“Ka Qeyb Galka CIIDAHA Gaalada & xukunkeeda “Sh.BAR BARAWI
Bariisle Media:Sunday,January,01,2012(HARGEISA)Khudbadii jimcaha oo ahayd mid aad iyo aad u qiimaha badan “Ka Qeyb Galka CIIDAHA Gaalada & xukunkeeda “Sh.BAR BARAWI
Bariisle Media:Sunday,January,01,2012(HARGEISA)Khudbadii jimcaha oo ahayd mid aad iyo aad u qiimaha badan “Ka Qeyb Galka CIIDAHA Gaalada & xukunkeeda “Sh.BAR BARAWI
Bariisle Media: ’xasaan xuseen”waa nin faafiya Afkaarta”khawaarijta”Dadka gaaleysiiya isaga oo aan Aqoon u lehayn,culimada Ahlu -sunnaha waa neceb yahay waanu aflaagaadeya, sida sheikh Ibnothaimen,Shikh Albani,shekh Fazan iyo kuwo badan Dhalinyarada somaliyeedna wuxuu u fadwooda inuu dhiiga muslimiintu xalaal yahay Waxaa Muqadamo ama horudhac fiican u sameeyay Sheekh C/qaadir Cukaasha Xafidahullah isagoo sheegay in walaalka Muxaadarada jeediyay [...]
Bariisle:Saturday, March 05, 2011(HARGEISA) Muxaadaro Aad u Qiima badan {Kalimado Raad kaga Tagaya Qofka Qabigiisu soo Jeedo}sheikh Bar-barawi
Bariisle:Saturday, January 01, 2011(HARGEISA)Bariisle Meida wuxuu idiin soo gudbinayaa Muxaadaro Cusub Ah{Isku Eekeynsiinta Gaalada Sh.Ahmed C/salaam {Ahmed Iid} Dhageysi wanaagsan
Bariisle:Wednesday, December 22, 2010 Bariisle Meida wuxuu idiin soo Bandhigayaa Su,aalo & Jawaabo Sheikh{ Abdikareem Hassan Hoosh } Xafadahulaah Dhageysi wanaagsan
Bariisle:Tuesday,September 21,2010 Qaadka & Sigaarka Shareecada Diinta Islamku Maxay ka Qabtaa? Su,aashan waxaa ka Jawaabay{Sh.Abdikariim Hassan Hoosh}Xafidahullaah
Bariisle:Wednesday, August 11,2010(BARIISLE) Axkaamta Soonka Darsiga 1aad Dhageyso Axkaamta Soonka Darsiga 2aad Dhageyso Axkaamta Soonka Darsiga 3aad Dhageyso Axkaamta Soonka Darsiga 4aad Dhageyso
Bariisle: Sunday 20 June 2010(Minnesota):-Sh C/qaadir Cukaashe oo ka mid culimada Soomaaliyeed ee dowrka ku leh dacwada dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa waxaa uu dar daaran guud u jeedshay Umada Soomaaliyeed gaar haan Jaaliyada Soomaali yeed ku nool dalka Maraykanka . Sh C/qaadir Cukaashe ayaa dardaarankiisa u soo jeedshay DFKM iyo kooxaha ka [...]
Halkan ka Dhageyso