Archive for: July, 2011

Ra’iisul wasaarihii hore Mudane Farmaajo oo sheegay in caalamku uusan doonayn dowlad ka dhalata Soomaaliya

Bariisle Media:Saturday,July,23,2011(Muqdisho)Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa sheegay in calaamku uusan doonayn in Soomaaliya ay nabad ka dhalato, isagoo faragelinta caalamka ku hayo Soomaaliya eedeeda dusha ka saaray madaxda dowladda Soomaaliya. “Beesha calaamku raalli kama ahan inay Soomaaliya dowlad ka dhalato… taasna waxaa mas’uul ka ah madaxda Soomaalida oo aqbalaya go’aan [...]

QM oo mar kale ku celisay inay kordhineyso kaalmooyinka Soomaaliya

 Bariisle Media:Wednesday,July,20,2011(Nairobi)Qaramada Midoobay ayaa mar kale sheegtay inay kordhineyso kaalmooyinka bini’aadanimo oo ay ugu tala gashay dadka ay abaaruhu ku saameeyeen Soomaaliya. Isku duwaha howlaha bini’aadanimada Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Mark Bowden oo shir jaraa’id ku qabtay magalada Nairobi ayaa si weyn uga deyriyey xaaladaha abaareed ee ka jira dalka Soomaaliya. Mark Bowden [...]

Faa,idooyinka Caafimaad ee uu Soonku u leeyahay Dadka Wadne Xanuunka Qaba!

Bariisle Media:Tuesday,July,19,2011(HARGEISA)Qormadeenan maanta ayeynu uugu tallo galney iney ka faa,ideystaan dadka inta badan ka cawda Wadne xanuunka iyadoo Bishii barakada qabtey ee Ramadaan inagu soo food leedahay taas oo xambaarsan kheyr iyo barrako badan sida Alle sw Qur,aanka kariimka ah inoogu sheegay.   haddaba waxaa marag madoon ah iney dunidani tahay daar la isku imtaxaamayo [...]

Kulan balaadhan oo lagaga hadlayey Arimaha Takoorka oo Burco ka dhacay!

Bariisle Media:Wednesday,July 13, 2011(BURCO)Kulan aad u balaadhan oo ay isugu yimaadeen qeybaha kala duwan ee Bulshada Gobolka Togdheer  isla markaana lagu qaadaa dhigayey arimaha takoorka ayaa lagu qabtey magaalo madaxda gobolkaasi ee Burco.   Kulankan oo ay iska kaashadeen labada haayadood ee kala ah Akademiga Horumarka iyo Waxbarashada Dadka laheyb-sooco iyo Haayada Xuquuqul Insanka Qaranka [...]

DKMG oo sheegtay inay wada shaqeeyaan CIA-da Maraykanka

Bariisle Media:Wednesday,July 13, 2011(Muqdisho)Dowladda KMG Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay wada shaqayn buuxda ay kala dhaxayso Ciidamada Sirdoonka dalka Maraykanka, iyadoo Saraakiil Ameerikaan ah ay sheegeen Muqdisho ay ku leeyihin Saldhigyo. Wasiiro dowladaha Madaxtooyada ee dowladda KMG Soomaaliya C/qaadir Macalin Nuur oo u waramayay Wargayska The Nation oo kasoo baxa dalka Maraykanka ayaa waxaa [...]

QM oo ugu baaqday Imaaraadka Carabta inay caawiso dadka Soomaliyeed

Bariisle Media:Wednesday,July 13, 2011(Nariobi)Qaramada Midoobay ayaa waxa ay ugu baaqday Dowladda Imaaraadka Carabta inay gar-gaar deg deg ah ay la gaarto dadka ay abaartu saamaysay ee ku dhibaataysan Soomaaliya. Madaxa xafiiska Qaramada Midoobay uqaabilsan arimaha la talinta Qaxootiga aduunka Brigitte Khair Mountion ayaa waxaa uu sheegay in QM ay ka dalbatay Wadanka Iskutaga Imaaraadka Carabta [...]

Qabiil dartiis ayaa salaada tujinteeda la iigu diiday Qiso xanuun badan oo Ka Shekeenayo Ninkii ay ku Dhacday Qisadaas Mohmaed Nuur Mooge( somali6) Daawo Video

Bariisle Media:Sunday,July 10, 2011(LONDON)Barnamij xalay live uga socday UNIVERSAL TV  {Qbiilka & Qabyalada }Halkaan ka Daawo Nin Sheegaya In Qabiil dartiis ayaa salaadan tujinayey la iigu diiday Qiso xanuun badan oo Ka Shekeenayo Ninkii ay ku Dhacday Qisadaas Mohmaed Nuur Mooge( somali6) Daawo Video

Xaflada xuska 1-da Luulyo ayaa lagu qabtay dalka kuwait waxaa soo Agaasimay Ururka Dhalinyarada Somaliyeed ee Dalka kuwait

Bariisle Media:Saturday, July 02, 011(Kuwait)  Xaflada xuska 1-da Luulyo ayaa lagu qabtay dalka Kuwait taasoo looga xusay 1-da Luulyo 2011, halkaas oo ay ka soo qeeb galeen  dhamaan jaaliyada iyo ururka ardayda  Soomaaliyeed ee Kuwait intoodi uu ku jiray dareenka Wadaninimo. Xafladan Xuska 1-da Luulyo 2011 ayaa waxaa soo agaasimay dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku nool [...]

Photo Gallery

Log in | Copyright© 2010 All Rights Reserved Bariisle.com

Facebook