAN
2.HOOYO CAASHA CABDI DIIRIYE
3.AABO AXMED SHIDE MUXUMED XAYED
4.HOOYO CAASHA DOOL AADAN DIIDANE
5.RASHIID CABDILAAHI GAAS
6.SAHRA AXMED SHIDE
7.KHADRA CABDILAAHI GAAS
8.SAFIYA AXMED SHIDE
9.NIMCO CABDILAAHI GAAS
10.CABDI AXMED SHIDE
11.CALI CABDILAAHI GAAS
12. CISMAAN CIID CISAAN DHABAR
13. CABDIRISAAQ CIID CISAMAAN DHABAR
14.MAXAMED CABDI DIIRIYE
15.HOOD LUUL AXMED SHIDE 16.FUAD CABDILAAHI GAAS 17.MAXMED AXMED SHIDE
MAR LABAAD WAXAANU DHAMAATYO LEENAHAY INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN
                       ILLAHAY SAMRI IYO IMAAN HA INNAGA WADA SIIYO
MARXUUN  AXMED MAXAMED DHINBIIL GUDOOMIYAHII QURBE JOOGATA BEESHA REER SHEEKH MUUSE
                                         QALANKII
                                          GUDOOMUYAHA QURBE JOOGTA GABOOYHA SOMAALILAND
                                                       RASHIID CABDILAAHI GAAS
                                                                   SWEDEN…………….

Related posts:

  1. JAALIYADA GABOOYAHA CANADA OO TACSI U DIRAYA QOYSKI-GUDOOMIYIHI QURBA JOOGTA MUSE DHARIYE(MARXUUN-AXMEDNUR MAXAMED-DHINBIIL).
  2. GUDOOMIYIHII QURBA JOOGTA BEESHA REER SHEEKH MUSE DHARIYE (MARXUUN-AXMED MAXAMED DHINBIIL))oo ku geeriyoodey magaalada Doha,qadar
  3. Yaan Codadkeenu Noqon hal bacaad lagu lisay‏{Gudoomiyaha Qurba Joogta Muse Dhariye Mudane:Rashid Abdullaah Gaas
  4. Gudomiyaha Qurba Joogta Beesha Muse Dhariye{Mudane:Rashid Abdillahi Gaas}
  5. TACSI:Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajucuun Marxuum{Dr.Rashiid Abdi Hussein}

Short URL: http://www.bariisle.com/?p=1884

Posted by on Apr 30 2010 Filed under WARAR. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Jaaliyada Qurba Joogta Gobooyaha Sweden TACSI U Diraya Qoyskii-Gudoomiyihii Qurba Joogta Muse Dhariye(MARXUUN-AXMEDNUR MAXAMED-DHINBIIL).”

  1. maxamed cabdi rashiid

    waxaan doonayaa inaan ku soo biiro jaaliyada soomaaliyeed ee ku nool wadanka sweden idinkoo raali ah

Leave a Reply

Photo Gallery

Log in | Copyright© 2010 All Rights Reserved Bariisle.com Designed by Bariisle Media

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress