Category archives for: ISLAM

Caqiidu Saameynta Ku leeyahay Dadka Islamka {Sheikh Calamah Ibnothaimeen}Raxmatullahi Calayhi!!

Tweet

Diinta Islam-ku Maxay ka Qabtaa In Afka La soo Duubto Sida Al-shabaab oo kale? Dr.Osman Macalin

Tweet Bariisle:Saturday 20 March 2010(Sa,udi Arabia) Diinta Islam-ku Maxay ka Qabtaa In Afka La soo Duubto Sida Al-shabaab oo kale? waxaa ka Jawaabaya Shiekh  DR.Osman Macalin Jawaab: Culimadu waxay yiraahdeen waa wax la neceb yahay (Makruuh) in afka la daboosho marka la tukanayo. Waxaana ku soo arooray xadiith sheegaya in Rasuulku nabadgelyo iyo ammaani korkiisa [...]

Salada waxaa la,iiga yeelay Mid Aan ku Indho Qabawsado{Dr.Sacad Nasir Shadry}

Tweet

Taariikh Nololeedkii Al-Calamah Ibnothaimeen Raxmatullahi Caleyhi

Tweet 

Sh. Cutmaan Macalin oo ka jawaabo su,aalo Diiniya oo ah “Maxay diinta islaamku ka qabtaa xoriyadda diimaha kale?”

Tweet Bariisle: Monday 11 January 2010 Sh. Cutmaan Macalin oo ka jawaabo su,aalo Diini ah Su,aal “Maxay diinta islaamku ka qabtaa xoriyadda diimaha kale?” Jawaab: Alxamdulillaahi Rabbilcaalamiin. Arrintaa laba dhinac baa laga fiirinayaa: -Dhinaca hore ma bannaana in diin laga dhigto waxaan ahayn diintii islaamka ee Nabi Muxammad lugu soo dejiyay, aakhirana qofka wax kaloo [...]

Photo Gallery

Log in | Copyright© 2010 All Rights Reserved Bariisle.com Designed by Bariisle Media

Facebook

Get the Facebook Likebox Slider Pro for WordPress