Archive for: August, 2010

Ururka Codka Haweenka”VOSOMWO”Ee U Dooda Xuquuqda Beelaha Gabooye Oo Siminaar Ku Qabtey Burco-Hotel Barwaaqo.

Bariisle:Monday,August,30,2010(HARGEISA)Kulan lagaga hadlayey sidii dadka la heybsoocaa uga qeybqaadan lahaayeeen talada iyo siyaasada dalka, korna loogu qaadi laha xuquuqdooda ayaa shalay lagu qabtay hudheelka barwaaqo ee magaalada burco/ Togdheer. Kulankan oo ay ka qaybgaleen qaybaha kala duwan ee bulshada lahayb-sooco. Waxaa wadajir u soo qaban qaabiyey ururka codka haweenka laga tirrada badan yahay ee VOSOMWO [...]

Askar Yugandhes ah oo loo ciqaabay dhibaatooyin ay u geysteen dad Somali ah.

Bariisle:Monday,August,30,2010(Muqdisho)dowladda Wadanka Uganda ayaa dares ka dhigis iyo Ciqaabo kala duwan ku sameysay askar ka tirsan Ciidamada amaanka ee Magaalada Kampala kuwaasi oo dhibaatooyin u geystay dada Soomaali ah. Askarta Dareeska laga dhigay oo tiradooda la sheegay inay gaareyso 20meeyo ayaa waxaa lagu eedeeyay inay baarasho iyo qabaqabasho sharci darro ah ku sameeyeen Soomaalida Dowladda [...]

Madaxweyne Shariif oo ku celiyay qeylo dhaanta uu jeediyay Beesha Caalamka.

Bariisle:Monday,August,30,201(Muqdisho)Warsaxaafadeed ka soo Baxay Xafiiska Madaxwenaha dowladda KMG Soomaaliya ayaa lagu sheegay in madaxweynaha dowladda KMG Sheekh Shariif Sheekh axmed uu mar kae ku celiyay baaqiisa ku aadan in wax laga qabto kooxaha la dagaalamaya dowladda Warsaaxafadeedka ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha ayaa u qornaa sidaan hoos ku qoran. Iyada oo maanka lagu hayo weerarkii [...]

Qaar ka mid ah dadkii ku haray degmoyinka lagu dagaalamay oo isaga barakacaya

Bariisle:Sunday,August,29.2010(Muqdisho)Qaar ka mid ah dadkii rayidka ahaa ee ku haray degmooyinka lagu dagaalamay ee magaalada Muqdisho, ayaa bilaabay in ay isaga barkacaaan xaafadahoodii, iyadoo wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye ay buuxdhaafiyeen barakacayaal ka kala yimid qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho. Kadib dagaaladii iyo duqaymihii ka dhacay maalmihii la soo dhaafay qaybo ka mid [...]

Dad rayid ah oo ku dhintay dagaalada maalintii lixaad ka socda Magaalada Muqdisho.

Bariisle:Saturday,August,28,2010(Muqdisho)Dagaalo iyo duqeymo qasaare geystay ayaa maanta Muqdisho waxaa ay mar kale ku dhexmareen Ciidamada dowladda KMG iyo kuwa AMISOM oo isku Jeho ah iyo Xarakada Al Shabaab iyadoo Shabaabna ay soo bandhigeen Fariisimo ay dagaaalada ku qabsadeen. Afar qof ayaa ku dhimataya kudhawaad 10 kalana oo rayid ahna waa ay ku dhaawacmeen dagaalo iyo [...]

AMISOM iyo Shabaab oo xirey Wadada Halbowlaha u aheeyd Isku socodk Muqdisho.

Bariisle:Saturday,August,28,2010(Muqdisho)Dagaaladii lixda Maalin ee Xariirka ahaa ka dhacayay Magaalada Muqdisho ayaa sabab u noqdey inay Xirmaan Wadooyin Halbowle u ahaa isku socodka Magaalada Muqdisho iyadoo AMISOM iyo Shabaabna ay xireen Wadadii ugu isticmaalka badneyd Muqdisho Wadada Dabka oo aheeyd wadada ugu muhiimsan magaalad Muqdisho islamarkaana ay isticmaali jireen gaadiidka BL-ka iyo kuwa Xamuulka ee galaya [...]

Nolosha Somalida ku Nool Itali {Witness – Shukri: A New Life }

Bariisle:Saturday,August,28,2010(Itali)Nolosha Somalida ku Nool Itali {Witness – Shukri: A New Life }

Haweenay Soomaali ah oo lagu Xakumay dalka New Zealand.lagu xakumay ku dhawaad 10 sano oo xarig ah

Bariisle:Friday,August,27,2010(New Zealand)Haweenay Soomaali ah oo lagu eedeeyay inay afduubi rabtay diyaarad laga leeyahay New Zealand sanadkii 2008-dii ayaaa lagu xakumay ku dhawaad 10 sano oo xarig ah kadib markii sida la sheegay ay ku cadaadeen dambiyada lagu heystay. Haweeneydaani Soomaalida oo lagu magacaabay Caasho Cali Cabdala islamarkaana 33 jir ah ayaa waxaa la saaray maxkamada [...]

MAR I DAGE ALLA HA DAGO LABAGOOR I DAGENA ANIGA ISU{Suldan Mohamed Suldan Abdi Ismail Suldanka Beesha Muuse dheriyo ee gabooye}

Bariisle:Thursday,August,26,2010(Denmak)Scww rabadan karim,bisha barakaysan ee rabadan oo ah bil raxmad badan waxan ilaahay uga baryaya dhaman shucubta muslimka ah meelkaste oo aay jooganba inuu ilahay ku siyo khayrka iyo raxmada bishan barakaysan aamiin.   ducadas kadib hadii aan usoo noqdo mawduca uu ciwaankiisu kor ku xusanyahay oo aan ula jeedo sida aanay beelaha muuse dheriyo [...]

Shabaab isku Qarxiyay Hoteel ay ku jireen Xildhibaano iyo dad rayid ah. Waxaa ku Dhintay 36 Qof!!!

Bariisle:Tuesday,August,24,2010(Muqdisho)Dhowr qof oo hubaysan isamarkaana ka tirsanaa Al Shabaab ayaa Maanta rasaas iyo qaraxyo waxaa ay ka geysteen hoteel kuyaala degmada X/weyne ee gobolka Banaadir iyagoo ku dilay xildhibaano iyo dad rayid ah. Kooxahaani ka tirsanaa Al Shabaab ayaa gaarayay ilaa labo ruux oo ku labisnaa dareeska cusub ee Ciidamada booliska dowladda KMG Soomaaliya kuwaasi [...]

Photo Gallery

Log in | Copyright© 2010 All Rights Reserved Bariisle.com