Bariisle Media:Monday,Janaury,30,2012(HARGEISA)Waxaa Magaalada Hargeisa gaar ahaan Farasmagaalaha laga furay Rayiisle ama goob lagu qurxiyo Timaha, Rayiislahan ayaa waxaa uu noqday mid magac iyo muuqaal gaar ah ku soo kordhiya saaxada ganacsiga yaryar ee suuqyada Hargeisa. haddaba Rayiislahan ayaa waxaa loo bixiyey magaca Midgaan oo inta badan somalidu adeegsato marka ay sifaynayaan qof ama qoomiyad xumaanteeda taas oo [...]
Jan 30 2012 | Posted in
MAQAALO,
WARAR |
Read More »
Bariisle Media:Sunday,Janaury,29,2012(CANADA)Kooxda kubada cagta ee KW-SOM-CAN Soccer Club oo ka qaybgashey tournament ama tartan kubada cagta ah oo lago qabtey magaalada Windsor ee Gobolka Ontario, Canada – tartankaas oo ay iskugu yimaadeen kooxo kala duwan oo kakala socdey wadamada Canada iyo Mareykanka – gaar ayaan magaalooyinka Toronto Canada, Colombus USA, Detrout USA, Windsor Ontario iyo [...]
Jan 29 2012 | Posted in
MAQAALO,
WARAR |
Read More »
Bariisle Media:Saturday,January,28,2012(CANADA)Hadii Aanu Nahey Qurba Joogta Beesha Sheekh MuseDharie ee Beelaha Gabooye ee JSomaliland sidii aanu baaqayagii hore ee qurba joogta beesha gabooye ugu muujiney uguna cadeyney inaanu taageersanahey Qaranimada JSomaliland ineytahey lama taabtaan muqadas ah ayaanu hadana taaganahey iney jsomaliland tahey qaran jira oo madax banan lana yiraahdo Jsomaliland waanu taageersanahey garabna taaganahey wanan [...]
Jan 28 2012 | Posted in
MAQAALO,
WARAR |
Read More »
Bariisle Media:Wednesday,January, 25,2012(HARGEISA)Bandhig Sugaaneed lagu daahfurayey Maansooyin aad uu xiiso badan oo ay curiyeen labada Abwaan ee aadka u da,da yar Mr. Cali Max,ed Ibrahim Dhanaaniye iyo Axmed Cali Axmed Cartan ayaa habeenkii xalay ahaa lagu qabtey Hotel Imperial ee Magaalada Hargeisa, Xafladan oo si heersare ah loo soo agaasimay isla markaana ay soo diyaarisay [...]
Jan 25 2012 | Posted in
MAQAALO,
WARAR |
Read More »
Bariisle Media:Sunday,January,15,2012(VOA)Prof. Cali Khaliif Galeydh, ra’iisul-wasaarihii hore ee Soomaalia oo ka mid ah siyaasiyiinta ka qeybgalaya shirka Taleex ayaa si weyn u qaadacay hadalka madaxweynaha Somaliland ee uu ku sheegay in shirka Taleex ay soo abaabuleen koox Qaswadayaal ah. Prof. Galeydh wuxuu VOA u sheegay in shirka Taleex uu yahay shir madax banaan oo beesha [...]
Jan 15 2012 | Posted in
MAQAALO,
WARAR |
Read More »
Bariisle Media:saturday,January,14,2012(HARGEISA)Xafiiska Maamulka iyo maaraynta ee Telefishanka Horn Cable Tv ayaa caawa albaabada la isugu laabay iyada oo ciidamo booliska ahina ay xeeran yihiin xarunta war laliska ee Telefishankaasi uu ku leeyahay Magaaladda Hargeysa. Halkan ka dhgayso waraysi Uu siigay Agaasimuhau BBC -da
Jan 14 2012 | Posted in
MAQAALO,
WARAR |
Read More »
Bariislel Media:Friday,January,13,2012(Norway)Maalin sabti ah oo ku aadanayd dhamaadkii lagu sabootinayey sanadkii cusbaa 24.12. 2011, ayaa waxaa shir sifiican loo abaabulay isugu yimid Midgomaalkii ku dhaqnaa magala madaxda Oslo. Waxaa shirkaas abaabulay aqoonyahan Mahamed Nuur Mooge oo markaas Oslo kusoo gadhay fasax gaban. Waxaa shirkaas la, abaabulay C/raxman Colaad oo ku magagdheer Sandheere waxaan marnaba shirkaas maxkasdiisu [...]
Jan 14 2012 | Posted in
MAQAALO,
WARAR |
Read More »
Bariisle Media:Friday,January,13,2012(BERBERA)Inaa lilaahi waa inaa ilehayhu rajucuun waxa maanta magalada BERBERA ku geeriyooday oo lagu aasay ilahay ha uu naxariistee NAASIR XASAN KHALIIF, marxuumka ilaahay waxan uga baryayaa naxaariis buxda in ilaahaysiiyo eheladi iyo asxaabtii uu ka baxayna samiir iyo miaan ilahaay ka siiyo TACSIDAN WAXA DIRAYAA 1: C/mawliid ahmed dhinbiil 2: istaahil ahmed dhinbiil [...]
Jan 13 2012 | Posted in
MAQAALO,
WARAR |
Read More »
Bariisle Media: Wednesday, January 11, 2012(Holland) Xukuumadda Holland ayaa sheegtay inay joojin doonto qaadka la geeyo dalkeeda, kaasoo ay cunaan 10% bulshada Soomaalida ah ee ku nool dalkaas oo tiradooda lagu sheego 25,000 oo qof. Qaadka ayaa lagu sheegay inuu yahay maado daroogo ah, inkastoo dalkaas uu u furnaa in la geeyo, waxaana tani ay [...]
Jan 11 2012 | Posted in
MAQAALO,
VIDEO,
WARAR |
Read More »
Bariisle Media: Wednesday, January 11, 2012(Muqdisho)Madaxweynaha M/G AWDAL STATE “Mudane Rashiid Aw-nuur xirsi”oo si diiran loogu soo dhaweeyey Garoonka Magaalada Muqdisho halkaas oo ay ku soo dhaweeyey madax ka tirsan dowlada KMG
Jan 11 2012 | Posted in
MAQAALO,
VIDEO,
WARAR |
Read More »