Baadari ku hanjabay in uu Qur`aanka gubi doono iyo digniino loo jeediyay
Bariisle:Thursday,September 09,2010 Baadari Mareykan ah oo lagu magacaabo Terry Jones ayaa ku goodiyay in uu gubi doono maalinta Sabtida ah ee fooda inagu soo haysa, taariikhduna ku beegan tahay 11/09/10 boqolaal kutaabo qur`aan ah, isagoona sheegay in uu falkaasi ka dhici doono kaniisad uu isagu gacanta ku hayo.
Related posts:
- Mareykanka oo shaaca ka qaaday inuu gacan ka geysan doono sidii dowladda Soomaaliya ay dib ugu qabsan lahayd Muqdisho
- Holand oo sheegtay in kooxo Burcad badeed Soomaali ah oo Ciidamada Badda ee dalkaasi ay qabteen loo qaadi doono dalka Holand.
- Kooxaha Burcad badeeda oo ku hanjabay in ay gubayaan markabka laga leeyahay K/kuuriya hadii uu u soo dhawaado Markab dagaal oo ay u soo dirtay K/kuuriya.
- Madaxweyne Shariif oo ku celiyay qeylo dhaanta uu jeediyay Beesha Caalamka.
- Madaxweynaha Soomaaliya oo booqday Degmooyinka Muqdisho qaarkood, dardaaranna u jeediyay ciidamada dowladda
Short URL: http://www.bariisle.com/?p=3030












