Bariisle Media:Friday,November 18,2011 Tv-ga Aljazeera oo Barnaamij ka Diyaarisyey Muqdisho “Witness The Mayor of Mogadishu Mr.TARSAN (Daawo Video)
Nov 18 2011 | Posted in
VIDEO,
WARAR |
Read More »
Bariisle Media:Thursday,November 17,2011(BOOSASO)C/laahi Aadan Dhuguf oo ka soo jeeda mid ka mid ah beelaha gabooye oo dhowaan dhaawac culus kooxo dablay ahi ugu gaysteen magaalada bosaso xilii uu ku sugnaa meel ka agdhow goobtii lagu dilay cismaan qarowe waxaana c/lahi aadan ku dhacday xab ka mid ah xabadihii ay tureen ragii dilkaasi gaystay waxaana ay [...]
Nov 17 2011 | Posted in
MAQAALO,
WARAR |
Read More »
Bariisle Media:Thusday,November 17,2011(Muqdisho) Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegay in Qaramada Midoobay uu kala hadlay sidii Xafiisyadoodu ay kaga furan lahaayeen Magaalada Muqdisho. Kadib markii Wafdi ka socda Qaramada Midoobay uu soo gaaray Magaalada Muqdisho uu ku qaabilay Xafiiskiisa Ra’iisul wasaaraha dowladda KMG Soomaaliya C/wali Max’ed Cali Gaas ayaa waxaa uu ugu [...]
Nov 17 2011 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle Media:Thusday,November 17,2011(Nairobi) Guddoonka Barlamanka dowladda Kenya aya sheegay in Kenya aysan damacsaneyn inay la wareegto dekadda Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubbada hoose. Gudoomiye ku xigeenka barlamanka dowladda Kenya Faarax Macalin oo waraysi siiyay Idaacadda Shabelle ayaa waxaa uu waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka ay sheegayaan qaarka mid ah Siyaasiyiinta Soomaalida oo ku [...]
Nov 17 2011 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle Media:Monday,October 97,2011(LONDON)Xaflad si heer sare ah loo soo Agaasimiyey ka dhacday LONDON habeenkii ciida waxaana ka soo Qeyb galay dadwayne aad u farah badan kana kala imid Addunka dalacidisa waxa lagu caleema saaray Madaxweyne cusub Maamul Gabaleedka AWDAL STATE .Garyaqaan Rashiid Aw-nuur xirsi
Nov 7 2011 | Posted in
MAQAALO,
WARAR |
Read More »
Bariisle Media:Monday,October 07,2011(Muqdisho)Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta oo Isniin ah booqday qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir, isagoo ciidammo ka tirsan dowladda kula hadlay deegaanka SOS ee degmada Huriwaa. Sheekh Shariif iyo wafdigiisa ayaa waxay ugu horreyn booqdeen isbartiibada weyn ee Muqdisho isagoo kulammo ay albaabbadu u [...]
Nov 7 2011 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle Media:Saturday,October 05,2011(MAKKA) In ka badan 4 milyan oo muslimiin ah ayaa maanta istaagay banka Carafaat, iyagoo gutay tiirka ugu wayn ee xajka oo loo yaqaano “RUKNUL ACTHAM”. Muslimiintan oo kala kala yimid daafaha aduunka ayaa isugu jira dhammaan jinsiyadaha kala duwan ee caalamka, waxayna qalbigooda oo mid ah dhamaantood ilaahay waydiisanayeen dambi dhaaf iyo inay cadaabta ka [...]
Nov 5 2011 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle Media:Thuesday,October 03,2011(Tripoli)Dad Soomaali ah ayaa lagu soo waramayaa inay ku go’doonsan yihiin Xaafado ka mid ah magaalada Tripoli, iyagoo ka cabanaya xaalado dhinaca nolosha ah. Sida Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho uu u xaqiijiyay C/casiis Qorane Max’ed oo ka mid ah dhalinyarada ku nool dalka Liibiya, waxaa Xaafaha qaar ee Magaaladaasi ku go’doonsan [...]
Nov 3 2011 | Posted in
WARAR |
Read More »
Bariisle Media:Wednesday,November 02,2011(Nairobi)Ururka Midowga Yurub ayaa ka digay in la duqeeyo goobaha ay ku sugan yihiin dadka rayidka ah, iyagoo dhinaca kale soo dhaweeyay tallaabadii Ciidamada Kenya ay gudaha ugu galeen Soomaaliya. Uqeybsanaha Ururka Midowga Yurub ee Afrika Kristalina Georgiava oo ka hadlaysay duqentii Ciidamada Milatariga dowladda Kenya ay ka gaysteen Magaalada Jilib ee gobolka [...]
Nov 2 2011 | Posted in
WARAR |
Read More »