Bariisle Meida:Thursday, March 31, 2011(Niarobi) Dowladda Jabuuti ayaa ka digtay shir ay qaban qaabadiisa wado Qaramada Midoobay oo la doonayo in looqato Maamulada ka jira dalka Soomaaliya. Jamhuuriyadda Jabuuri ayaa si cad waxa ay u shaacisay inay ka digayso shirka lagu wado in lagu qabto Magaalada Nairobi ee Xarunta dalka Kenya kaasi oo ay soo [...]
Mar 31 2011 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle Media: Monday, March 28, 2011(Muqdisho)Dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa saakay ka dhacay xaafado ka mid ah waqooyiga Magaalada Muqdisho. Dagaaladaani ayaa saakay waxa ay ka qarxeen xaafado kuyaala degmada Boondheere ee gobolak Banaadir halkaasi oo mudooyinkii u dambeeyay ay [...]
Mar 28 2011 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle Media: Monday, March 28, 2011(Muqdisho)Mudanayaasha Barlamanka KMG Soomaaliya ayaa manta kulan ka xasaasisan kulamadii hore manta waxaa ay ku leeyihiin xarunta golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho, iyagoo ka hadli doono waqti kordhinta Wasiirada. Kulankaani oo la sheegay in uu wax badan ka bedalanyahay kulamadii horey ay u yeelan jireen Barlamanka KMG Soomaaliya ayaa waxa [...]
Mar 28 2011 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle Media: Sunday, March 27, 2011(HARGEISA) Ruwaayad Cusub oo lamagac baxday” Dadku waa isku Dhoone Ha Dhamaado Takoorku” waxaa curiyey Abwan Ahmed Aw-Geedi(Dheeraad)
Mar 27 2011 | Posted in
MAQAALO,
VIDEO,
WARAR |
Read More »
Bariisle Media:Thursday, March 24, 2011(Bariisle Media)Gabaygan waxaa tiriyey halyeyga caanka ka noqday Soomaaliya oo dhan ee ay Abwaanadu magaciisa kusoo daraan maansadooda marka ay ka sheekeynayaan dulmi diinimo iyo hanweynaan. Wuxuu kaloo Abwaanku caan ku yahay inkastoo aan maanta la sheegin oo si kale loo fasiro maahmaahda ay Soomaalidu wada taqaan ee ah: “Ayax teg [...]
Mar 24 2011 | Posted in
MAQAALO,
SUGAAN,
WARAR |
Read More »
Bariisle:Monday, March 21, 2011(Muqdisho) Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa wareysi siiyay VOA-da laanteeda afka Soomaaliya maanta oo Isniin ah ku sheegay inuu weli taagan yahay murankii ka dhashay muddo kororsi ay xildhibaannada baarlamanku sameysteen. “Weli waxaa taagan muranka ku saabsan muddo kororsiga ay sameeyeen xubnaha baarlamaanka, runtiina dalalkii aan kula kulmay Mareykanka [...]
Mar 21 2011 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle:Monday, March 21, 2011(Muqdisho) Xildhibaano ka tirsan barlamanka ayaa kulan ay yeesheen waxaa ay ku dalbadeen in la joojiyo awood qeybsiga 4.5-ka oo ay ku dhisantahay dowladda KMG Soomaaliya. Mudanayaashan ka tirsan barlamanka KMG oo shalay kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay ka hadleen arimo ku saabsan 4.5 oo ay ku dhisantahay dowladda [...]
Mar 21 2011 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle Media:Tuesday, March 15, 2011(HARGEISA) Maanta oo ay tahay bishu 13/03/2011 ayaaa waxaa wasiirka wasaarada waxbarashada iyo Tacliinta Sare Miss. Samsam ay xadhiga ka jartay xarun wayn oo ku taala xaafada Daami waxaaney wasiiradu fasal fasal u gashay dugsiga hoose iyo barashada xirfadaha ee Adem, Adem Primery and vocational training school. kaasi oo uu furay [...]
Mar 15 2011 | Posted in
MAQAALO,
WARAR |
Read More »
Bariisle Media:Tuesday, March 15, 2011(Washington) Madaxweynaha dalka Maraykanka iyo Ra’iisul wasaaraha dalka Denmark oo kulan ku yeeshay wadanka Maraykanka ayaa waxaa ay sheegeen inay hal meel uga soo horjeesanayaan kooxaha buracad badeeda Soomaalida. Kadib kulanka ay ku yeesheen Aqalka Cad ee looga arimiyo dalka Maraykanka, Madaxweyne Barak Obama iyo Ra’iisul Wasaaraha dalka Denmark Resmussen ayaa [...]
Mar 15 2011 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle:Tuesday, March 15, 2011(Laascaanood) Ciidamada Maamulka Somaliland ayaa howlgal dad lagu soo qab qabtay waxaa ay ka sameeyeen magaalada Laasacaanood ee gobolka Sool kadib makrii la dilay gudoomiyaha Maxkamadda sare ee Laasacaanood. Howlgaladaan ayaa ciidamada Maamulka Somaliland waxaa ay ka sameeyeen Magaalada Laasacaanood ee gobolka Sool, waxaana la tilmaamay in ciidamada ay soo qab qabteen [...]
Mar 15 2011 | Posted in
WARAR |
Read More »