Bariisle:Monday 31 May 2010(Johannesburg) Kooxo S/Akrikaan ah ayaa Maalmihii la soo dhaafay dil, dhaawac iyo dhac waxaa ay u geysteen Ganacsatada Soomaalida ee ku nool Magaalada Johannesburg ee dalka S/ Afrika. Cali Maxamed Cali oo kamid ah Dhalinyarada Soomaalida ah ee ku ganacsatada Johannesburg ee wadanka South Afrika oo Shabelle la hadlay ayaa waxa uu [...]
May 31 2010 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle:Monday 31 May 2010(Ceelbarde)Dagaalo culus oo u dhexeeyay ciidamada dowalada KMG ee Soomaaliya oo gacan ka helayay kuwa Ethiopia iyo Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa xalay waxa ay ka dhaceen degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool. Dagaalkan oo dhacay xalay Saqdii dhexe ayaa waxaa la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala gadisan, waxaana uu ka dhacay [...]
May 31 2010 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle:Monday 31 May 2010(Muqdisho)Gudiga Maaliyada Baarlamaanka KMG ee Soomaaliya ayaa eedeemo waxa ay u jeediyeen gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka KMG Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan. Maxamed Sheekh Cali Woosh oo ah gudoomiye ku xigeenka gudiga Maaliyada Baarlamaanka KMG ee Soomaaliya ahna sii hayaha xilka gudoomiyaha gudiga oo Shabelle waraysi siinayay ayaa waxa uu sheegay in [...]
May 31 2010 | Posted in
WARAR |
Read More »
Wareysi Uu siiyey Madaxweyha Djibouti BBC-SOMALI Mudane,Ismail Omar Geele
May 31 2010 | Posted in
MAQAALO |
Read More »
Bariisle:Saturday 29 May 2010(LONDON)David Cameron oo ah Ra’iisul wasaaraha Cusub ee dalka Ingiriiska ayaa talaabo wanaagsan ku tilmaamay howlgalada la dagaalanka burcad badeeda Soomaalida ay Maraakiibta shisheeye ka wadaan biyaha Soomaaliya iyo meelaha ku dhow dhow gaar ahaan dowladda wadanka Kenya. Ra’iisul wasaaraha Britain ayaa hadalkaani sheegay kadib kulan uu Magaalada London kula qaatay dhigiisa [...]
May 29 2010 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle:Saturday 29 May 2010(Muqdisho)Wasiiru dowlaga wasaarada gaashaandhiga dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Yuusuf Max’ed Siyaada Indhacadde ayaa sheegay in qaraxii habeen ka hor lagula eegtay wadada Makka Al Mukarama uu ahaa mid laga hagayayXarunta Madaxtooyada. Wasiiru dowlaha Wasaarada Gaashaandhiga ee dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacade oo maanta shir jaraa’iid ku qabtay magaalada Muqdisho [...]
May 29 2010 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle:Saturday 29 May 2010(Muqdisho)Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Arimaha Qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay in dagaaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay dalka Soomaaliya bishaan oo kaliya ay ka barakaceen 17,000 oo qofood. Warbixin Maalintii shalay ka soo baxdsay Magaalada Geneva ayaa waxaa lagu sheegay in saameyn badan ay yeesheen dagaaladii Bishaan sii dhamaanaysa ka dhacay [...]
May 29 2010 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle:Friday 28 May 2010(Muqdisho)Qaraxa sababay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad rayid ah ayaa xalay fiidkii waxaa qeybo kamid ah Wadada Makka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho lagula eegtay Wasiiru dowlaha Wasaarada Gaashaandhiga ee dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacade. Qaraxan oo abaaro 8-dii Fiidnimo ee xalay ka dhacay agagaarka Isgoyska Dabka ee [...]
May 28 2010 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle:Wednesday 26 May 2010(BERBERA)Ururka Codka Haweenka laga tirada badan yahay (Voice Of Somaliland Minority Women Organisation ) (VOSOMWO) ayaa shalay Siminaar ugu qabtay Magaalada Berbera xubno tiradoodu gaadhaysay 30 xubnood oo Ka kala socday qaybaha kala duwan ee bulshada beelaha lahayb sooco ee ku dhaqan magaalada Berbera. Siminaarkan ama tobabarkan ay soo qaban qaabiyeen ururka [...]
May 26 2010 | Posted in
MAQAALO,
WARAR |
Read More »
Bariisle:Tuesday 25 May 2010(Muqdisho)Mudanayaasha Baarlamaanka KMG Soomaaliya ee ka soo jeeda gobolada Sool iyo Sanaag ayaa ugu baaqay Maamulka Somaliland in ay Ciidamadooda kala baxaan goboladaasi. Kadib kulan ay maanta magaalada Muqdisho ku yeesheen Xildhibaano katirsan Basarlamaanka KMG ee Soomaaliya islamarkaana ka soo jeeda gobolada Sool iyo Sanaag ayaa waxa ay Maamulka Somaliland ku eedeeyeen [...]
May 25 2010 | Posted in
WARAR |
Read More »