Archive for: December, 2010

Sheekh Aadem-siiro Oo Lacag Caawimo ah Gaadhsiiyey Shukri Axmed Xaashi Oo ah Gabadh La Jiifta Xanuun Ba´an Kana Mida Dadka aadka U Tabaalaysan

Bariisle:Tuesday, December 28, 2010(HARGEISA) Sheekh Aadem Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadem-siiro) ayaa deeq lacageed oo dhan $ 300 (Saddex Boqol) oo Dollar, ku caawiyey Shukri Axmed  Xaashi oo ah gabadh si wayn u xanuunsanaysa oo cunaha ka barartay isla markaana ka mida dadka aadka u tabaalaysan ee ku nool magaalada Hargeysa. Sheekh Aadem-siiro oo ka [...]

Netherlands oo sii deysay 5 nin oo soomali ah

Bariisle:Monday, December 27, 2010(Rotterdam) Dowladda Netherlands ayaa sii deysay 5 ka mid ah 12 dhalinyaro oo maalmo ka hor Ciidamada dalkaasi ay ka qab qabteen Magaalada Rotterdam ee dalkaasi kuwaasi oo lagu eedeeyay inay xariir la lahaayeen Xarakada Al Shabaab. Xeer ilaaliyaasha maxkamada Hague ayaa sheegay in 5 kamid ah 12 kii nin ee Soomaalida [...]

Booliska Dalka Holland oo Xirey 12 Qof oo Soomaali Ah.

Bariisle:Saturday, December 25, 2010(Rotterdam)12 nin oo asalkoodu ka soo jeedo dalka Soomaaliya ayaa booliska dalka Holland ku xireen magaalada Rotterdam, dadkaan la xirey ayaa la sheegay in looga shakiyey arimo argagixiso, sidaas waxaa yiri denbi ooge u hadley dalka Holland. Warbixinta ayaa lagu sheegay in dadkaan la qabtey goor danbe oo maalinimadii Jimcadda (Shalay ) [...]

Kulan Lagaga Hadlayey Dadka La Hayb-sooco sidii ay uga qaybqaadan lahaayeen horumarka bulshadooda iyo Guddi Isugu Jirta Xukuumadda iyo Madax-dhaqameedyo Oo kulankaas lagu Abuuray

Bariisle:Saturday, December 25, 2010(CEERIGAABO) Maayarka degmada ceergaabo mudane,ismaaciil xaaji nuur  ayaa uga furay aqoon is waydaarsi ku saabsan horumarinta iyo ilaalinta xuquuqda dadka laga tirada badan yahay ama la hayb sooco, kaas oo lagu qabtay Hoteelka sanaag ee degmada Ceerigabo. Aqooon iswaydaarsigaas oo uu soo qabanqaabiyey urur wadani ah ee  u dhaqdhaqaaqa xuquuqda beelaha lahayb [...]

Bariisle Meida wuxuu idiin soo Bandhigayaa Su,aalo & Jawaabo Sheikh{ Abdikareem Hassan Hoosh } Xafadahulaah Dhageysi wanaagsan

Bariisle:Wednesday, December 22, 2010 Bariisle Meida wuxuu idiin soo Bandhigayaa Su,aalo & Jawaabo Sheikh{ Abdikareem Hassan Hoosh } Xafadahulaah Dhageysi wanaagsan

Barnaamij Dooda BBCSomali Ku Qabatey Muqdisho Qaar Ka Mida Beelaha Dulmanayaasha Soomaaliyeed Halkan Ka Dhageyso

Bariisle:Tuesday, December 21, 2010(BBC SOMALI) Barnaamij Dooda BBCSomali Ku Qabatey Muqdisho Qaar Ka Mida Beelaha Dulmanayaasha Soomaaliyeed Halkan Ka Dhageyso

Gudomiyah:Ururka Sinaandoonka Somaliyeed {”Ali yaabarag Warsame”}

Gudomiyah:Ururka Sinaandoonka Somaliyeed {”Ali yaabarag Warsame”}

Xarunta As-salaam waxbarashada iyo Horumarinta ayaa 66 Arday ugu deeqday Deeq wax-barasho

 Bariisle:Monday, December 20, 2010(Kuwait) iyado ayaamahan loo dabaaldagay maalinta xuquuqda aadamaha  ayuu markazka alsalaam uu soo abaabulay xaflad loo qabtay arday soomaaliyeed oo kunool dalka kuwayd, taasoo lagu gudoonsiiyay arday gaaraya 66 arday deeq waxbarasho oo uu ugu deeqay markaska alsalaam.. deeqdaa waxbarasho oo ku timid kadib markay isxilqaameen dhalinyaro kamid ah jaaliyada soomaaliyeed ee [...]

Qurba-joog Uu Ka Mid ahaa Maxamed Saleebaan Tubeec Oo Saaka Aroornimadii Ka Soo Dagay garoonka Diyaaradaha Jijiga‏

Bariisle:Monday, December 20, 2010(Jig-Jiga) waxaa saaka Abaarihii 10ki subaxnimo Ayay soo Caga-dhigatay Diyaaraadii waday Wafti Qurba-joog Ah Garoonka diyaaradaha ee jigjiga. waftigan oo si heer sare ah ay dawladu ugu sii diyaargarowday garoonka soo dhawayntooda uuna horkacayay ku-simaha xafiiska qurba-joogta jijiga mudane cabdi maxamed gamaadiid,waftiga qurbajoogta ayaa waxaa ka mid ahaa abwaanka caanka ah boqorka [...]

Ciidamada Ethiopia oo guryo badan gubay, dad shacab ahna Xasuuqay.

Bariisle:Sunday, December 19, 2010(Qoraxay) Wararka naga soo gaaraya Magaalada Qoraxeey ayaa sheegaya in Ciidamadda Ethiopia ay shalay gubeen guryo ku yaala Tuullada Farmadow ee ka tirsan Gobalka Qoraxay ee dhulka Soomaalida ee Ethiopia ay Maamusho. Wararku waxay intaas ku sii darayaan in ay u sii gudbeen Ciidamada Ethiopian-ka isla shalay Tuulladda Gabgabo oo in yar [...]

Photo Gallery

Log in | Copyright© 2010 All Rights Reserved Bariisle.com

Facebook