Bariisle Media:Sunday,October 30.2011(CANADA)Isku dubaridaha barnaamijka dib u dajinta magaalda London qayba woqooyi bari Idris Rashiid Comer Talaabacade oo warbixin siiyay telefishinka caalamiga ah ee CTV national News iyo TSN isaga oo ka hadlaya arin dhawaan ka dhacdey Magaalada London ee wadanka Canada. Arintaas oo kusaabsaneyn sida loo badinayo MIDAB TAKOOR- : kadib markii mid [...]
Oct 30 2011 | Posted in
MAQAALO,
WARAR |
Read More »
Bariisle Media:Sunday,October 30,2011(Muqdisho)Duqeymo ay diyaarado dagaal oo la sheegay in laga leeyahayKenyaay ka gaysteen degmada Jilib ee gobolka Jubada hoose ayaa waxaa la sheegay inay ku geeriyoodeen 10-ruux in kabadana ay ku dhaawacmeen. Wararka ka imaanaya degmada Jilib oo ka tirsan gobolka Jubada hoose ayaa waxa ay sheegayaan in diyaarado dagaal oo la sheegay [...]
Oct 30 2011 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle Media:Monday,October 24,2011(HARGEISA)Waxaan ku bilaabayaa ugu horayn waxaan u gudbinaynaa hambalyo iyo mahad celin balaadhan Madaxweynaha Somaliland Mudane. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ka dib markii uu magacaabay Guddi heer qaran ah ka soo talo bixinta ka qaybgaalka siyaasdda ee beelaha la hayb sooco iyo haweenka isagoo qaaday talaabado taariikhi ah, Alla Mahaddii weeye, go;aanka magacaabista [...]
Oct 24 2011 | Posted in
MAQAALO,
WARAR |
Read More »
Bariisle Media:Monday,October 24,2011(Nairobi)Dowladda Kenya ayaa qirtay in weerar cirka ah ay ka gaysatay Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubada hoose, iyadoo Saraakiil u hadashay dowladdaasi ay sheegeen in duqeymahaasi ay qasaaro ku gaarsiiyeen Ciidamo ka tirsan Al Shabaab. Ra’iisul wasaaraha dowladda Kenya Rayla Odinga ayaa waxa uu sheegay inay weeraro dhanka cirka ah ku [...]
Oct 24 2011 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle Media:Monday,October 24,2011(Nairobi)Weerar bambaano ah oo qasaaro gaystay ayaa xalay ruux hubaysan waxa uu ku qaaday goob lagu caweeyo oo ku taalla Magaalada Nairobi, iyadoo dhinaca kale nin Kenyati ah isla xalay lagu dilay Magaalada Mandheera. Wararka ka imaanaya Magaalada Nairobi ee Xarunta wadanka Kenya ayaa waxa ay ku waramayaan in xalay wixii ka [...]
Oct 24 2011 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle Media:Tuesday,October 18,2011(Muqdisho)Dowladda Soomaaliya iyo Kenya ayaa isu baheysanaya la dagaallanka kooxda Al-Shabaab, iyadoo maanta ay Muqdisho booqdeen Wasiirrada Arrimaha Dibadda iyo Gaashaandhigga ee Dowladda Kenya. Wasiirrada Arrimaha Dibadda iyo Gaashaandhigga Kenya Moses Watangula iyo Maxamed Yuusuf Xaaji ayaa booqasho ku tegay Magaalada Muqdisho, waxayna kulamo la qaateen Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif, Ra’iisal Wasaaraha C/weli [...]
Oct 18 2011 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle Media:Tuesday, October 18,2011(CANADA)Anigoo ah” Barkhad Xaaji Cabdi-MrGaboye” kuna hadlaya magaceyga iyo kan dhaliinyarada qurba joogta beelaha gabooye ee jsomaliland ee ku nool ,Yurub iyo waqooyiga america ,waxaanu marka ugu horeysa hambal u direynaa madaxweynaha jsomalialdn “mudane axmed maxamed maxamud siiraanyo” anagoo uga hambalyeyneyna talaabada geesinimada leh ee uu maanta xilka ugu magaabey ,la taliyaha [...]
Oct 18 2011 | Posted in
MAQAALO,
WARAR |
Read More »
Bariisle Media:Friday, October 14, 2011{LONDON} Bariisle Media wuxuu idiin soo gudbinayaa Muxaadaro ku saabsan khaterta ay sababaan Qaadka, Sigaarka iyo Shiishada Daawasho wanaagsan
Oct 14 2011 | Posted in
MAQAALO,
VIDEO,
WARAR |
Read More »
Bariisle Media:Friday, October 14, 2011(Muqdihso)Ururka Al-Qaacida ayaa gargaar isugu jira dhar, cunno, timir iyo lacag u qaybiyay qaar ka mid ah barkaacayaasha ku jira xerada Aala-Yaasir oo ku taalla deegaanka lambar 50 ee gobolka Shabellada hoose, iyadoo ay deeqdaas ka warbixiyeen afhayeenka Xarakada Al-shabaab, Sheekh Cali Dheere iyo sarkaal ka tirsan Al-Qaacida. Gargaarkan ayaa loo [...]
Oct 14 2011 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle Media:Friday, October 14, 2011(Muqdisho) Ra’iisul wasaaraha DKMG ah ee Soomaaliya Dr. C/weli Maxamed Cali ayaa ka hadlay dhaqan-qalka Tubta Nabadda Soomaaliya (Road-map) iyo afduubkii laba dhaqtar uu u shaqeynayay ha’yadda MSF Spain oo shalay lagu afduubay Kenya. Mudane C/weli Gaas wuxuu sheegay in dhaqangalka Roadmap-ka uu meel wanaagsan marayo, isagoo sheegay in muddada sanadka ah [...]
Oct 14 2011 | Posted in
WARAR |
Read More »