Archive for: August, 2011

Ra’iisul wasaaraha dowladda Turkiga oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho (Daawo Video)

Bariisle Media:Friday, August 19, 2011(Muqdisho)Ra’iisul wasaaraha dowladda Turkiga oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa waxa uu ka deyriyay xaaladda qoysas barakacayaal ah oo uu soo kormeyray, isagoo galinkii dambe ee maanta ka anbabaxay magaalada Muqdisho.   Shir jaraa’id oo uu ku qabtay Aqalka Madaxtooyada Fila Soomaaliya ayaa waxa uu kaga hadlay Ra’iisul wasaaraha Turkiga [...]

Xaflad ” Mahadsanid Kuwait” oo qalin jabin ah oo aad usaraysa ayu soo bandhigay ururka Ardayda soomaaliyeed ee Kuwait

Bariisle Media:Tuesday, August 16, 2011(Kuwait)Waxaa ka dhacday habeen hore wadankan Kuwait xaflad aad loo so agaasimay oo lagu abaalmarinayay arday soomaaliyeed oo ka qalanjabisay jaamacadaha , koligyada , machaahidka  farsamada iyo iskoolada sare ee dalkan Kuwait.   . Xafladaas  oo ahayd mid aan caadi ahayn ayaa waxaa lagu qabtay hoolka weyn ee xafladaha lagu qabto [...]

Shirkad laga leeyahay Maraykanka oo tabarta AMISOM iyo DKMG

Bariisle Media:Thursday, August 11, 2011 (Washington)Shirkad laga leeyahay dalka Maraykanka ayaa waxa ay tababar kusiisaa Magaalada Muqdisho Ciidamada AMISOM iyo Saraakiila ka tirsan Ciidamada dowladda Soomaaliya.   War kasoo baxay waaxda Arimaha dibadda ee dowladdaMaraykanka ayaa waxaa lagu sheegay in shirkad laga leeyahay dalkaasi tababarro dhanka Milatariga ah ay siiso ciidamada Midowga Afrika AMISOM ee [...]

Golaha Wasiirada oo isku raacay in shirka lagu qabto Muqdisho

Bariisle Media:Thursday, August 11, 2011 (Muqdisho)Golaha Wasiirada ee dowladda KMG Soomaaliya ayaa maanta kulan ay yeesheen waxa ay isku raaceen in shirka wada tashiga ah lagu qabto Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya.   Kulankaani oo ahaa mid xasaasi ah oo uu shir gudoominayay Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya C/wali Max’ed Cali ayaa Golaha Wasiirada waxa [...]

Al Shabaab oo qiray inay isaga baxeen Muqdisho

Bariisle Media:Saturday, August 06, 2011(Muqdisho)Xarakada Al Shabaab ayaa qiray inay isaga baxeen inta badan magaalada Muqdisho, iyagoo tilmaamay inay qorsheynayaan wararo kale oo ka dhan ah Al Shabaab.   Afhayeenka Xarakada AL Shabaab Sheekh Cali Max’ud Raage (Cali dheere ) oo saakay la hadlay Warbaahinta ku hadasha Afka Al Shabaabka ayaa waxaa uu faah faahin [...]

Turkiga oo qaban qaabinaya shir lagu taageerayo Soomaaliya

Bariisle Media:Saturday, August 06, 2011(Istanbul)Turikiga ayaa sheegtay inay qaban qaabineysoshir looga hadlayo arimaha Soomaaliya. Wasiirka ArimahaDibadda dalka Turkiga Axmed Daftugle ayaa sheegay in loo bahanyahay in wadamada Islaamka ay kulan dag dag yeeshaan si wax loogu qabto dadka Ay abaaruhu ay ku saameeyeen Geeska Africa gaar ahaan Soomaaliya.   Mr Axmed Daftugle ayaa intaasi raaciyay [...]

Qoysas barakacayaal ah oo ku cabanaya xaalado nolol xumo

Bariisle Media:Saturday, August 06, 2011(Muqdisho) Qaar ka mid ah qoysaska barakacayaash ah ee ku nool degmada Dharkeenlay ayaa waxa ay sheegeen in degmadaasi ay ku haysato xaalad nolol xumo oo aad u liidata.   Qoysaskaani oo ah kuwa abaara uga soo barakacay gobolada dalka oo ku sugan Xero barakacayaal ah oo ku taalla degmada Dharkeenlay [...]

Photo Gallery

Log in | Copyright© 2010 All Rights Reserved Bariisle.com

Facebook