Madaxwaynaha Cusub ee Somaliland oo Ku Dhawaaqay Golaha Wasiirada ee Xukuumadiisa.
Bariisle:Wednesday 28 July 2010(HARGEISA)Madaxwaynaha cusub ee talada dalka la wareegay Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa goor dhawayd ku dhawaaqay golaha wasiirada xukuumadiisa, isagoo ku sugan madaxtooyada jamhuuriyada Somaliland.
Liiska Golaha wasiirada ee xukuumada Axmed Siilaanyo waa ku hoos ku qoran:
1. Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada iyo Xidhiidhka caalamiga Dr. Maxamed C/laahi Cumar
2. Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Dr. Maxamed Cabdi Gaboose
3. Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta Dr. Sacad Ali Shire
4. Wasiirka Wasaarada Maaliyada Eng. Maxamed Xaashi Cilmi
5. Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud iyo Gaadiidka Xuseen Axmed Caydiid
6. Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Samsam Cabdi Aadan
7. Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Dr. Xuseen Muxumed Maxamed
8. Wasiikra Wasaarada Gaashaandhiga Axmed Xaaji Cali Cadami
9. Wasiikra Wasaarada Ganacsiga Warshadaha iyo Dalxiiska C/risaaq Khaliif Axmed
10. Wasiikra Wasaarada Xanaanada Xoolaha Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga Dr. Axmed Xaashi Oday
11. Wasiikra Wasaarada Boosaha iyo Isgaadhsiinta C/risaaq Ibraahin Maxamed
12. Wasiikra Wasaarada Cadaalada iyo Garsoorka Prof Ismaaciil Muumin Aare
13. Wasiikra Wasaarada Diinta iyo awqaafka Sheekh Khaliil C/laahi Axmed
14. Wasiikra Wasaarada Shaqada iyo Ariamaha Bulshada Ilhaan Maxamed Jaamac
15. 8. Wasiikra Wasaarada Kaluumaysiga Khayraadka Badda iyo Maamulka Dekadaha Dr. Maxamd Yaasiin Xasan
16. Wasiikra Wasaarada Macdanta Biyaha iyo Tamarta Dr. Xuseen Cabdi Ducaale
17. Wasiikra Wasaarada Ciyaaraha Dhalinyarada iyo Dhaqanka Maxamed Xaashi Madar
18. Wasiikra Wasaarada Beeraha Prof Faarax Cilmi Maxamuud
19. Wasiikra Wasaarada Duulista iyo Hawada Maxamuud Xaashi Cabd
20. Wasiikra Wasaarada Warfaafinta C/laahi Jaamac Cismaan
(Geel jire)
Wasiir ku xigeenada xukuumada cusub ee uu madaxwaynaha cusubi ku dhawaaqay waxaa ka mid ah:
Wasiir ku xigeenka waxbarashada iyo tacliinta sare Cali Xaamud Jibriir
Wasiir ku xigeenka Wasaarada Arimaha dibada Maxamed Yoonis Cawaale
Wasiir ku xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha Cismaan Garaad Soofe
Wasiir ku xigeenka Wasaarada Hawlaha Guud iyo Guriyaynta Cali Cabdi Saa,iq
Wasiir ku xigeenka Wasaarada Maaliyada Warsame Siciid Cabdi
Wasiir ku xigeenka Wasaarada Caafimaadka Nimco Xuseen Qawdhan
Related posts:
- Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Siilaanyo iyo ku xigeenkiisa oo maanta la dhaariyay
- Beelaha La Heyb-sooco Ee Gabooye ,Maxaa Xilalka Wasiirada Somaliland Looga Soocay?By Cabdirashiid Shaam
- War-saxaafadeed: Wasiirka Cusub ee Khaarajiga Oo Maanta Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Wafti Ka Socda Qaramada Midoobay Iyo Baanka Adduunka.
- Gudiga Maaliyada Baarlamaanka oo eedeeymo u jeediyay Shariif Xasan Sheekh Aadan.
- Barlamanka Somaliland oo wax laga xumaado ku tilmaamay dacwadii wasiirka arimaha dibada ee Kenya uu ku oogay gudoomiye ku xigeenka Barlamanka Kenya.
Short URL: http://www.bariisle.com/?p=2618











