Archive for: January, 2012

Rayiisle Dood Badan Ka dhexdhaliyey Bulshada Oo Hargeisa Laga Furay!

Bariisle Media:Monday,Janaury,30,2012(HARGEISA)Waxaa Magaalada Hargeisa gaar ahaan Farasmagaalaha laga furay Rayiisle ama goob lagu qurxiyo Timaha, Rayiislahan ayaa waxaa uu noqday mid magac iyo muuqaal gaar ah ku soo kordhiya saaxada ganacsiga yaryar ee suuqyada Hargeisa. haddaba Rayiislahan ayaa waxaa loo bixiyey magaca Midgaan oo inta badan somalidu adeegsato marka ay sifaynayaan qof ama qoomiyad xumaanteeda taas oo [...]

Kooxda kubada cagta ee KW-SOM-CAN Soccer Club oo ka qaybgashey tartan kubada cagta ah oo lago qabtey magaalada Windsor ee Gobolka Ontario, Canada

Bariisle Media:Sunday,Janaury,29,2012(CANADA)Kooxda kubada cagta ee KW-SOM-CAN Soccer Club oo ka qaybgashey tournament ama tartan kubada cagta ah oo lago qabtey magaalada Windsor ee Gobolka Ontario, Canada – tartankaas oo ay iskugu yimaadeen kooxo kala duwan oo kakala socdey wadamada Canada iyo Mareykanka – gaar ayaan magaalooyinka Toronto Canada, Colombus USA, Detrout USA, Windsor Ontario iyo [...]

Shir Madaxeedkii Ururka Midowga Afrika oo ka furmay Addis Ababa iyo Madaxweynaha Benin oo Guddoomiye loo doortay

 Bariisle Media:Sunday,January,29,2012(Addis Ababa)Shir madaxeedkii 18-aad ee ururka Midowga Afrika ayaa ka furmay maanta oo Axad ah magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, iyadoo guddoomiyaha cusub ee ururka Midowga Afrika loo doortay madaxweynaha Benin, Thomas Boni Yayi. Kulankan oo ka furmay xarunta cusub ee Midowga Afrika oo ay dhistay dowladda Shiinaha ayaa wuxuu noqonayaa kii ugu [...]

Qurba Joogta Beesha Sheekh MuseDharie Raali Galiin Ka Bixisay Aflagado Loo Geystey Qaarka Mida Odoyaasha Beesha Gabooye

Bariisle Media:Saturday,January,28,2012(CANADA)Hadii Aanu Nahey Qurba Joogta Beesha Sheekh MuseDharie ee Beelaha Gabooye ee JSomaliland sidii aanu baaqayagii hore ee qurba joogta beesha gabooye ugu muujiney uguna cadeyney inaanu taageersanahey Qaranimada JSomaliland ineytahey lama taabtaan muqadas ah ayaanu hadana taaganahey iney jsomaliland tahey qaran jira oo madax banan lana yiraahdo Jsomaliland waanu taageersanahey garabna taaganahey wanan [...]

Habeenka Hal-abuurka iyo Hibooyinka Dahsoon ee Dhalinyarada Oo Hargeisa Lagu Qabtey

Bariisle Media:Wednesday,January, 25,2012(HARGEISA)Bandhig Sugaaneed lagu daahfurayey Maansooyin aad uu xiiso badan oo ay curiyeen labada Abwaan ee aadka u da,da yar Mr. Cali Max,ed Ibrahim Dhanaaniye iyo Axmed Cali Axmed Cartan ayaa habeenkii xalay ahaa lagu qabtey Hotel Imperial ee Magaalada Hargeisa, Xafladan oo si heersare ah loo soo agaasimay isla markaana ay soo diyaarisay [...]

Faah faahin ku saabsan weerarkii ismiidaaminta ee Baladweyne

Bariisle Media: Tuesday,January,24,2012(Baladweyne)faah faahin dheeri ah ayaa kasoo baxaysa weerar ismiidaamin ah oo saaka lagu qaaday Xarunta gobolka Hiiraan ee Baladweyne.   Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in weerar ismiidaamin ah uu ka dhacay magaalada Baladweyne gaar ahaan Xarunta gobolka Hiiraan ee magaaladaasi.   Gaari laga soo buuxiyay [...]

Dagaalo iyo duqaymo culus oo ka dhacay Muqdisho

Bariisle Media: Tuesday,Janaury,24,2012(Muqdisho)Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda KMG Soomaaliya iyo Al Shabaab ayaa xalay ka dhacay magaalada Muqdisho. Qeybo ka mid ah degmooyinka Dayniile, Yaaqshid, Kaaraan, Huriwaa iyo Dharkeenlay ee gobolka Banaadir ayaa xalay waxaa ka dhacay dagaal culus oo saf balaaran ah kaasi oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda KMG Soomaaliya oo ay kaabayaan kuwa [...]

Prof:Galeydh: Siilaanyo Isma Hortaagi Karo Qadiyadda SSC(Dhageyso VOA)

Bariisle Media:Sunday,January,15,2012(VOA)Prof. Cali Khaliif Galeydh, ra’iisul-wasaarihii hore ee Soomaalia oo ka mid ah siyaasiyiinta ka qeybgalaya shirka Taleex ayaa si weyn u qaadacay hadalka madaxweynaha Somaliland ee uu ku sheegay in shirka Taleex ay soo abaabuleen koox Qaswadayaal ah. Prof. Galeydh wuxuu VOA u sheegay in shirka Taleex uu yahay shir madax banaan oo beesha [...]

Xafiiska Maamulka iyo maaraynta ee Telefishanka Horn Cable Tv ayaa caawa albaabada la isugu laabay Halkan ka dhgayso waraysi Uu siigay Agaasimuhau BBC -da

Bariisle Media:saturday,January,14,2012(HARGEISA)Xafiiska Maamulka iyo maaraynta ee Telefishanka Horn Cable Tv ayaa caawa albaabada la isugu laabay iyada oo ciidamo booliska ahina ay xeeran yihiin xarunta war laliska ee Telefishankaasi uu ku leeyahay Magaaladda Hargeysa. Halkan ka dhgayso waraysi Uu siigay Agaasimuhau BBC -da

Shir ka dhacay wadanka Norway ee magalada madaxda Oslo

Bariislel Media:Friday,January,13,2012(Norway)Maalin sabti ah oo ku aadanayd dhamaadkii lagu sabootinayey sanadkii cusbaa 24.12. 2011, ayaa waxaa shir sifiican loo abaabulay isugu yimid Midgomaalkii ku dhaqnaa magala madaxda Oslo. Waxaa shirkaas abaabulay  aqoonyahan Mahamed Nuur Mooge oo markaas Oslo kusoo gadhay fasax gaban. Waxaa shirkaas la, abaabulay C/raxman Colaad oo ku magagdheer Sandheere waxaan marnaba shirkaas maxkasdiisu [...]

Photo Gallery

Log in | Copyright© 2010 All Rights Reserved Bariisle.com

Facebook