Bariisle Media:Thursday,May 31,2011(Denmark)Anigoo ah suldaan maxamed suldaan cabdi ismaaciil suldaanka beesha muuse dheriyo ee gabooye waxaan tacsi tiiraanyo leh aan u diraya guud ahaanba beelaha muusedheriyo gaar ahaan qoyskii iyo ehelkii uu ka geeriyoday dr rashiid cabdi xusen oo kamid ahaa aqoonyahanada beesha muuse dheriyo muda dheerna u ololaynjiray sidii aay beelahani aay xuquqdooda u [...]
May 31 2011 | Posted in
MAQAALO,
WARAR |
Read More »
Bariisle Media: Thursday,May31,2011(LONDON)Inaalilaahi wa inaa Ileyhi Raajucuun waxaan Tacsi U dirayaa Ehelkii iyo Qaraabadii u ka baxay Marxuum {Rashiid Abdi Hussein} Oo ku geeriyooday Magaalada Hargeisa 25/05/2011 waxaan Alle uga baryayaa In uu U danbi Dhaafo Naxariistiisa Jano ka waraabiyo Alaahuma Aamin Alaahuma Aamin Alaahuma Aamin Mohamed Nuur Mooge(Somali6) Somali6@hotmail.co.uk
May 31 2011 | Posted in
MAQAALO,
WARAR |
Read More »
Bariisle Media:Thursday,May 26, 2011(HARGEISA)ANIGOO KU HADALAYA MAGACAYGA IYO KAN URURKA VOSOMWO WAXAAN HALKAN TACSI UGA DIRAYAA DHAMAN ASXAABTII IYO QARAABADII IYO EHELKII IYO QOYSKII UU KABAXAY MARXUUM RASHIID CABDI XUSEEN OO XALAY KU GEERIYOODAY GURIGIISA OO KUYAALA MAGAALADA HARGEYSA , EE CAASIMADA SOOMAALILAND , WAXAANAN ANOO KALA AH STAFFKA UURURKA VOSOMWO IYO GUDOOMIYAHA IYO SHAQAALAHA [...]
May 26 2011 | Posted in
MAQAALO,
WARAR |
Read More »
Bariisle Media:Thursday,May 26, 2011(HARGEISA) anigoo ku hadlayaa magaca qurbe joogata beesha gabooye iyo kayga gaarka ah waxaanu halakan ku soo gudbinaynaa. anagoo ka tiiraysan tacsida naxtinta leh ee ku timi marxuun DR:RASHIID CABDI XUSEEN (RASHIID SANCADE)oo caawa oo bishu tahay 25/05/2011 saacaduna ahyeed cabaaro 9:00 fiidnimo ayuu ku geeriyooday magaalada HARGAYSA waxaanu halakan tasida uugu [...]
May 26 2011 | Posted in
MAQAALO,
WARAR |
Read More »
Bariisle Media:Wednesday,May 25, 2011(Nairobi)Madaxweynaha dowladda KMG iyo gudoomiyaha barlamanka ayaa xalay Magalada Nairobi kulamo gooni gooni ah kul qaatay Xildhibaano fikir ahaan kala taageersan labada Mas’uul. Iyadoo Magaalada Nairobi ay ku sugan yihiin Madaxda ugu sar sareysa dowladda KMG iyo wafood ay kala hogaaminayaan ayaa hadana xalay Madaxweynaha dowladda KMG ah Sheekh Shariif Sheekh [...]
May 25 2011 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle Media:Wednesday,May 25, 2011(Roma)Safiirka Soomaaliya u fadhiyada dalka Talyaaniga ayaa ka deeriyay xaaladda Soomaalida Qaxootiga ah ee ku nool dalkaasi, isagoo sheegay in dadkasi qaarkood ay dalkooda dib ugu soo laabteen. Xili wali wadamada Libya iyo Tunisia ay ka qul qulayaan Soomaali aad u farabadan oo aadaya wadanka Talyaaniga ayaa hadana halkaasi waxaa ku [...]
May 25 2011 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle Media:Wednesday,May 25, 2011(Nairobi)Waxaa saacadaha soo aadan Magaalada Nairobi ee dalka Kenya lagu wadaa in uu ka furmo shir ay soo qaban qaabisay QM islamarkaana ay ka qeyb galayaan Madaxda DKMG iyo Maamulada Puntland iyo Galmudug. Kulankaani oo ah mid xasaasi ah oo ay soo qaban qaabisay Jimciyadda Qurumaha ka dhaxaysa islamarkaana ay ka [...]
May 25 2011 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle Media:Saturday, May 21, 2011(Muqdisho) Diyaarado helicopter ah oo joog hoose ku socda ayaa saakay lagu arkay xaafado ka mid ah magaalada Muqdisho, iyadoo dhinaca kalana iska horimaad uu ka dhacay degmooyinka Hodon iyo Wardhiigley. Diyaaradahaani oo dhowr xabo ahaa ayaa waxaa la sheegay in ay ka soo dul kaceen markab taagan badda, waxaana iyagoo [...]
May 21 2011 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle Media:Monday, May 16, 2011(Djibouti) Madxweynaha dowladda Jabuuti ayaa sheegay in marna aysan qabali dooni doonin in dalka Soomaaliya uu noqdo meel Aargigixisada Calamka ay ugu duulaan wadamada kale ee Caalamka. Isagoo u waramayay Jariirad kasoo baxda dalka Sacuudiga oo lagu magaccaabo Al-Xayaata ayaa waxaa uu sheegay Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle in dowladdiisa [...]
May 16 2011 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle Media:Tuesday, May 10, 2011(Mombassa) Saraakiisha ciidamada Booliska dalka Kenya oo u waramyey jaraa’idka Daily Nation ayaa sheegay in ciidamada booliska dalkaasi ay xireen ilaa 5 ruux oo lala xiriirinayo xarakada Al Shabaab ee ka dagaalanta gudaha dalka Somaaliya. Booliska ayaa sheegay in 5-ta ruux ee ay ciidamda gacanta ku dhigeen ay ku jireen rag [...]
May 10 2011 | Posted in
WARAR |
Read More »