Author Archive
Stories written by admin

Golayaasha Guurtida iyo Wakiillada Somaliland oo ogolaaday in Somaliland ay ka qeybgasho Shirka London

Bariisle Media:Sunday,February,05,202(HARGEISA)1Labadda gole Baarlamaan ee Somaliland oo fadhi wadda jir ah oo ay xaruntoodda ku yeesheen ku ansixiyey inay xukuumadda Somaliland ka qaybgasho shirka London ee arrimaha soomaaliya lagaga hadlayo. Fadhigan maanta oo uu shirgudoominayey guddoomiyaha golaha Wakiiladda Somaliland Md: Cabdiraxmaaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa golaha ku wargaliyey in mudanayaasha labadda gole cod ku diidaan [...]

Shirkii Kooxda Xiriirka Caalamiga ee Soomaaliya (ICG) oo ka furmay Jabuuti iyo Ra’iisul Wasaaraha oo ka hadlay

Bariisle Media:Sunday,February,05,2012(Jabouti)Shirkii kooxda xiriirka caalamiga ee Soomaaliya ICG ayaa maanta ka furmay dalka Jabuuti, iyadoo shirkan looga hadlayo xaaladda dalka Soomaaliya, waxaana ka qaybgalaya xubno ay ka mid yihiin ra’iisul wasaare, C/weli Maxamed Cali iyo afhayeenka baarlamaanka, Shariif Xasan Sheekh Aadan. Ra’iisul wasaaraha oo ka hadlay shirka ayaa sheegay in xukuumadda KMG ah ay dadaal [...]

Diyaarado Duqeeyay Deegaanka Hoosingow iyo Xoogagga Al-shabaab oo isaga Baxay Degmada Badhaadhe

Bariisle Media:Wednesday,February,01,2012(Muqdisho)Diyaaradaha dagaalka Kenya ayaa lagu soo waramayaa in ay duqeeyeen deegaanka Hoosingow ee gobolka J/hoose, oo kamid ah deegaanada gobolka J/hoose ee ay gacanta ku hayaan xoogaga Alshabaab. Dadka deegaanka oo aan la xiriirnay ayaa inoo xaqiijiyay in diyaaradaha wax duqeeyay ay ahaayeen nooca qumaatiga u kaca ee loo yaqaan Helicopterska, iyadoona la sheegay [...]

Kulan looga hadlayey amaanka dalka oo ka dhacay Muqdisho

Bariisle Media:Wednesday,February,01,2012(Muqdisho)Kulankaani oo looga hadlayey amaanka dalka, Maamul u sameenta gobolada kadib markii laga saaro Xarakada Al Shabaab iyo arrimaha burcad badeeda Soomaalida oo ay isugu yimaadeen Guddiga wadajirka amaanka dalka Soomaaliya ayaa maanta waxa uu ka dhacay Fariisinka ciidamada AMISOM ee dugsiga tababarka Xalane ee magaalada Muqdisho. Kulankaani oo ah kii 11-aad oo ay [...]

Rayiisle Dood Badan Ka dhexdhaliyey Bulshada Oo Hargeisa Laga Furay!

Bariisle Media:Monday,Janaury,30,2012(HARGEISA)Waxaa Magaalada Hargeisa gaar ahaan Farasmagaalaha laga furay Rayiisle ama goob lagu qurxiyo Timaha, Rayiislahan ayaa waxaa uu noqday mid magac iyo muuqaal gaar ah ku soo kordhiya saaxada ganacsiga yaryar ee suuqyada Hargeisa. haddaba Rayiislahan ayaa waxaa loo bixiyey magaca Midgaan oo inta badan somalidu adeegsato marka ay sifaynayaan qof ama qoomiyad xumaanteeda taas oo [...]

Kooxda kubada cagta ee KW-SOM-CAN Soccer Club oo ka qaybgashey tartan kubada cagta ah oo lago qabtey magaalada Windsor ee Gobolka Ontario, Canada

Bariisle Media:Sunday,Janaury,29,2012(CANADA)Kooxda kubada cagta ee KW-SOM-CAN Soccer Club oo ka qaybgashey tournament ama tartan kubada cagta ah oo lago qabtey magaalada Windsor ee Gobolka Ontario, Canada – tartankaas oo ay iskugu yimaadeen kooxo kala duwan oo kakala socdey wadamada Canada iyo Mareykanka – gaar ayaan magaalooyinka Toronto Canada, Colombus USA, Detrout USA, Windsor Ontario iyo [...]

Shir Madaxeedkii Ururka Midowga Afrika oo ka furmay Addis Ababa iyo Madaxweynaha Benin oo Guddoomiye loo doortay

 Bariisle Media:Sunday,January,29,2012(Addis Ababa)Shir madaxeedkii 18-aad ee ururka Midowga Afrika ayaa ka furmay maanta oo Axad ah magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, iyadoo guddoomiyaha cusub ee ururka Midowga Afrika loo doortay madaxweynaha Benin, Thomas Boni Yayi. Kulankan oo ka furmay xarunta cusub ee Midowga Afrika oo ay dhistay dowladda Shiinaha ayaa wuxuu noqonayaa kii ugu [...]

Qurba Joogta Beesha Sheekh MuseDharie Raali Galiin Ka Bixisay Aflagado Loo Geystey Qaarka Mida Odoyaasha Beesha Gabooye

Bariisle Media:Saturday,January,28,2012(CANADA)Hadii Aanu Nahey Qurba Joogta Beesha Sheekh MuseDharie ee Beelaha Gabooye ee JSomaliland sidii aanu baaqayagii hore ee qurba joogta beesha gabooye ugu muujiney uguna cadeyney inaanu taageersanahey Qaranimada JSomaliland ineytahey lama taabtaan muqadas ah ayaanu hadana taaganahey iney jsomaliland tahey qaran jira oo madax banan lana yiraahdo Jsomaliland waanu taageersanahey garabna taaganahey wanan [...]

Habeenka Hal-abuurka iyo Hibooyinka Dahsoon ee Dhalinyarada Oo Hargeisa Lagu Qabtey

Bariisle Media:Wednesday,January, 25,2012(HARGEISA)Bandhig Sugaaneed lagu daahfurayey Maansooyin aad uu xiiso badan oo ay curiyeen labada Abwaan ee aadka u da,da yar Mr. Cali Max,ed Ibrahim Dhanaaniye iyo Axmed Cali Axmed Cartan ayaa habeenkii xalay ahaa lagu qabtey Hotel Imperial ee Magaalada Hargeisa, Xafladan oo si heersare ah loo soo agaasimay isla markaana ay soo diyaarisay [...]

Faah faahin ku saabsan weerarkii ismiidaaminta ee Baladweyne

Bariisle Media: Tuesday,January,24,2012(Baladweyne)faah faahin dheeri ah ayaa kasoo baxaysa weerar ismiidaamin ah oo saaka lagu qaaday Xarunta gobolka Hiiraan ee Baladweyne.   Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in weerar ismiidaamin ah uu ka dhacay magaalada Baladweyne gaar ahaan Xarunta gobolka Hiiraan ee magaaladaasi.   Gaari laga soo buuxiyay [...]

Photo Gallery

Log in | Copyright© 2010 All Rights Reserved Bariisle.com