Archive for: May, 2010

Maraykanka oo qorsheenaya in uu duulaan xaga cirka ah ku qaado Burcad badeeda.

TweetBariisle:Tuesday 25 May 2010(Washington)Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in ay suurto galtahay in weeraro xaga Cirka ah oo ay ku bartilmaameedsanayso Kooxaha Burcada badeeda Soomaalida iyo Islaamiyiinta Soomaaliya ay ka fuliso gudaha wadanka Soomaaliya. Sida ka muuqata war bixin sir ah oo laga helay Wasaarada Gaashaandhiga ee dalka Mareykanka ayaa tilmaamaysa in dowladda Mareykanka ay qorsheenayso [...]

Taliska Booliska dowladda KMG Soomaaliya oo qorsheenaya dagaalo ay qaadaan.

TweetBariisle:Tuesday 25 May 2010(Muqdisho)Taliska Booliska dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in ay wadaan abaabulo ay ku weerarayaan goobaha ay maamulaan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab iyo Ururka Xisbul Islaam. Kadib shir jaraa’iid oo uu Muqdiso ku qabtay Afhayeenka Ciidanka Booliska ee dowladda KMG Soomaaliya Gaashaanle sare C/laahi Xasan Bariise ayaa waxa uu shaaca [...]

Tacsi inalilahi wa ina ilayhi raajucun!!{Marxuun Abdullahi Heybe Mire }

Tweet  Bariisle:Thurday 20 May 2010(HARGEISA)Anigoo kuhadlaya magacayga iyo kan Beesha Muuse Dheriyaba waxan tacsi u diraya ilahay naxaristijano hakawarabiye{Marxuun Abdullahi Heybe Mire }   oo kamid ahaa odayasha beesha muuse dheriyo,waxanan ilahay uga baryayna marxumka inuu janadi fadawsa uu kawarabiyo ehelki iyo qarabadi iyo dhaman beesha muuse dheriyaba Inalilahi wa ina ilayhi rajucun. Waxa tacsidan diraya [...]

Wadooyinka Muqdisho oo ay buuxfaadhiyeen gaadiid wada qoysas Barakacayaal ah.

TweetBariisle:Sunday 23 May 2010(Muqdisho)Kadib dagaalo iyo duqeymo sedaxdii maalin ee la soo dhaafay joogta ka ahaa degmooyinka dhaca dhinaca waqooyi ee gobolka Banaadir ayaa waxaa ay sababeen in halkaasi ay ka barakacaan dadkii fara ku tiriska ahaa ku haray degmooyinkaasi. Degmooyinka ay dadku ka barakacayaan ayaa waxaa ka mid ah degmada Boondheere, Shibis iyo C/casiis [...]

Qasaaraha ka dhashay dagaalkii saakay oo kordhay iyo Xaalada oo waxooga degan.

TweetBariisle:Sunday 23 May 2010(Muqdisho)Waxaa sii kordhey qasaaraha ka dhashay dagaal xoogan oo saakay ka qarxay degmooyinka Hodon iyo howlwadaag iyadoo xaaladu ay haatan tahay mid ka degan sidii saakay. Dagaaladan saacadaha socday ee maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo u dhexeeyay ciidamada dowlada KMG Soomaaliya iyo kuwa culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca oo garabsanaya ciidamada AMISOM [...]

Dagaal culus oo gabaldhicii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.

TweetBariisle:Saturday 22 May 2010(Muqdisho)Dagaal culus islamarkaana u dhaxeeya Ciidamada dowladda KMG ee Soomaaliya iyo Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa gabaldhicii maanta waxa ay ka dhaceen xaafado kamid ah degmooyinka Boondheere iyo Shibis ee gobolka Banaadir. Dagaalka ayaa waxaa la sheegay in labada dhinac ay isku adeegsadeen hubka noocyadiisa kala duwan iyadoona la sheegay in uu [...]

Gudigii loo xilsaaray diyaarinta doorashada gudoomiyaha Baarlamaanka oo musharax

TweetBariisle:Saturday 22 May 2010(Muqdisho)Gudigii loo xilsaaray diyaarinta doorashada gudoomiyaha Baarlamaanka KMG ee Soomaaliya ayaa musharaxiinta u qabtay in 48-saac ay isku soo diiwaan galiyaan. Kadib kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho gudigii ka koobnaa 15-ka xubnood islamarkaana katirsanaa xubnaha Baarlamaanka dhawaana loo magacaabay qaban qaabada doorashada gudoon cusub oo uu yeesho Baarlamaaka Soomaaliya ayaa  [...]

Ban-ki Moon “Dalka Soomaaliya waa wadanka ugu qatarta badan Caalamka”

TweetBariisle:Saturday 22 May 2010(Istanbul) Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban-ki Moon ayaa isagoo ka hadlayay Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga waxaa uu ku tilmaamay Xaalada dalka Soomaaliya mid ugu qatarsan Caalamka. Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa maanta oo sabti ah waxa uu ka sheegay magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga in dalka Soomaaliya uu yahay [...]

Shir Maalintii Labaad Istanbuul uga socda Soomaalida iyo Beesha Caalamka.

TweetBariisle:Saturday 22 May 2010(Istanbul)Waxaa Maalintii labaad Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ka socda Shir looga hadlayo Xaaladda amaan ee dalka Soomaaliya islamarkaana ay ka qeyb galayaan madax ka kala socota beesha Caalamka iyo Soomaaliya. Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga ayaa maalintii labaad waxaa si habasami leh uga soconaya shir ay iska kaashanayaan Qaramada Midoobay iyo [...]

INAALILAAH WAA INAA ILEEHIIN RAAJACUUN ,(MARXUUMDA XABIIBA CSMAN DHABAR)

Tweet Kuwait-18-5-2010(Gabooyenews)INAALILAAH WAA INAA ILEEHIIN RAAJACUUN anagoo ah dadka magacyadoodu hoos ku qoraan yihiin ,waxanu tacsi u diraynaa qoyskii iyo qaraabadii uu kageeriyootay alaha u naxariistee (MARXUUMADA . XABIIBA CSMAN DHABAR) oo ku geeriyootay magaalada dubae waxaanu ilaahay uga baryaynaa inuu marxuumada janadi fardawsa kawaraabiyo . qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyootayna samir iyo iimaan [...]

Photo Gallery

Log in | Copyright© 2010 All Rights Reserved Bariisle.com Designed by Bariisle Media

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress