Archive for: April, 2011

Waxgaradka ku nool Hobyo oo walaac ka muujiyaya diyaarado dagaal

Bariisle Media:Saturday, April 23, 2011(Hobyo) Waxgaradka iyo Odayaasha ku nool degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa walaac ka muujiyay diyaarado joog hoose ku duulaya oo gaafwareegaya degmadaasi. Qaar ka mid ah Odayaasha dadka ku nool degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegeen in Magaaladaasi ay maanta dul heehaabayeen diyaarado ku socda joog heesi [...]

Muwaadin Somali ah oo Caruurtiisa laayay oo lasoo taagay Maxkamad

Bariisle Media:Saturday, April 23, 2011(New York) Maxkamad ku taala Maraykanka ayaa waxaa ay dambi ku heshay nin Soomaali ah oo lagu eedeeyay in uu dilay caruur uu dhalay. Xaakim lagu magcaabo James Shake oo dhagaysanayay dacwadda eedeysanahaasi Soomaaliga ah oo lagu magacaabo Saciid Biyaad ayaa 20-daqiiqo kadib waxaa uu ku dhawaaqay inay ku cadaatay dhamaan [...]

Cabdillaahi Cabdi Shibe Raxmat Laahi Caleeh balse akadamiyada dadka la hayb sooco{Dr Mustafa Ismaaciil Dhinbiil}

Bariisle Media: Sunday, April 17, 2011(Doha) Abwaan Cabdillaahi Cabdi Shibe wuxuu ahaa abwaan suugaanta somalida ku leh qiime aad u weyn isla markaasna ku leh door weyn iyo design suugeeneed oo isagu uu hindisay oo ilaa iminka shaqaysa oo cid uga horaysay aanay jirin oo ahaa wax uu isagu alifay oon cid uga horaysay aanay [...]

Kulan lagaga Hadlayey Fursadaha Shaqo iyo wax-barasho ee Dadka la Heyb-sooco oo Boorame lagu Qabtay Ururka VOSOMWO

Bariisle Media: Sunday, April 17, 2011(Boorame) Kulan hal maalin ah oo loo qabtay qaar ka mid ah madaxda dhaqanka, haweenka iyo xubno kale oo ka socday beelaha la haybsooco ee ku dhaqan gobalka awdal ee Boorama. Kulankan oo lagu qabtay Huteel MAANA GUEST HOUSE ee magaalada boorama ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Ururka samaflka wadaniga [...]

Xaflad Aad u balaadhan oo lagu xusayey Abwaan C/laahi Cabdi Shube Oo Hargeisa Lagu Qabtey

Bariisle Media:Saturday, April 16, 2011(Hargeisa) waxaa xalay magaalada hargeisa gaar ahaan Hotel Maasoor oo kamid ah Hotelada uugu waaweyn magaalada lagu qabtey kulan aad u balaadhan oo noocadiisa kii ugu horeeyey ahaa in laga dhiga dalka Somaliland tan iyo intii Somaliland sheegtay iney tahay dal madaxbannaan. Kulanka ayaa waxaa loogu magacdaray Habeenka Maadda iyo Maddaalada. [...]

Dood Ay ka soo qeybgaleen Abwaano,Aqoon yahano lagaga hadlayey”xaal marinta walaalaha la xumeeyey “lagu qabtay LONDON”Daawo Video

Bariisle Media:Thursday, April 14, 2011(LONDON)Dood Ay ka soo qeybgaleen Abwaano,Aqoon yahano lagaga hadlayey”xaal marinta walaalaha la xumeeyey “lagu qabtay LONDON”Daawo Video

Wamuyinyi: “Nigeria iyo Ghana waa inay ciidamo u diraan Somaliya”

Bariisle Media:Monday,April 11,2011(Mombassa) Ku xigeenka Midowga Afrika u qaabilsan arimaha Soomaaliya aya ugu baaqay wadamada Nigeria iyo Ghana inay fuliyaan balan qaadkoodi ku aadanaa inay u dirayaan ciidamo dalka Soomaaliya. Wafula Wamuyinyi oo ah ku xigeenka Midowga Afirka u qaabilsan arimaha Soomaaliya ayaa sheegay in dalal badan oo Afrikan ah ay balan qaadeen inay taageeri [...]

Xildhibaan sheegay in Shariif Xasan iyo Mahiga ay wadaan burbur dowlad

Bariisle Media:Monday,April 11,2011(Muqdisho) Xildhibaan ka tirsan barlamanka KMG Soomaaliya ayaa sheegay in Augustine Mahiga iyo gudoomiyaha barlamanka Shariif Xasan Sheekh Aadan ay doonayaan inay majaxaabiyaan Xukuumadda Soomaaliya. Xildhibaan Cabdulle Xirsi Cawooley oo ka mid ah Mudanayaasha barlamanka Soomaaliya oo waraysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle aya waxaa uu ka hadlay kulanka lagu wado in maalinta [...]

Danjire Mahiga oo sheegay in shirka Nairobi uu qabsoomayo ayna kasoo qaybgalayaan maamullada Soomaaliya

Bariisle Media:Friday, April 08, 2011(Nairobi)Ergayga xoghayaha guud ee Qarammada Midoobay uga wakiilka ah arrimaha Somaaliya danjire Augustine Mahiga ayaa sheegay in shirka Nairobi ka dhacaya uu qabsoomi doono, ayna qaybo badan oo Soomaali ah ay ka heleen ogolaasho ah inay shirka ka qaybgalayaan. “Waxaan aqbalaad ku aaddan ka qaybgalka shirka Soomaalida aan ka helnay maamullada [...]

Kulan Lagu Lafa Gurayey ka Qaybgalka Siyaasaadda Belaha Lahayb-sooco iyo Disida Aqoontooda Waxbarsho oo Hargeysa Lagu Qabtay.

Bariisle Media:Monday, April 04, 2011(HARGEISA) Kulan lagu lafo gurayey sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen arrimaha siyaasada beelah la hayb-sooco islamarkaana uga dhex muuqan lahaayeen saaxada siyaasada ayaa shalay lagu qabtay hotelka Imperial ee magaalada Hargeis, kaasi oo ay ka qayb galeen masuuliyiin xukuumada ka tirsan, salaadiin, aqoonyahano, iyo xubno ka soo jeeda beelah la [...]

Photo Gallery

Log in | Copyright© 2010 All Rights Reserved Bariisle.com

Facebook