Archive for: June, 2010

Dowladda KMG oo sheegtay inay wadahadal kula jirto saraakiil Xisbul Islaam ah.

TweetBariisle:Monday 21 June 2010(Muqdisho)Wasaarada Warfaafinta dowladda KMG Soomaaliya ayaa maanta sheegtay in dowladda KMG ay wahadal kula jirto Saraakiil ka tirsan Ururka Xisbul Islaam islamarkaana ay ku hanweyntahay in dowladda ka mid dhigto. Kadib shir jaraa’id oo uu maanta Magaalada Muqdisho ku qabtay Afhayeenka Wasaarada Warfaafinta dowladda KMG C/risaaq Max’ed Qeylow ayaa waxaa uu kaga [...]

Guddiga doorashada Somaliland oo soo saaray Tirada codbixiyeyaasha Somaliland.

TweetBariisle:Monday 21 June 2010(HARGEISA)Guddiga doorashada Somaliland ayaa shalay soo saaray liiska rasmiga ah ee u dambeeyay ee cod bixiyeyaasha doorashada, waxaana ay sheegeen in doorashadu ay dhaceyso waqtigii loo iclaamiyay. Shir jaraa’id oo guddigu ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa waxa lagu soo bandhigay tirada guud ee dadka codkooda ka dhiiban doona doorashada Somaliland oo ah [...]

Sh C/qaadir Sh Maxamed Aden (Sh Cukaashe) oo dardaaran u jeedshay Umada Soomaaliyeed (Daawo )

TweetBariisle: Sunday 20 June 2010(Minnesota):-Sh C/qaadir Cukaashe oo ka mid culimada Soomaaliyeed ee dowrka ku leh dacwada dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa waxaa  uu dar daaran guud u jeedshay Umada Soomaaliyeed gaar haan Jaaliyada Soomaali yeed ku nool dalka Maraykanka . Sh C/qaadir Cukaashe ayaa dardaarankiisa u soo jeedshay DFKM iyo kooxaha ka [...]

Ra’iisul wasaare Zanawi oo ku baaqay in la taageero dowladda KMG.

TweetBariisle:Saturday 19 June 2010(Addis-Ababa)Ra’iisul wasaaraha dalka Ethiopia Meles Zanawi ayaa beesha Caalamka  ugu baaqay in taageero deg deg ah oo buuxda lasiiyo dowladda KMG Soomaaliya si dowladda ay ugu suura gasho in ay dib u soo celiso xasiloonidi Somaaliya. Ra’iisul wasaaraha dalka Ethiopia Meles Zanawi ayaa saxaafada mar uu kula hadlayay magaalada Addis ababa ee [...]

Ciidamada NATO oo Burcad badeed iyo argagixiso ka baaraya Magaalada Laasqori.

TweetBariisle:Friday 18 June 2010(LAASQORI)Ciidamada badda ee Gaashaanbuurto NATO ee ku sugan biyaha Soomaaliya ayaa kulamo looga hadlayo sidi looga hortagi lahaa burcad badeeda Soomaalida iyo kooxo ay ku sheegeen in ay argagixiso yihiin waxaa ay magaalada Laasqori kula qaateen Maamulka Magaaladaasi. Kulankaani oo la sheegay in uu ka dhacay gudaha Markab laga leeyahay wadanka Talyaaniga [...]

Maraykanka oo joojinaya taageerada Militari ee dowladda KMG Soomaaliya.

TweetBariisle:Friday 18 June2010(New York) Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in ay hakinayso taageerida dhinaca militari ee ay siiso dowladda KMG ilaa inta dowladda KMG Soomaaliya ay meel ka saareyso wararka sheegaya inay askareyso  caruur da’doodu ay aad u yartahay. Sinatar u hadlay dowladda Mareykanka ayaa waxa uu walaac ka muujiyay  Caruur qorashada lagu eedeeyay dowladda KMG [...]

Ciidanka Naafada Xooga dalka oo difaacay Janaraal Max’ed Cali Samatar.

TweetBariisle:Friday 18 June 2010(Muqdisho)Ciidanka Naafada xooga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta difaacey Janaraal Samatar iyagoo xasuuqa lagu eedeeyana sheegay in ay geysteen rag kale oo ay magacyadood tiriyeen. Ciidanka Naafada Xooga dalka Soomaaliyeed ee  ku jira Isbitaalka Martiini oo Shabelle ay maanta booqatay ayaa dhamaantood si isku fakir ah waxaa ay uga hadleen dacwada loo heysto [...]

Shan nin o burcad badeeda Somaali ah oo lagu maxkmadeeyay Dalka Holland.

Tweet Bariisle:Thursday 17 June 2010(Rotterdam)Ragaani oo in mudo ah dacwadoodu ay ka socotay gudaha dalka Holland kadib markii ay wadankaasi geeyeen ciidamada badda ee wadanka Dernmark oo gacanta ku dhigay xili ay isku dayayeen in ay qafaashaan Markab marayay biyaha gacanka cadan ayaa maanta waxa lagu xakumay Shan Sano oo xarig. Maxkamada Magaalada Rotterdam ee [...]

Maamulka Ximan iyo Xeeb oo xukun qisaas ah ka fuliyay degmada Cadaado.

TweetBariisle:Thursday 17 June 2010(CADAADO) Maamulka Ximan iyo Xeeb ee degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa maanta xukun qisaas ah waxaa uu ku fuliyay ruux la sheegay in horay uu u dilay qof kale kadib markii la soo saaray Maxkamada Maamulkaasi. Maxkamada Maamulka Ximan iyo Xeeb ee Magaalada Cadaado ayaa maanta xukun dil ah waxaa ay ku [...]

Hay’adda HRW oo ku eedeysay booliska Kenya inay jirdilaan Qaxootiga Soomaalida.

TweetBariisle:Thursday 17 June 2010(Nairobi)Hay’ada Xaquuqda aadanaha ee HRW ayaa sheegtay in ciidamada Boliiska wadanka Kenya ay dhibaatoyin farabadan ku hayaan dadka Soomaalida ee ka soo cararaya dalkooda Soomaaliya islamarkaana doonaya inay gaaraan xerooyinka waweyn ee Qaxootiga ee dalkaasi Kenya. Warbixin Hay’adu Maanta oo khamiis ah ay soo saartay ayaa waxa ay ku sheegtay in cidamada [...]

Photo Gallery

Log in | Copyright© 2010 All Rights Reserved Bariisle.com Designed by Bariisle Media

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress