Sh C/qaadir Sh Maxamed Aden (Sh Cukaashe) oo dardaaran u jeedshay Umada Soomaaliyeed (Daawo )
Bariisle: Sunday 20 June 2010(Minnesota):-Sh C/qaadir Cukaashe oo ka mid culimada Soomaaliyeed ee dowrka ku leh dacwada dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa waxaa uu dar daaran guud u jeedshay Umada Soomaaliyeed gaar haan Jaaliyada Soomaali yeed ku nool dalka Maraykanka .
Sh C/qaadir Cukaashe ayaa dardaarankiisa u soo jeedshay DFKM iyo kooxaha ka soo horjeeda ee AL_shabaab iyo Xisbul Islaam isaga o ugu baaqay in ay umada Islaamka ee Soomaaliyeed ay u naxaan ayna ka joojiyaan dagaalka ay ku kor dagaalamayaan.
ShC/qaadir Cukaashe ayaa waxaa ka mid ah arimaha uu ka hadlay
1-Ciidanka AMISOM
2-Dagaalka ka dhex dhacay Al-Shabaab iyo Xisbiga
3-DFKM in ay ka runsheegto ku dhaqanka Shareecada Islaamka
4-Is qarxiska iyo waxa uu Islaamku ka qabo
5-Talo u jeedin Qurbo joogta
6-Kooxeysiqa iyo Tafaruqa.
7-Salafiya Jadiida maxay tahay mana jirtaa ?
Halkan Ka dhageyso dardaaranka Sh C/qaadir Cukaashe oo Maqal iyo Muqqal leh.
Related posts:
- Ururka Sinaanta iyo Cadaalada Umada gabooye ayaa waxaan hambalyo diraynaa Duqa cusub ee loo doortay magaalada jigjiga Engineer Guleed Dheeg Maxamed,
- Suldaan Daakir oo Dhambaal Hambalyo ah u diraaya Umada Islaamka!
- ‘xasaan xuseen”waa nin Faafiya Afkaarta”khawaarijta”Dadka gaaleysiiya(Halkan ka Dhageyso)Sheekh C/qaadir Cukaasha
- Kulan looga hadlayay arimaha Qaxootiga Soomaaliyeed ee dalka Gariiga oo shalay Athens ku dhexmaray dowlada Giriiga iyo Jaaliyada Soomaaliyeed.
- Madaxweyne Shariif oo u Hambaliyeeyay Umadda Soomaaliyeed.
Short URL: http://www.bariisle.com/?p=2350












