Tweet Bariisle Media:Friday,April 13,2012 ALLAH ayaa mahadsan, nasaxariis iyo nabadgalyona RasulkenaALLAH ha ugu deeq Run ahantii waxaa igu kalifay Qoraalkan amaanatul kalimah iyo inaan si daacadnimo ku jirto u iftiimiyo xalka soomaaliya sida ugu habboon ama ugu macquulsan ee aan u arko arimaha soomaaliya iyo xalkeeda. Intaa kaddib , marka hore waxaan ka cudurdaaranayaa in [...]
Apr 13 2012 | Posted in
MAQAALO,
WARAR |
Read More »
Tweet Bariisle Media:Monday,April.09,2012 Qiso Dhacday 1948 Guur dhexmaray Xasan Olol jaamac iyo Gabadh Jini ah lagu Magacaabo Aamina Suldaan Una Dhashay 14 caruura( Daawo Video)
Apr 9 2012 | Posted in
MAQAALO,
VIDEO,
WARAR |
Read More »
Tweet Bariisle Media:Sunday,April,08,2012 Barnaamij Gaara oo ka hadlaya Beelaha “Midig-maal”xirfadahooda Gaarka ah iyo Takoorka lagu hayo Daawo(Video)
Apr 8 2012 | Posted in
MAQAALO,
VIDEO,
WARAR |
Read More »
Tweet Bariisle Media:Wednesday, April 04, 2012(Muqdisho)Saaka barqadii abbaarihii 11:45 daqiiqo ayaa waxaa uu qarax ka dhacay gudaha tiyaatarka qaranka Soomaaliyeed, kaasi oo geystay dhimasho iyo dhaawac soo gaartay dad muhiim u ah bulshada Soomaaliyeed. Qaraxa oo uu fuliyay qof dumar ah oo ismiidaamisay ayaa waxaa ku geeriyooday afar ruux oo ay ka mid yihiin [...]
Apr 4 2012 | Posted in
WARAR |
Read More »
Tweet Bariisle Media:Thursday,March.28,03,2012(HARGEISA)Suldan Daakir & Boqor Ahmed Iiman oo Canbaareeyey xukumada Siilaanyo Sida Foosha xun Ay U Quudhsatay Beelaha “Midig-maal” Gabooye Daawo(Video)
Mar 29 2012 | Posted in
MAQAALO,
VIDEO,
WARAR |
Read More »
Tweet Bariisle Media:Saturday,March,24,2012(Norway)Gudoomiyaha Sinaan doonka Soomaaliyee”Ali Yabarag Warsame”oo sharax faah-faahsan ka bixinaya Magaca soomaalidu sida xun u Adeegsato oo ah “Midgaan”Daawo (Video)
Mar 24 2012 | Posted in
MAQAALO,
VIDEO,
WARAR |
Read More »
Tweet Bariisle Media:Saturday,March,24,2012(Norway)Qofna Ima yasi karo Qofna Ima takoori karo Mana ihi Umada la Heybsooco Alle ayaa I karaameeyey”Ahmed Mustafe Abdi”
Mar 24 2012 | Posted in
MAQAALO,
VIDEO,
WARAR |
Read More »
Tweet Bariisle Media:Sunday,March 11,2012(SNTV-LONDON)Barnaamij Gaar ah oo Si toos ah Uga baxay SNTV Ciwaankiisuna ahaa “Dadkii Aamusnaa wey Dhinteen” waxaa Marti ku ahaa Mohamed Nuur Mooge(somali6) U qaabilsanahay Arimaha Dibada Beelaha Gabooye
Mar 11 2012 | Posted in
MAQAALO,
VIDEO,
WARAR |
Read More »
Tweet Bariisle Media:Saterday,March 10,2012 Khudbada Aad U qiimo Badan ciwaankeedu yahay” In La Cadeeyo Xaqiiqooyinka Ku Xadgudubka Kitaabka Boqorka Cilmiga Badan (Alle)”Sheekh C/laahi Bar-Barawi Halkan ka Dhageyso
Mar 11 2012 | Posted in
ISLAM,
WARAR |
Read More »
Tweet Bariisle Media:Saturday,March,03,2012(VOA)Barnaamijka Martida ee maanta waxa marti ku ah General Maxamed Cali Samatar iyo mid ka mid ah dadkii dacwadda ku soo oogay.Dacwaddan oo ah mid madani ah ayaa Gen. Maxamed C. Samatar sheegay in wax dambi ah aanu galin, dadka dacweeyeyna ay lacag doon yihiin. Hase yeeshee dadkii dacwadda ku soo oogey ayaa [...]
Mar 4 2012 | Posted in
MAQAALO,
WARAR |
Read More »