TACSI:INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJUCUUN!!{Marxuun ABDULLAHI HEYBE MIRE }

Bariisle:Thursday 20 May 2010(LONDON)waxaan Tacsi u dirayaa Ehelkii iyo qaraabadii u ka baxay  Marxuun ABDULLAHI HEYBE MIRE oo Dhawaan  ku Geeriyoodey Magaalada Hargeisa Alle waxaan uga baryeyaa Inuu U Naxariisto Ehelkii iyo Qaraabadii uu kabaxayna Samir iyo Iiman Alle ha ka siiiyo

waxaan Tacsi u diraysa Ehelkii iyo qaraabadii Ay ka baxday Marxuumad XABIIBA CISMAAN DHABAR oo ku geeriyotay Magacalada  Dubai 18/05/2010

Alle waxaan uga baryeyaa Inuu U Naxariisto Ehelkii iyo Qaraabadii uu kabaxayna Samir iyo Iiman Alle ha ka siiiyo

Allaahuma Aamin Allaahuma Aamin

Mohamed Nuur Mooge(somali6)

Related posts:

  1. Inaaliaahi Wa Inaa Ileyhi Raajucuun (MARXUUN-AXMED MAXAMED DHINBIIL))oo ku geeriyoodey Magaalada Doha(Qadar)
  2. INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN!{Abdullahi Mohamed Aden(Gurey)}
  3. TACSI:Inaa​lilaahi Waa inaa Ileyhi Raajucuun{Ururuka VOSOMWO Minority Women}
  4. TACSI:Inaalilaahi Wa inaa Ileyhi Raajucuun Marxuum{Rashiid Abdi Hussein}
  5. Tacsi inalilahi wa ina ilayhi raajucun!!{Marxuun Abdullahi Heybe Mire }

Short URL: http://www.bariisle.com/?p=2093

Posted by on May 19 2010 Filed under AR.BULSHADA. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Photo Gallery

Log in | Copyright© 2010 All Rights Reserved Bariisle.com