TweetBariisle:Monday 12 July 2010(Addis-Ababa) Hanbalayo Aroos{Aamina Abdullahi Ali Geedi iyo Carafaad Mohamed Hussein} Aabo Mohamed Ali Geedi Hooyo Canab Idiris Dahir Hussein Ali Geedi{Sheikh Hussein} iyo xaaskiisa Roda Mohamed Ali Geedi iyo Seygeeda Mohamed Hassan Luul Mohamed Ali Geedi ,caruurteeda iyo Seygeeda Farxaan Mohamed Ali Geedi ,xaaskiisa iyo caruurtiisa Xayaad Mohamed Ali Geedi, Seygeeda iyo [...]
Jul 25 2010 | Posted in
MAQAALO |
Read More »
TweetBariisle: Saturday 24 July 2010(London)Dowladda Ingiriiska ayaa ku baaqday in Ciidamo faro badan oo African ah loo diro gudaha wadanka Soomaaliya si ay ugu biiraan Ciidama uruka Midowga Africa ee jooga gudaha Wadanka Soomaaliya oo dagaallo kula jira xooggaga Al Shabaab. Xilli uu ka soconaya kulan 15-aad ee Ururka Midowga Africa magalada Kampala ee xarunta [...]
Jul 24 2010 | Posted in
WARAR |
Read More »
TweetBariisle:Saturday 24 July 2010(Kampla)Ciidamada amaanka ee wadanka Uganda ayaa Magaalada Kampala ee Xarunta wadanka Uganda ka qab qabtey ardey Soomaali ah oo halkaasi Jaamacado ka dhiganeysay iyadoona la leyahay meel ay la aadeen. Sida uu ku soo waramayo Wariyaha Shabelle ee Magaalada kampala ee wadanka Uganda Cabaas Cabdi Max’uud, Xalay ayaa ciidamada Booliska ee Magaalada [...]
Jul 24 2010 | Posted in
WARAR |
Read More »
TweetBariisle:Saturday 24 July 2010(Muqdisho)Dadka faraku tiriska aha ee ku haray Xaafadaha Waqooyi ee Magaalada Muqdisho ayaa ka walaacsan natiijo la’aanta dagaalada xaafadahaasi ku dhexmara Ciidamada dowladda KMG, kuwa AMISOM iyo xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab. Inkastoo dagaalada waqooyiga Muqdisho ku dhexmarayay ciidmada dowladda KMG oo taageero ka helaya kuwa midowga Afrika iyo kuwa Xarakada Al Shabaab [...]
Jul 24 2010 | Posted in
WARAR |
Read More »
TweetBariisle:Thursday 22 July 2010(Amsterdam)Dowladda Wadanka Holland ayaa bilaaabeysa bilaha soo socda in ay koofurta dalka Soomaaliya ku celiyaan qaar ka mid ah Qaxootiga Soomaalida ee dalkeeda ku sugan iyadoo arinkaasi ay cambaareysay hay’adda Human Rights Watch. War qoraal ah oo maanta ka soo baxay hay’adda u dooda xaquuda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa lagu [...]
Jul 22 2010 | Posted in
WARAR |
Read More »
TweetBariisle:Wednesday 21 July 2010(Kampala)Ururka Midowga Afika ayaa sheegay in uu wado qorshayaal uu dalka Soomaaliya uga tir tirayo Xarakada Mujaahidiinta AL Shabaab oo dhawaan qarxiyay Magaalada Kampala oo Ururkaasi uu haatan ku shirayo. Gudoomiye ku xigeenka ururka Midowga Afrika Erastus Mwencha ayaa sheegay in ajendaha ugu sareeya ee looga hadlayo shirka midowga Afrika ee ka [...]
Jul 21 2010 | Posted in
WARAR |
Read More »
TweetBariisle:Wednesday 21 July 2010(Boosaaso)Waxaa wali Magaalooyinka Garoowe iyo Boosaaso ka socda howlgalo ciidamada amaanka ee Puntland ay ku masaafurinayaan dadka ka soo jeeda koofurta dalka Soomaaliya kuwaasi oo howlgalo ay ku qab qabteen. Wararka laga helayo Magaalada Boosaaso ayaa sheegay in saakay maalintii sedaxaad halkaasi ay ka socdaan howlgalo lagu qab qanayo dadka looga shakisanyahay [...]
Jul 21 2010 | Posted in
WARAR |
Read More »
TweetBariisle:Wednesday 21 July 2010(Muqdisho)Qarax aad u xoogan oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa daqiiqado ka hor waxaa degmada Waaberi ee gobolka Banaadir lagula eegtay ciidamo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya. Qaraxaani oo ahaa miinada nuuca dhulka lagu aaso ayaa daqiiqado ka hor waxaa lala eegtay gaari Nuuca Nissanta ah oo ay wateen ciidamo ka tirsan [...]
Jul 21 2010 | Posted in
WARAR |
Read More »
TweetBariisle:Monday 19 July 2010( Cape Town)Kooxo Burcad S/African ah ayaa saakay waaberigii dil toogasho ah u gaysteen Muwaadin Soomaaliyeed xilli uu ku sugnaa dukaan uu ka shaqeynayay. Tuulada Philipi oo ku taalla duleedka Magaalada Cape Town ayay Burcad S/African ah ku toogteen saaka waaberigii wiil dhalinyaro xilli uu sugnaa dukaankaasi. Cumar Xaaji Ciriiri oo ah [...]
Jul 19 2010 | Posted in
WARAR |
Read More »