Tacsi inalilahi wa ina ilayhi raajucun!!{Marxuun Abdullahi Heybe Mire }
Bariisle:Thurday 20 May 2010(HARGEISA)Anigoo kuhadlaya magacayga iyo kan Beesha Muuse Dheriyaba waxan tacsi u diraya ilahay naxaristijano hakawarabiye{Marxuun Abdullahi Heybe Mire } oo kamid ahaa odayasha beesha muuse dheriyo,waxanan ilahay uga baryayna marxumka inuu janadi fadawsa uu kawarabiyo ehelki iyo qarabadi iyo dhaman beesha muuse dheriyaba Inalilahi wa ina ilayhi rajucun.
Waxa tacsidan diraya suldan maxamed suldan cabdi ismaciil iyo xaaskiisa ifrax cabdi jamac iyo dhaman jaliyadaha beesha muuse dheriyo ee qaarada yurub
Inalilahi wa ina ileyhirajucun.
Related posts:
- TACSI:INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJUCUUN!!{Marxuun ABDULLAHI HEYBE MIRE }
- TACSI:Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajucuun Marxuum{Rashiid Abdi Hussein}
- Jaaliyada Qurba Joogta Gobooyaha Sweden TACSI U Diraya Qoyskii-Gudoomiyihii Qurba Joogta Muse Dhariye(MARXUUN-AXMEDNUR MAXAMED-DHINBIIL).
- Gudomiyaha Qurba Joogta Beesha Muse Dhariye{Mudane:Rashid Abdillahi Gaas}
- JAALIYADA GABOOYAHA CANADA OO TACSI U DIRAYA QOYSKI-GUDOOMIYIHI QURBA JOOGTA MUSE DHARIYE(MARXUUN-AXMEDNUR MAXAMED-DHINBIIL).
Short URL: http://www.bariisle.com/?p=2163













