Tweet Bariisle Media:Saturday,March,03,2012(VOA)Barnaamijka Martida ee maanta waxa marti ku ah General Maxamed Cali Samatar iyo mid ka mid ah dadkii dacwadda ku soo oogay.Dacwaddan oo ah mid madani ah ayaa Gen. Maxamed C. Samatar sheegay in wax dambi ah aanu galin, dadka dacweeyeyna ay lacag doon yihiin. Hase yeeshee dadkii dacwadda ku soo oogey ayaa [...]
Mar 4 2012 | Posted in
MAQAALO,
WARAR |
Read More »
Tweet Bariisle Media: Saturday, March 03, 2012(LONDON) Shalay Ceynabay ahayd maantana ma Booramaa? Waxaan doonayaa inaan ka hadlo arin Aad u mihima. Arintaasoo cid ka hadashay Aanay jirin Arintu waa maxay? Arintu wax weeyaan dhacdo ka dhacday magaalada Boorame Mudo laga joogo Afar bilood iyo Todobiyo Toban cisho. Waxa dhacday inan Ka soo jeeda Beesha Gabooye oo ku Nool [...]
Mar 3 2012 | Posted in
MAQAALO,
WARAR |
Read More »
Tweet Bariisle Media:Saturday,February,18,2012(Norway)Gudoomiyaha Jaaliyada Gabooye Ee Norway”Abdirahman Olaad”(Sandheere) oo ka hadlay xaflad lagu soo dhaweeynayey Maamulka KHAATUMO SATATE OF SOMALIA lagu Qabtay Norway Oslo(Daawo Video)
Feb 18 2012 | Posted in
MAQAALO,
VIDEO,
WARAR |
Read More »
Tweet Bariisle Media:Saturday,February,18,2012(Hargeisa)Gudoomiye ku xigeenka xisbiga Talada haye Ee KULMIYE”Abdirahman Abudlqaadir”oo ka hadlay Arimo badan oo xaasi ah kuna Tilmaamay Maamulka SIILANYO ,Musuqmaasuq iyo cadaalad daro”Halkan ka Dhageyso”
Feb 18 2012 | Posted in
MAQAALO,
MEDIA,
WARAR |
Read More »
Tweet Bariisle Media:Tuesday,February,14,2012(HARGEISA)Agaasimaha guud ee wasaarada arimaha dibeda Somaliland Maxamuud Raage Ibraahim ayaa maanta iska casilay xilkii agaasinimo ee uu wasaarada u hayey muddo todoba Bilood ah. Agaasimaha guud ee wasaarada arimaha debeda Somaliland Maxmuud Raage Ibraahin waxa uu ku sababeeyey is casilaadiisan musuqmaasuq badan oo wasaarada ka jira , wasiirka wasaaradaasina lunsaday hanti badan, isga [...]
Feb 14 2012 | Posted in
MAQAALO,
VIDEO,
WARAR |
Read More »
Tweet Bariisle Media:Sunday,February,12,2012(HARGEISA)Suldan Daakir xasan Khaliif oo shir jaraa,id qabtay waxaanu kaga hadlay colaada ka socota Buuhoodle(Daawo Video)
Feb 12 2012 | Posted in
MAQAALO,
VIDEO,
WARAR |
Read More »
Tweet Bariisle Media:Sunday,February,12,2012(Norway)Kulankan oo ahaa mid ay u wada dhamaayeen jaaliyadaha Soomaalida ee ku dhaqan caasimadda Oslo ayaa waxaa loo hadlayay arrimaha maamulka cusub ee KHAATUMO STATE OF SOMALIA iyo xiisadda colaaleed ee gobolada waqooyi ee Soomaaliya ka taagan.
Feb 12 2012 | Posted in
MAQAALO,
VIDEO,
WARAR |
Read More »
Tweet Bariisl Media:Wednesday,February,08,2012(HARGEISA)Waxaan hambalyo kal iyo laab ah u dirayaa Mubaarik Cabdi Xassan Faarax Buuni oo habeen hore xaflad loogu qabtey Xarunta Xisbiga Wadani ee Magaalada Hargiesa, Mubaarik oo ka soo jeeda Bulshada Somaliland gaar ahaan Bulshada Gabooye ayaa waxaa uu isku taagay Musharaxnimada Doorashada Golaha Deegaanka ee dalka la dhici doonta isagoo u matali [...]
Feb 8 2012 | Posted in
MAQAALO,
WARAR |
Read More »
TweetBariisle Media:Wednesday,February,08,2012(HARGEISA)Urur-siyaasadeedka WADANI, ayaa xalay Xaflad soo dhawayn ah u qabtay mid ka mida Beelaha reer Somaliland ee deggan gobolka Hargeysa, gaar ahaan Caasimadda, oo musharrax uga qaybgeli doona tartanka Xildhibaannada golayaasha deegaanka oo ay beeshu soo xushay u keenay Masuuliyiinta WADANI. Munaasibaddaas oo xalay lugu qabtay xarunta magaalada Hargeysa ee Urur-siyaasadeedka WADANI, waxa ka [...]
Feb 8 2012 | Posted in
MAQAALO,
WARAR |
Read More »