Archive for: December, 2011

Somalida Maraykanka oo laga hakiyay soo dirtaanka lacagaha

 Bariisle Media:Friday,December 30,2011(Minnesota:)Soomaalida ku dhaqan wadanka Maraykanka ayaa si rasmi ah waxaa loogu mamnuucay in lacago ay usoo diraan gudaha wadanka Soomaaliya, iyadoo maanta ay ku ekeyd mudadii loo qabtay.       Xilli maalmihii lasoo dhaafay ay socdeen dadaalo la doonayay in dib loogu laabto go’aan dowladda Maraykanka iyo qaar ka mid ah Bangiyadeeda [...]

Diyaarado dagaal oo duqeeyay saldhigyo Shabaab

Bariisle Media:Friday,December 30,2011(Kismaayo)Diyaarado dagaal oo loo malaynayo in laga leeyahay dalka Kenya ayaa saacadihii lasoo dhaafay duqeeyay Saldhigyo Al Shabaab ay ku leeyihiin deegaano hoostaga magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose.   Sida ay xaqiijinayaan dad ku sugan deegaanka Shinbiraale oo 140 KM u jira magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose saacadihii ugu dambeeyay ayaa [...]

Gudoomiyaha Maamulka gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Max’ud Axmed Nuur ‘Tarsan’ oo dhaliilay Nidaamka 4.5-ka

Bariisle Media:Friday,December 30,2011(Muqdisho)Maamulka gobolka Banaadir ee dowladda KMG ah ayaa dhaliilay nidaamka 4.5-ka ah oo ay iminka ku dhisantahay dowladda Federalka Soomaaliya.  Gudoomiyaha Maamulka gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Max’ud Axmed Nuur ‘Tarsan’ oo ka hadlayay Munaasbad ay soo qaban qaabiyeen beelaha Banaadiriga ah ee ku sugan Muqdisho ayaa waxaa uu si kulul u [...]

Xawaladaha Somalida ee Minnesota oo maalmo loo qabtay

Bariisle Media:Sunday,December 11,2011(Minnesota)Bangiga Franklin Bank oo xaruntiisu tahay gobolka Minnesota oo bixin jiray adeegga bangi ee Xawaaladaha Soomaaalida ayaa sheegay inuu adeegaas ku joojinayo sadax  todobaad gudahood.   Madaxa Franklin Bank ayaa waxa uu sheegey in adeegyadii ay u qaban jireen xawaaladaha Soomaalida ay ku ekeyn doonaan 30-ka bishan December, isagoo sheegey in lacagaha Soomaaliya loo [...]

Maraakiib dagaal oo soo gaaray Xeebaha Somaliya

Bariisle Media:Sunday,December 11,2011(Moscow)Waxaa Xeebaha Soomaaliya soo gaaray Maraakiib nuucyada dagaalka ah oo uu hogaaminayo Markab nuuca quusa oo lagu magacaabo Admiral Trepots kuwaasi oo la sheegay inay Xeebaha Soomaaliya ay usoo gaareen la dagaalanka kooxaha burcad badeeda Soomaalida. Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Rushka ayaa waxa ay sheegeen in u jeedada Maraakiibtaani ay tahay sidii ay [...]

‘xasaan xuseen”waa nin Faafiya Afkaarta”khawaarijta”Dadka gaaleysiiya(Halkan ka Dhageyso)Sheekh C/qaadir Cukaasha

Bariisle Media: ’xasaan xuseen”waa nin faafiya Afkaarta”khawaarijta”Dadka gaaleysiiya isaga oo aan Aqoon u lehayn,culimada Ahlu -sunnaha waa neceb yahay waanu aflaagaadeya, sida sheikh Ibnothaimen,Shikh Albani,shekh Fazan iyo kuwo badan Dhalinyarada somaliyeedna wuxuu u fadwooda inuu dhiiga muslimiintu xalaal yahay Waxaa Muqadamo ama horudhac fiican u sameeyay Sheekh C/qaadir Cukaasha Xafidahullah isagoo sheegay in walaalka Muxaadarada jeediyay [...]

Photo Gallery

Log in | Copyright© 2010 All Rights Reserved Bariisle.com

Facebook