Archive for: October, 2010

Barlamanka KMG oo si gacantaag ah u codeeyay Ra’iisul wasare Farmaajo.

Bariisle:Sunday, October 31, 2010(Muqdisho) Kulan maanta Xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ay ku yeesheen mudanayasha barlamanka Soomaaliya ayaa qaabka gacantaaga ah waxaa ay codka kalsoonida ku siiyeen Ra’iisul wasaare Max’ed C/laahi Max’ed (Farmaajo). Kulanka maanta ay Xubnaha barlamanka ku yeesheen Xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu ahaa kulan xasaasi ah, waxaana [...]

Diirka iyo laftuu xulay haduu hadal wax daaweyne – anna waan ku diirsaday illaahay darajo siiyowye Hadalkii Suldaan Daakir

Bariisle:Sunday, October 31, 2010(Doha) Waxaan salaamaya dhamaan akhristayaasha Waxay ahayd markii uu Suldaan Daakir ka soo baxay shaashadaha Tv -yada afka Somaliga ku hadla mudo yar uun ka hor markii si waxashnimo ah loogu xad gudbay laba Dumara oo beesha Gabooye ka mid ah magaalada Caynaba isaga oo muujinaya dhibaatada halkaas ka dhacday iyo dareenkiisa [...]

Akadhimiyada Aqoonyahanka Beelaha Gabooye Oo Hargeisa Lagaga Dhawaaqey!

Bariisle:Sunday, October 31, 2010(HARGEISA) waxay aheyd galab jimce ah kuna beeganeyd 30/10/10 jawiguna ahaa mid aad u qurux badan oo falaadhaha cedceedu si fiican u hayso hotelka hadhwanaag ee uu ka dhacay shirka Aqoonyahanka dhalinta beelaha laheyb-sooco. wajiyo qurux iyo farxad badan. ka muuqato madal aad u wacan. madax aan la fileyn. maamul la isku [...]

Kooxaha Shubayaasha oo Qalab Ciyaareed uu Gaadhsiiyey A/raxmaan Shube!

Bariisle:Saturday, October 30, 2010(HARGEISA) Kooxaha heerka Kowaan iyo heerka Labaad ee ku ciyaara Magaca Abwaankii waynaa ee Somaliyeed Abwaan C/laahi Cabdi Shube isla markaana ka aasaasan Magaalada hargeisa ayaa waxaa sanadadii uugu danbeeyey si gaar ah gacanta uugu hayey A/raxmaan Axmed Shube oo kamid ah caayilada Abwaanka sidoo kalena ah Ashkhaasta uugu cadcad ee jaaliyada [...]

Belaha Gabooye waa Tafiirtii Nabi Adem CSW Barnaamij Gaara Bariisle Media

Bariisle:Friday, October 29, 2010(Bariisle Media) Belaha Gabooye waa Tafiirtii  Nabi Adem CSW Barnaamij Gaara Bariisle Media

Tacadi fool xun oo lagula kacay Qoys kamid ah Beelaha laheyb-sooco.{Hooyo Aamin Guahad}

Bariisle: Wednesday, October 27, 2010(HARGEISA)Akhriste waxaad halkan ka dhageysataa wareysi aanu ka qaadney Hooyo Amina Guhaad oo kamid ah beelaha gabooye isla markaan ka cabaaneysa tacadi loo geystay dadnimadeeda dadkeeda damiirkeeda. Hooyo Amina waxay ka warameysaa arin aad u fool xun oo ay qoys ka soo jeeda darafka kale ee bulshada somaliland kula kaceed wiilkeeda [...]

Suldaan Daakir oo Baaq u diray Madaxweynaha iyo qurbajooga Beelaha Gabooye Codsadayna In Beelaha Gaboye Deegaan loo sameeyo.

Bariisle: Wednesday, October 27, 2010(BURCO) Haddanu nahay Belaha Gaboye ,somaliya oo dhan annagaa na loogu yimid oo asal ahaan dagaanka iska leh waxaana cadaynaya inaanu meelkasta daganahay oo somaliya dhan ah talabaad dhaqanka soo jiraynka ah somalida waxa gacanta ku haya oo lagu yaqaanaa waa gabooyaha sida midginta haraga oo aanu dhar ay xidhaan uga samayn [...]

Halkaan Dooneyay walaalkeybaa Helay!{Mohamed Nuur Mooge(Somali6)}

Bariisle: Wednesday, October 27, 2010(LONDON)Aniga oo ku hadlaya Magaca Ururka umadayada iyo kaygaba waxaanu aad ula dhacsanahay Dhawaaqa Dheer ee ka soo yeedhay walaalkayo Suldan Daakir Hassan Khaliif Suldaanka Guud Ee Beelaha Gabooye.  kaa soo ku saabsan in aynu Deegaan Yeelano Dadnimadaa ku jirta sida walaalkeenba uu sheegay inaynu deegaan yeelano waxyaabo badan ayay inaga caawinaysaa. [...]

QM oo sheegtay in ay kaalin kaqaadan doonto arimaha Dastuur u samaynta Somalia.

Bariisle:Wednesday, October 20, 2010(New York)Jimaciyadda Qurumaha ka dhaxaysa ayaa sheegtay in kaalin wayn ay ka qaadan doonto arimaha Dastuur u samaynta dowladda KMG Soomaaliya iyadoo sidoo kale sheegtay in Xafiisyadeeda sida ugu dhaqsiyaha badan ay ka furan doonto Koofurta iyo bartamaha Soomaaliya. Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Augustine Mahiga ayaa [...]

Baaqii ka soo baxay Ururka Sinaanta & Cadaalada Umada Gabooye Eek u dhaqan dalka Ireland.

Bariisle:Wednesday, October 20, 2010(Irland) Manta oo ay taariikhdu, ahayd 17/10/2010. Ayaa waxaa shir balaadhan, ku qabtay magaaladda, Dublin ee Caasimadda, dalka Ireland. Uruka sinnaanta iyo caddaaladda umadda  gabooye ee ku dhaqan dalkaas Ireland.  Shirkan oo ahaa munaasabad , loogu talagalay in lagu canbaareeyo amaba siwayn loogu dhaleeceeyo, dhacdadii foosha xumayd ee kadhacday, magaaladda caynaba ee [...]

Photo Gallery

Log in | Copyright© 2010 All Rights Reserved Bariisle.com

Facebook