Bariisle Media:Thursday, June 30, 2011(Washington) Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay ka dambeeyeen weerarkii Milatariga ahaa oo ay Ciidamadoodu ku qaadeen fariisimo Al Shabaab ay ku lahaayeen Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubada Hoose gaar ahaan deegaan lagu magacaabo Qandal. Wargaygska Washington Post oo sixaganaya ilo Milatari oo ka tirsan Maraykanka ayaa waxaa uu sheegay in [...]
Jun 30 2011 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle Media:Tuesday,June 28, 2011(HARGEISA) MARKAZ AL-ANSAR Barashada Qura,anka kariimka & Barashada Sunnada Nabiga CSW(Daawo Video)
Jun 28 2011 | Posted in
MAQAALO,
VIDEO,
WARAR |
Read More »
Bariisle Media:Friday,June 24, 2011(HARGEISA)Gudoomiyaha Xaafada Daami oo ilaa iyo labaatan sanno uu ahaa nin kale ayaa waxaa maayirka caasimada hargeisa u magacaabey Jamaca Khadar C/laahi oo ahaa Gudoomiyaha Naadiga Kubada Cagta ee Shubayaasha. Talaabadacan magacaabista Gudoomiyaha ayaa ka dhalatey kadib markii ay dadaal dheeraad ah ku bixiyeen maamulka sare ee Akademiga Horumarka iyo waxbarashada [...]
Jun 24 2011 | Posted in
MAQAALO,
WARAR |
Read More »
Bariisle Media:Thursday,June 23, 2011(Muqdisho)adaxweyne Sheekh Sheekh Shariif Axmed ayaa maanta waxa uu si toos ah ugu dhawaaqay Magacaabista Ra’iisul wasaaraha cusub, isagoo u magacaabay C/wali Max’ed Cali oo horay u ahaa Ra’iisul wasaare ku xigeenka Xukuumadii Farmaajo islamarkaana ahaa wasiirkii qorsheynta iyo xiriirka Caalamiga ah. Ugu horay munaasabadii lagu magacaabayay Ra’iisul wasaaraha oo ka [...]
Jun 23 2011 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle Media:Sunday,June 19, 2011(Addis’ Ababa)Bayaan kasoo baxay dowladda Ethiopia ayaa lagu sheegay in Ra’iisul wasaaraha dowladda Ethiopia Meles Zenawi uu taageersanyahay heshiiskii ka dhacay Magaalada Kampala ee Xarunta dalka Uganada halkasi oo ay ku heshiiyeen Madaxweynaha dowaldda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo gudoomiyaha barlamanka Shariif Xasan Sheekh Aadan. Bayaanka aya waxaa lagu sheegay [...]
Jun 19 2011 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle Media:Sunday,June 19, 2011(Muqdisho)Waxaa maanta xilka Ra’iisul wasaaranimo ee dowladda KMG iska casilay Max’ed Cabdullaahi Max’ed Farmaajo kadib markii sida la sheegay cadaadis lagu saaray in uu xilka ka dego. Kadib shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Muqdisho Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaiya Max’ed C/laahi Max’ed (Farmaajo) ayaa waxaa uu [...]
Jun 19 2011 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle Media:Saturday, June 18, 2011(LONDON)Dowladda Ingiriiska ayaa sheegtay inay si aad ah u baarayso agab yada kaga yimaada dalalka Soomaaliya iyo Yemen oo ay sheegtay inay ka jiraan falal aargigixisanimo ah. Bayaan ay soo saartay waaxda socdaalka ee dowladda Ingiriiska ayaa waxaa lagu sheegay in Xamuulka ka yimaada dalka Soomaaliya ay ku samayn doonaan baaritaano [...]
Jun 18 2011 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle Media:Thursday,June 16, 2011(Roma)Wasaarada arimaha dibada dowladda Talyaaniga ayaa soo dhaweysay in Ra’iisul wasaaraha Xukuumada KMG Soomaaliya uu sii ahaado Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya. Alfredo Mantica oo ah sargaal sare oo ka tirsan wasaaradda arimaha dibadda ee dalka Talyaaniga ayaa sheegay in loo baahanyahay in Ra’iisul Wasaaare Max’ed Cabdullaahi Farmaajo uu baaqi ku sii ahaado xafiiskiisa [...]
Jun 16 2011 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle Media:Thursday,June 16, 2011(Nairobi)Ergayga gaarka ah ee Qaraamada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay waxa uu ka hadlay go’aankii uu dib ugu laabtay Ra’iisul wasaare Farmaajo in uu xilka isaga dego. Ambassador Augustine Mahiga oo ah wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya oo waraysi siiyay Idaacadda BBC-da ayaa [...]
Jun 16 2011 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle Media:Sunday,June 12, 2011(Washington)Dowladda Maraykanka ayaa xaqiijisay in Magaalada Muqdisho uu ku dhintay hogaamiyihii Al Qaacida ee Bariga Afriga iyadoo si weyn u soo dhaweysay dilkiisa kuna amaantay dowladda KMG. Xoghaya Arimaha dibada dowlada Mareykanka haweyneeda lagu magacaabo Hillary Clinton oo ku sugan magaalada Daressalaam ee caasimada dalka Tanzania ayaa xaqiijisay in la dilay hogaamiyihii [...]
Jun 12 2011 | Posted in
WARAR |
Read More »