TweetBariisle Media:Friday,January,13,2012(BERBERA)Inaa lilaahi waa inaa ilehayhu rajucuun waxa maanta magalada BERBERA ku geeriyooday oo lagu aasay ilahay ha uu naxariistee NAASIR XASAN KHALIIF, marxuumka ilaahay waxan uga baryayaa naxaariis buxda in ilaahaysiiyo eheladi iyo asxaabtii uu ka baxayna samiir iyo miaan ilahaay ka siiyo TACSIDAN WAXA DIRAYAA 1: C/mawliid ahmed dhinbiil 2: istaahil ahmed dhinbiil [...]
Jan 13 2012 | Posted in
MAQAALO,
WARAR |
Read More »
Tweet Bariisle Media: Wednesday, January 11, 2012(Holland) Xukuumadda Holland ayaa sheegtay inay joojin doonto qaadka la geeyo dalkeeda, kaasoo ay cunaan 10% bulshada Soomaalida ah ee ku nool dalkaas oo tiradooda lagu sheego 25,000 oo qof. Qaadka ayaa lagu sheegay inuu yahay maado daroogo ah, inkastoo dalkaas uu u furnaa in la geeyo, waxaana tani [...]
Jan 11 2012 | Posted in
MAQAALO,
VIDEO,
WARAR |
Read More »
Tweet Bariisle Media: Wednesday, January 11, 2012(Muqdisho)Madaxweynaha M/G AWDAL STATE “Mudane Rashiid Aw-nuur xirsi”oo si diiran loogu soo dhaweeyey Garoonka Magaalada Muqdisho halkaas oo ay ku soo dhaweeyey madax ka tirsan dowlada KMG
Jan 11 2012 | Posted in
MAQAALO,
VIDEO,
WARAR |
Read More »
TweetBariisle Media:Monday,January,09,2012(Kuwait)QOYSKA REER CABDILAHI CABDI SHUBE OO WIIL OGU DHASHAY DALKA KUWAIT IYO ASAXAABTOODA WAXANU HALKAN TAHNIYAD KAL IYO LAABA UGA DIREYNA SI WADA JIRA ANAGOO AH ASAXAABTA MAGACYADOODA HOOS KU QORAANYIHIIN WALALKAYO / MAXAMAD AABI C/LLAHI C.SHUBE IYO MARWADISA OBAAX AXMAD C/LAAHI CABDE SHUBE)OO 5/ 1/ 2012 WIIL UGU DHASHEY DALKA KUWAIT ,WIILKAAS OO [...]
Jan 9 2012 | Posted in
MAQAALO,
WARAR |
Read More »
Tweet Bariisle Media:Monday,January,09,2012(Gedo) Iyadoo dowladda Kenya ay dhawaan sheegtay inay duqeyn cirka ah oo ay ka fulisay gobolka Gedo ay ku dishay 60-dagaalyahan oo ka tirsan Xarakada Al-shabaab ayaa waxaa hadalkaas beenisay Al-shabaab balse waxay xaqiijiyeen in duqeyntu ay jirto. Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu-Mansuur) oo ka mid ah saraakiisha sarsare ee Xarakada Al-shabaab ayaa u [...]
Jan 9 2012 | Posted in
WARAR |
Read More »
Tweet Bariisle Media :Sunday, January 08, 2012 Gudoomiyaha Sinaan doonka Somaliyeed Ali Yabarag Warsame & Mohamed Nuur Mooge(Somali6) waxay ka mid yihiin shaqsiyaadka Ugu Muhiimsan Bulshada ay ka soo Jeedaa Beelaha” Midig-maal” waxaanu Ugu hanbalyeynayaa sida fiican ee Daacadnimadu ay ku jirto oo ay Ugu Adeeganaan Umadooda
Jan 8 2012 | Posted in
MAQAALO,
WARAR |
Read More »
Tweet Bariisle Media:Sunday,January,01,2012(HARGEISA)Khudbadii jimcaha oo ahayd mid aad iyo aad u qiimaha badan “Ka Qeyb Galka CIIDAHA Gaalada & xukunkeeda “Sh.BAR BARAWI
Jan 1 2012 | Posted in
ISLAM,
WARAR |
Read More »
TweetBariisle Media:Sunday,January,01,2012(Gaarisa) Faah faahin dheeri ah ayaa kasoo baxeysa qasaaraha ka dhashay weerar xalay rag hubeysan ay ku qaadeen goob lagu caweeyo oo ku taalla magaalada Gaarisa ee dalka Kenya. Iyadoo xalay magaalada Gaarisa ee dalka Kenya goob lagu caweeyo oo ku talla ay weerar ku qaadeen Kooxo hubeysan ayaa waxaa sii kordhaya qasaaraha ka [...]
Jan 1 2012 | Posted in
WARAR |
Read More »