Sidee Lagu Baabi’in Karaa Takoorka iyo Quudhsiga Lagu Hayo Beelaha La Hayb-sooco?
Tweet Waa maqaal si xidhiidh ah ugu soo baxa wargayska Jamhuuriya oo ku saabsan xaquuqda ula sinaanta iyo ka qaybgalka horumarka iyo siyaasadda dalka ee beelaha la hayb sooco, waxaa soo diyaariyey Ururka Codka Haweenka beelaha la hayb sooco ee VOSOMWO waxaana maalgelinta ka taageeray NED. Bariisle:Thursday 28 January 2010(Hargeisa)Ururka Codka haweenka dadka Laga [...]
Jan 28 2010 | Posted in AR.BULSHADA | Read More »














