Bariisle:Monday, February 28, 2011(Muqdisho)Dagaalo oo ay bar bar soceen Madaafiic xoogan ayaa xalay ilaa iyo saakay waxaa ay ka dhaceen qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, iyadoo dadkii faro ku tiriska ahaa ay fursad u heli la’yihiin inay isaga soo barakacaan goobaha ay dagaalada ka socdaan. Dagaaladaani iyo duqeymahaani oo ahaa kuwa xoogan islamarkaana u [...]
Feb 28 2011 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle:Saturday, February 26, 2011(Muqdisho) Madaafiic sababtay dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta ku dhacday Xaafado ka mid ah degmada Wardhiigley ee gobolka Banaadir iyadoo dhinaca kalana Xaalada Magaalada Muqdisho ay degantahay. Inta la ogyahay hal ruux oo rayid ah ayaa ku dhintay 5 kalana waa ay ku dhaawacmeen madaafiic maanta lagu garaacay xaafado ka tirsan degmada [...]
Feb 26 2011 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle:Saturday, February 26, 2011(Muqdisho) Waxa laga deyrinayaa xaaladda qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay dagaalada maalmihii u dambeeyay ka dhacayay Magaalada Muqdisho, iyadoo walina isbitaalada Muqdisho lagu qul qulinayo dhaawacyada dadka rayidka ah. Iyadoo maalmihii ugu dambeeyay dagaalo iyo duqeymo xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo isku dhinac ah iyo [...]
Feb 26 2011 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle:Saturday, February 26, 2011(Muqdisho) Gudoonka barlamanka KMG Soomaaliya ayaa beesha Caalamka ugu baaqay in la gacan siiso ciidamada dowladda KMG iyo kuwa AMISOM ee dagaalada kula jira Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab. Shariif Xasan Sheekh Aadan gudoomiyaha barlamanka KMG Soomaaliya oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in xiligaan loo baahanyahay in beesha [...]
Feb 26 2011 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle:Saturday, February 26, 2011(HARGEISA) Akademiga Horumarka iyo Waxbarashada Dadka Laheyb sooco ee marka la soo gaabiyo la idhaahdo (ADEM) ayaa waxa ay xubnihiisa qaar kamid ahi shir la qaateen Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Marwo Samsam. Shirkan oo ka dhacay xarunta Wasaarada Waxbarashada ayaa waxaa uu dulucdiisa uugu weyni aheyd sidii Manhajka Waxbarashada [...]
Feb 26 2011 | Posted in
MAQAALO,
WARAR |
Read More »
Bariisle:Wednesday, February 23, 2011(Muqdisho) Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin ayaa ka hadashay dagaallo maanta ka qarxay gobollada Banaadir, Hiiraan iyo Gedo oo u dhexeeya xoogaggooda iyo ciidamada DKMG ah oo taageero ka helaya AMISOM, Itoobiya iyo Ahlusuuna Waljamaaca. Afhayeenka Xarrakatul Shabaab Sheekh Cali Dheere oo saxaafadda kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay in dagaalladaas ay yihiin kuwo qorsheysan [...]
Feb 23 2011 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle:Wednesday, February 23, 2011(Muqdisho) Dowladda KMG Soomaaliya iyo AMISOM ayaa si wada jir ah u sheegay in ay qabsadeen fariisinkii ugu weynaa ee Xarakada Al Shabaab ay ku lahaayeen Magaalada Muqdisho, isagoo tilmaamay in mar dhow ay soo afjarayaan dagaalada Muqdisho. Wasiirka gaashaandhiga xukuumada KMG Soomaaliya C/Xakiin Xaaji Max’uud Fiqi oo u waramayay Warbaahinya ayaa [...]
Feb 23 2011 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle:Wednesday, February 23, 2011(Nairobi) Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa naxdin iyo niyadjab ka muujiyay dilkii kooxaha burcad badeeda Soomaalida ay u gaysteen Muwaadiniinta u dhashay dalka Marayankanka kuwaasi oo gaarayay ilaa iyo 4-qof. Banki Moon ayaa waxaa uu mar kale ku celiyay in lasii xoojiyo dadaalada Caalamiga ah ee looga hortagayo dambiilayaasha [...]
Feb 23 2011 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle:Wednesday, February 23, 2011(Tripoli) Muwaadin u dhashay dalka Soomaaliya ayaa lagu magaalada Tiriboli ee Caasimadda Dalk Liibiya, Iyadoo Soomaalida ku dhaqan dalkaasi ay walaac xoogan ka muujiyeen dilka loo gaystay Muwaadinkaasi. Wararka naga soo gaaraya dalka Liibiya ayaa sheegaya in mid ka mid ah dhalinyarada Soomaalida ee ku nool dalkaasi ay xalay kooxo hubaysan dil [...]
Feb 23 2011 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle:Tuesday, February 22, 2011(Muqdisho)Wararka laga helayo dalka Kenya ayaa sheegaya in ciidamada Kenya ay xireen xadka kala qeybiya Magaalooyinka Balad Xaawo iyo Mandheera kadib markii dhaq dhaqaaqyo ciidan oo u dhaxeeya ciidamada Al Shabaab iyo kuwa Ahlu Sunna Waljamaaca ay ka bilowdeen halkaasi. Dad aad u farabadan oo ka barakacay degmada Balad Xaawo saacadihii la [...]
Feb 22 2011 | Posted in
WARAR |
Read More »