Archive for: January, 2011

Dood Ay ka soo qeybgaleen Abwaano,Aqoon yahano lagaga hadlayey”xaal marinta walaalaha la xumeeyey “lagu qabtay LONDON”Abwan Hadrawi & Mohamed Nuur Mooge(somali6)

Bariisle:Sunday, January 30, 2011(LONDON) Dood Ay ka soo qeybgaleen Abwaano,Aqoon yahano lagaga hadlayey”xaal marinta walaalaha la xumeeyey “lagu qabtay LONDON”Abwan Hadrawi & Mohamed Nuur Mooge(somali6)

Raali Gelin Ku Socoto Danjiraha Soomaaliya u Fadhiyo Dalka Kuweyt Mudane Cabdulqaadir Sheekh Amiin

Bariisle:Wednesday, January 26, 2011(Germany) Marka Hore Waxa Aan Halkaan ka salaamayaa Safiir Sharafeedka,Soomaaliya Wakiilka uga ah Dalka Kuweyt Mudane Cabdulqaadir Sheekh Amiin marka xigana waxa aan ka raali gelinayaa wararka aan salka iyo raadka toona lahayn ee  dhawaan lagu faafiyay, Webebka Somaalida Qaarkood,kuwaas oo Uljeedo gaara laga  lahaa qoraalkaas, waayo dadka warka noocaas oo kale [...]

DKMG oo Denmark kala hadashay arimaha Argagixisada

Bariisle:Wednesday, January 26, 2011(Nairobi) Wasiirada Wasaaradaha arimaha dibada ee dowladaha Denmark iyo Soomaaliya ayaa kulan ay ku yeesheen Magaalada Nairobi ee Xarunta dalka Kenya, waxaa ay kaga wadahadleen arimo ku saabsan argagixisada iyo burcad badeednimada Soomaaliya. Ra’iisul wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Wasaarada arimaha dibada ee Xukuumada KMG Soomaaliya Max’ed C/laahi Oomaar ayaa kulan saacado [...]

Ogaysiis: Komishanka Xuquuqal Aadamaha Qaranka Oo Qoranaya Xubno Cusub..Mudo Cayiman ayey Soconaysaa Xaraynta CV-yadu Ee Yaanay Ku Dhaafin.

Bariisle:Monday, January 24, 2011(Hargeisa) Guddida xulista xubnaha komishanka xuquuqal aadamaha qaranku waxay ogaysiinayaan dad-weynaha Reer Somaliland in cidii danaynaysa in ay ka mid noqdaan xubnaha komishanka xuquuqal aadamaha ee qaranka ku soo gudbiyaan CV-yadooda mudo Shan iyo Toban (15) Casho oo ka bilaabmaysa labaatanka bisha koowaad (20/01/2011) kuna eeg 05/02/2011. Shuruudaha lagu xulanayo xubin ka [...]

Qaramada Midoobay oo baaq u dirtay beesha Caalamka

Bariisle:Thursday, January 20, 2011(New york) Jimciyadda Qurumaha ka dhaxaysa ayaa ugu baaqday wadamada kale ee Caalamka inay ogaaladaan Maxkmadaynta kooxaha burcad badeeda Soomaalida oo laba jibaaray qafaala shada Marakiibta shisheeye. Xili ay soo badanayaan weerarada ku dhufo oo ka dhaqaaqda ah ee kooxaha burcad badeeda Soomaalida ay wali ku afduubanayaan Maraakiibta shisheeye ee ku sufarta [...]

Farmaajo iyo Faranco Farantiino oo maanta ku kulmaya Roma

Bariisle:Thursday, January 20, 2011(Roma) Ra’iisul wasaaraha dowladda KMG Soomaaliya Max’ed Cabdullaahi Max’ed (Farmaajo) ayaa maanta waxaa uu magaalada Roma kula kulmayaa Wasiirka arimaha dibada ee Talyaaniga Faranco Farantiini iyagoo ka wadahadli doono Xaaladda Soomaaliya. Sida Idaacada Shabelle ay u sheegeen masuuliyiin ku dhow dhow R/wasaaraha dowladda KMG Soomaaliya, Maanta ayaa la filayaa in kulan looga [...]

Xildhibaan ka tirsan Puntland: qilaafka waxaa ka dambeeya Shariif

Bariisle:Thursday, January 20, 2011(Muqdisho) Xildhibaan ka tirsan Maamulka Puntland ayaa sheegay in qilaafka u dhaxeeya dowladda KMG Soomaaliya iyo Maamulka Puntland uu ka dambeeyo Madaxweynaha dowladda Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Max’ed Jaamac Danaf oo ka mid ah Xildhibaanada barlamanka Maamulka Puntland oo la hadlayay Idaacadda Shabelle ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Shariif in ka dambeeyo qilaafka [...]

Puntland oo dhaliishay dowladda Soomaaliya, sheegtayna inay jartay xiriirkii kala dhexeeyay

Bariisle:Monday,January 17,2011(Boosaasa)Maamulka Puntland ayaa dhaliilay xiriiraka kala dhaxeeya DKMG ah ee Soomaaliya,waxaana arintaa lagu cadeeyay shir shalay galinkii danbe ka dhacay xarunta madaxtooyada Puntland oo ay yeesheen inta badan golaha wasiirada dowlada. Shirkaas, ayaa ahaa mid intiisa badan looga hadlay arimo ku saabsan xiriirka labada dhinac oo ay Puntland sheegtay in uu soo xumaanayay bilihii [...]

Madaxdhaqameedka iyo Guurtida Beelaha Gabooye oo shirjaraid ku Qabtay Burco iyo Dumarkii lagu Tuhunsanaa oo la helay(Maqal iyo Muuqaal)

Bariisle:Tuesday, January 11, 2011(Burco) Beelaha Gabooye ee Magaalada Burco ayaa saaka Shir Jaraaid ku qabtay Gudaha Magaalada Burco gaar ahaan Xaafadaha ay Magaalada Burco ka degen yihiin Beelaha Gabooye. Shirkan jaraaid oo ay ka hadleen Salaadiin, Cuqaal, iyo Xubno ka mid ah Guurtida Beelaha Gabooye iyo weliba haweenkii caynaba lagu jidhdiley ee Beelaha Gabooye ayaa dhammaantood [...]

Oday dhaqameedka Gabooye oo aan ogayn doorkooda iyo guuldarida beesha{Dr Mustafa Ismaacil Dhinbiil}

Bariisle:Sunday, January 09, 2011(Doha) Waxa noqotay wax lala yaabo beelahan Dulman ee ka qatan nolosha aadamuhu ku nool yahay qaybo badan oo ka mid ah inay taas u raacdo hogaan la aan noqotay mid beelahan dhabarka ka jebisay Marka la yidhaahdo hogaan maaha macnuhu Suldaan oo kaliya balse intaas way ka balaadhan tahay oo Suldaanka [...]

Photo Gallery

Log in | Copyright© 2010 All Rights Reserved Bariisle.com

Facebook