Archive for: September, 2011

Gudoomiye ku xigeenka Kulmiye “Abdirahman Abdulqadir “Oo ka hadlay Aargoosiga Siilaanyo Uu Beeshiisa kula Dhaqmay ( Daawo Video)

Bariisle Media: Saturday,September 17,2011(HARGEISA)Gudoomiye ku xigeenka Kulmiye “Abdirahman Abdulqadir “Oo ka hadlay Aargoosiga Siilaanyo Uu Beeshiisa kula Dhaqmay  Arintaas oo sababtay Naceybsho loo qabo Xukumada Siilaanyo Dal iyo Dibad ( Daawo Video)  

Gudoomiyaha Jaaliyada Gabooyaha Norway,Mudane:Abdirahmaan Olad Mohamed(Sandheere)Norway,Oslo (Daawo Video)

Bariisle Media:Saturday,September 10, 2011Gudoomiyaha Jaaliyada Gabooyaha Norway,{Mudane:Abdirahmaan Olad Mohamed} Oo khudbad Qiimo badan ka jeediyey shirweyne aye isugu imaadeen dad weyne lagu qiyaasay 2300 Qof loogu magic daray ““SOMALI HOPE CONFRENCE” ayaa galabnimadii Sabtida lagu qabtay caasimadda dalka Norway ee Oslo. Halkan ka daawo Video  

Shir-weyne aad loo soo agaasimay islamarkaana loogu magac daray “SOMALI HOPE CONFRENCE” Norway,Oslo(Daawo Video)

  Dadweyne kor u dhaafaya ilaa 1500 ayaa ka soo qeyb-galay shirkan oo ay soo qaban qaabiyeen ururka DARYEEL ee ka dhisan dalka Norway islamarkaana fadhigiisu yahay caasimadda Oslo.  

Shirkii Kenya oo soo gaba gaboobay iyo Shariif oo dhaliilay Hay’adah

Bariisle Media: Friday, September 09, 2011(Nairobi)Waxaa dalka Kenya kusoo gaba gaboobay Shirkii looga hadlayay abaaraha ka jira wadanka Soomaaliya iyo dalal kale oo ka tirsan qaarada Afrika, iyadoo Madaweyne Shariif oo Shirkaasi ka hadlay uu dhaliilay Hay’adaha samafalka.   Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxaa kusoo idlaaday kulankii looga hadlayay xaaladaha abaareed ee wadamada [...]

Mareykanka oo soo dhaweeyay ka gudbida Nidaamka KMG ah

Bariisle Media: Friday, September 09, 2011(Washington)Dowladda Mareykanka ayaa waxa ay sheegtay inay soo dhaweyneyso in dowladda KMG Soomaaliya ay ka gudubto nidaamka KMG ah.   Sida lagu sheegay hadal qaraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda arimaha dibadda ee dalka Mareykanka dowladda wadankaasi ayaa waxa ay soo dhaweysay in laga gudbo nidaamka KMG ah oo ay [...]

Kulankan oo uu soo qaban qaabiyey Ururka Codka haweenka laga tirade badan yahay ee VOSOMWO isla markaana Maalgalisay hayada Caalamiga ah ee NED .

Bariisle Media:Augsust,13,2011(BURCO)Kulan lagaga hadlayo ka qaybgalka siyaasadda iyo sidii fursado shaqo looga qaybgalin lahaa beelaha laha lahayb sooco gobolka Togdheer ayaa ka furmey xarunta gobalka maamulka Togdheer ee magaalada Burco gaar ahaan Hotel Barwaaqo maalintii Sabtidii taariikhduna ahayd 13/August/2011. kulankan oo lagu martiqaaday qaybaha kala duwan ee bulshada beelaha la haybsooco, maamulka gobolka, salaadiin, culumaadiin [...]

Photo Gallery

Log in | Copyright© 2010 All Rights Reserved Bariisle.com

Facebook