Archive for: July, 2010

Muuse Dhariyo, Cidina Uma Maqna Ceelna Uma Qodna!{Aqoonyahan: Khadar Xussein Gabiley}

Bariisle:Saturday 31 July 2010(HARGEISA)Marka hore waxaan salaamayaa shacbi weynaha muuse dhariyo meelkasta oo ay joogaan waxaanan leeyahay Asallaamu caleykum waraxmatullaahi wa barakaatu, Sallaan kadib anigoo kamid ah dhalinyarada aqoonyahanka beesha muuse dhariyo waxaan maanta jecleystey inaan si dhab ah qalinka uugu duugo wax badan oo ka dhex guuxaya dareenka guud ahaan beesha muuse gaar ahaan [...]

Kud ka Guur oo Qanjo u Guur{Gudoomiyaha Qurba Joogta Gabooyaha Somaliland Mude Rashiid Abdullahi Gas}

Bariisle:Thurday 29 July 2010(Sweden)waxaan halakan ku soo gudbinayaa anigoo ku hadalayaa araarata iyo fikirka qurbe joogta gabooyaha reer somaliland sidaan wada og soonahay waxa somaliland   ka qabsoomay doorasho dhacay 26/06/2010 taas oo ahyeed doorashadii maxdawayaha iyo kuxigeenka jsomaliland waxa ku guulaysaty xisbigii mucaardika ahaa ee KULMIYE oo uu murashax u ahaa  axmed maxamed maxmuud siilaayo [...]

Qurba Joogta Beelaha Gabooye Oo Baaq U Diraya Hay,adaha Xaquuqal Iisaanka iyo Baaq Cambaareyn Ku-JSomaliland.

Bariisle:Thursday 29 July 2010(CANADA)Baaq Cambaareyn Ah..Hadaanu nahey Qurba Joogta Beelaha Gabooye ee reer somaliland waxaanu si kulul u cambaareyneynaa madaxweynaha cusub ee somaliland oo ku tuuntey xaquuqdaan ku lahey golihiisa wasiirada.. Baaq.. Ku -Hay,adaha Xaquuqal Iisaanka Caalamka. Ku-Hay,ada,Qaramada Midoobey. Ku-Ururka Midowga Yurub . Ku -Ururka Midowga Africa. Ku-Ururka Jaamacada Carabta. Ku-Urur Goboleedka Igad. Ku-Dalalka Caalamka [...]

Madaxweyne; Waxaad Dhistay Xukuumad Ka Kooban Qaran iyo Qurbajoog

Bariisle:Thursday 29 July 2010(HARGEISA)Somaliland waxay soo martay hayaan dheer oo lahaa wakhtiyo farxadeed iyo kuwa murugoba lahaa, waxa shalay 27 july 2010 loo dhaariyey talada dalka Madaxweynihii 4aad. Mudane Axmed Maxamed (Siilaanyo) . Alle ha u naxariistee Cabdiraxmaan Axmed Cali ( Tuur) ayaa ahaa Madaxweynihii u horeeyey ee Somaliland oo lagu xasuusto ku dhawaaqidii gooni-isutaaga [...]

Cakuye Beelaha Gabooye Reer Somaliland Miyaaney U Qalmiin Wasiir Buuxa. Aaweyse Sinaanti Iyo Cadaaladii M-Siilaanyo Wade

Bariisle:Wednesday 28 July 2010(CANADA)Tan iyo intii ay jsomaliland ku dhawaaqdey gooni isu taaga jsomaliland -1991-ilaa hada oo ay tahey 2010.beelaha gabooye ee reer somaliland waxey soomareen marxalado kala duwaan oo iskugu jirey calaad,la,aan sinaan la,aan xaqiraad iyo duudsi cadaana oo xaquuqdooda la duudsiyo waxeyna intaasba ku soo naalonayeen riyo iyo rajo aan dhamaan oo ku [...]

Madaxwaynaha Cusub ee Somaliland oo Ku Dhawaaqay Golaha Wasiirada ee Xukuumadiisa.

Bariisle:Wednesday 28 July 2010(HARGEISA)Madaxwaynaha cusub ee talada dalka la wareegay Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa goor dhawayd ku dhawaaqay golaha wasiirada xukuumadiisa, isagoo ku sugan madaxtooyada jamhuuriyada Somaliland. Liiska Golaha wasiirada ee xukuumada Axmed Siilaanyo waa ku hoos ku qoran: 1. Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada iyo Xidhiidhka caalamiga Dr. Maxamed C/laahi Cumar 2. Wasiirka Wasaarada [...]

Maamulka(gabooyenews.com)Iyo Qurba Joogta BEESHA -Gabooye Ee Yurub Iyo W/America Oo Hambalyeynaya Madaxweyna Cusub Muddane-, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Madaxweyne Ku Xigeenkiisa Mudane. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici)JSomaliland

Bariisle:Wednesday 28 July 2010(CANADA)Maamulka Bahda shabakada wararka ee (Gabooyenews.com) iyo jaaliyada qurba joogta Yurub iyo north america ,ee beelaha gabooye ee reer somaliland waxey si wada jira hambalyo iyo bogaadiin aan la soo koobi kariin ay hawada u marinayaan madaxweynahooda cusub ee maanta la wareegey xilka madaxweyne nimada jamhuuriyada somaliland ,Muddane-, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) [...]

Ku dhawaad 20 qof oo ku dhintay dagaal Galabta ka dhacay Muqdisho.

Bariisle:Tuesday 27 July 2010(Muqdisho)In ka badan 18 ruux ayaa ku dhintay tiro intaasi ka badana waa ay ku dhaawacmeen dagaal iyo duqeyn galabta ka dhacay Xaafado ka mid ah degmooyinka Hodon iyo Howlwadaag ee Magaalada Muqdisho. Dagaalkaani oo ay bar bar socdeen duqeyn waxyeelo soo gaarsiiyay dad rayid ah  ayaa yimid kadib markii galabta Ciidamada [...]

Dowladda Senegal oo aqbashay in ciidamadeeda ay u soo dirto Soomaaliya.

Bariisle:Tuesday 27 July 2010(Kampla)Dowlada Wadanka Senegal ayaa aqbashay in Ciidamo ka socda dalkaasi ay u soo dirto gudaha dalka Soomaaliya si ay uga mid noqdaan Ciidamada nabad ilaalinta ee ku sugan Magaalada Muqdisho. Kadib markii dhawaan madaxweynaha dalka Uganda uu ugu baaqay madaxda Afrika in ay si deg deg ah ciidamo u geeyaan Soomaaliya ayaa [...]

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Siilaanyo iyo ku xigeenkiisa oo maanta la dhaariyay

Bariisle:Tuesday 27 July 2010(HARGEISA)Xaflad balaadhan oo lagu dhaarinayay madaxaynaha cusub ee Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo iyo ku xigeenkiisa Cabdiraxmaan Saylici ayaa maanta lagu qabtay xarunta qasriga madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland ee magaalada Hargeysa. Xafladan oo ay ka soo qaybgaleen Waftiyo balaadhan oo ka kala socday wadama jaaarka ah sida Kenya oo uu ka socday [...]

Photo Gallery

Log in | Copyright© 2010 All Rights Reserved Bariisle.com