Bariisle:Tuesday,September 28,2010(Bariisle)Ceebtii ka Dhacday CAYNABA & Cadaalad Darada Somaliland Ay ku Caanbaxday! (LONDON)Haddi aan wax yar ka idhaahdo Arimaha ka Dhacay magaalada CAYNABA maalmihii la soo dhaafay. Ee ku saabsan labada Dumara ee la kala yidhaahdo Asiya Jamac Ali iyo Xiis Mohamed Diiriye Ee laga Afduubay Maxkamada ku dhex taala Magaalada CAYNABA ee Gobalka seeraar. [...]
Sep 28 2010 | Posted in
AR.BULSHADA,
VIDEO |
Read More »
Bariisle:Thursday,August 12,2010(CANADA)Wareysigan ayaa ah miduu kaga hadlayo’mr gaboye”calaad la aanta beelaha gabooye ee jsomaliland..
Bariisle:Thurday 20 May 2010(HARGEISA)Anigoo kuhadlaya magacayga iyo kan Beesha Muuse Dheriyaba waxan tacsi u diraya ilahay naxaristijano hakawarabiye{Marxuun Abdullahi Heybe Mire } oo kamid ahaa odayasha beesha muuse dheriyo,waxanan ilahay uga baryayna marxumka inuu janadi fadawsa uu kawarabiyo ehelki iyo qarabadi iyo dhaman beesha muuse dheriyaba Inalilahi wa ina ilayhi rajucun. Waxa tacsidan diraya suldan [...]
May 23 2010 | Posted in
AR.BULSHADA |
Read More »
Bariisle:Thursday 20 May 2010(LONDON)waxaan Tacsi u dirayaa Ehelkii iyo qaraabadii u ka baxay Marxuun ABDULLAHI HEYBE MIRE oo Dhawaan ku Geeriyoodey Magaalada Hargeisa Alle waxaan uga baryeyaa Inuu U Naxariisto Ehelkii iyo Qaraabadii uu kabaxayna Samir iyo Iiman Alle ha ka siiiyo waxaan Tacsi u diraysa Ehelkii iyo qaraabadii Ay ka baxday Marxuumad XABIIBA CISMAAN [...]
May 19 2010 | Posted in
AR.BULSHADA |
Read More »
Bariisle:Wednesday 28 April 2010(Doha)Inaaliaahi Wa Inaa Ileyhi Raajucuun Maamulka Shabakada Madax banaan ee www.bariisle.com waxay Tacsi u diraysaa Ehelkii iyo qaraabadii u ka baxay GUDOOMIYIHII QURBA JOOGTA BEESHA REER SHEEKH MUSE DHARIYE(MARXUUN-AXMED MAXAMED DHINBIIL))oo ku Geeriyoodey Magaalada Doha(Qadar) 28/04/2010 Alle waxaanu uga baryeynaa Inuu U Naxariisto Ehelkii iyo Qaraabadii uu kabaxayna Samir iyo Iiman Alle [...]
Apr 28 2010 | Posted in
AR.BULSHADA |
Read More »
Bariisle:Tuesday 13 April 2010(BURCO)Anagoo ah dhamaan dadka hoos ku qoran waxaanu tacsi halkan ugu gudbinaynaa eheladii iyo asxaabtii geeridii ku timid marxuumad Muxibo cabdulaahi Guuleed oo ku geeriyootay magaalada Burco 12/04/2010 Mahamoud Ali laangadge iyo xaaskiisa Cabdulaahi cali laangadhe iyo xaaskiisa Axmed cali laangadhe iyo xaaskiisa Dhamaan ilmo cali laangadhe xaamud cabdi maxam iyo mustafe [...]
Apr 13 2010 | Posted in
AR.BULSHADA |
Read More »
Kulankan oo uu soo qaban qaabiyey Ururka Codka haweenka laga tirade badan yahay ee VOSOMWO isla markaana Maalgalisay NED. Bariisle:Tuesday 30 March 2010(HARGEISA)Gudoomiye ku xigeenka komishanka xuquuqul insaanka somaliland Xasan sh. Maxamed aw cali ayaa axadii doraad aqoon is weydaasi halmaalin socday Hargeisa gaar ahaan huteelka Dalxiis restaurant uga furay 35 xubnood oo ka kala [...]
Mar 30 2010 | Posted in
AR.BULSHADA,
WARAR |
Read More »
Bariisle:Sunday 21 March 2010(ISLAM ABAD)Ardayda Soomaaliyeed ee waxbarashada u tagay dalka Pakistaan ayaa cabsho ka muujinaya dhibaato xiligaan ka soo wajahday Waxbarashadood kadib markii ay sheegeen in laga diiday Shahaadooyinkoodii. Qaar ka mid ah Ardayda wax barashada u aaday wadanka Pakistaan oo la hadlayay Idaacada Shabelle ayaa waxaa ay sheegeen in ay soo foodsaartay dhibaatooyin [...]
Mar 21 2010 | Posted in
AR.BULSHADA,
WARAR |
Read More »
Bariisle:Saturday 20 March 2010(Kuwiat)Hanbaylo ! Dhalinyarada kubada Cagta Ee Shubayaashaa Oo ku Guuleystay koobkii Dhalinyarada somaliyee oo lagu Qabtay Dalka Kuwait Rashiid axmad shube cabdexakiim khadar tubeec cabde ali osman maxamad axmad salad axmad adan tubeec maxamad axmad shube cabdenasir adan tubeec xamsa cumar jiingo fayis maxamad jamac maxamad cabde saliban eedle mahad ayanlih xamsa [...]
Mar 19 2010 | Posted in
AR.BULSHADA,
WARAR |
Read More »
Bariisle:Firday 19 March 2010(HARGEISA)Kulankan oo uu soo qaban qaabiyey Ururka Codka haweenka laga tirade badan yahay ee VOSOMWO isla markaana Maalgalisay NED Kulan lagu gorfanaynayey sidii dadka Lahayb-sooco uga qaybqaadan lahayeen hoggaaminta siyaasadeed ee talada dalka, ayaa shalay oo Salaasa ahayd ka furmay hotel Imperial ee magaalada Hargeysa. Kulankan oo socon doona muddo laba maalmood [...]
Mar 19 2010 | Posted in
AR.BULSHADA,
WARAR |
Read More »